Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: 20 civilins dead + thousands flee - who is to blame?

Recommended Posts

Dagaalo saf ballaaran oo ka soconaya Magaalada Muqdisho

 

 

Dagaalo ayaa saaka ka qarxay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kuwaasoo ku socda si saf ballaaran, iyadoo dagaalada saaka ay ka xoog badan yihiin dagaaladii labadii maalmood ee magaalada ka dhacayay.

 

Sida ay sheegayaan wararka dagaalada ayaa mar kaliya ka wada qarxay jihooyinka Koofur iyo Waqooyi ee magaalada Muqdisho, kadib markii halkaas weeraro culus ay ka soo qaadeen Xoogaga Mucaaradka.

 

Dagaal iyo duqeymo kulul ayaa ka socda degmooyinka Hodan, H/wadaag iyo Wardhiigley oo u dhow Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaana dagaalada ay yihiin kuwo madaafiicda la isu adeegsanayo laga maqlayo magaalada oo idil.

 

Sidoo kale degmooyinka Waqooyiga Muqdisho sida Boondheere iyo Shibis ayaa dagaalada dib uga qarxeen, iyadoo laga maqlayo aagagiii shalay dagaalada ka dhaceen rasaas culus.

 

Ciidamada dowladda ayaa dagaalka dhinaca Waqooyiga Muqdisho qeyb ka ah, halka degmooyinka Hodan iyo H/wadaag ay kala qeyb galayaan Ciidamada Ahlu Sunah Waljamaacah.

 

AMISOM ayaa dagaalka markan uga qeyb qaadanaya madaafiicda goobta, inkastoo aanay wali u dhaqaaqin Taangiyadooda, waxaana shalay ay aheyd markii ay taangiyadooda ay galeen dagaalka, kadibna ay isaga soo baxeen.

 

Dagaalada aan dhamaadka laheyn ee ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa ah mid saameynta ugu ballaaran ay ku yeeshaan dadka rayidka, waxaana ku barakacay boqolaal qoys oo u cararay deegaanada nabdoon.

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fighting in Somali capital kills 20, rights group

 

Abdi Sheikh and Mohamed Ahmed

MOGADISHU

 

Sun May 23, 2010 9:16am EDTRelated NewsSomalia business keen to join forces for peace

9:15am EDTMOGADISHU (Reuters) - Fighting between Islamist al Shabaab rebels and Somali troops in the capital Mogadishu has killed at least 20 people and wounded 30 this weekend, a human rights group and medical officers said Sunday.

 

World

 

Residents said al Shabaab insurgents have sought to advance toward the presidential palace for the past four days but government troops and African Union peacekeepers have been trying to repel them.

 

"More than 20 people died and scores of others were injured Saturday and Sunday," Ali Yasin Gedi, the vice chairman of Mogadishu-based Elman rights group, told Reuters.

 

"The government and Islamists are engaged in heavy shelling and mortars have landed in residential areas in the city."

 

The fragile Western-backed transitional government of President Sheikh Sharif Ahmed only controls a small pocket of Mogadishu, with the help of African Union troops, and faces near daily attacks from Islamist rebels.

 

Residents in the north of Mogadishu said government troops and rebels fought fiercely in Shibis neighborhood and that both sides suffered several defeats in back and forth shelling.

 

Ali Muse, an ambulance service coordinator, told Reuters at least 30 people had been wounded in the past two days of clashes. "Most of the people were wounded in and around Bakara market," he said.

 

RED LINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this