Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland welcomes the new garaad of Lascanood.

Recommended Posts

"Aniga Oo Ku Hadlaya Magaca Mudanaayasha labada Gole Barlaam,Ee Beesha Sool Waxaanu Tahniyad u Direynaa Garaadka Cusub”.Xil:Siciid Maxamed Cilmi

 

-------------------- -------------------- -------------------- --------------------

 

 

 

(Xildh. Siciid Maxamed Cilmi)

hadhwanaag 2009-06-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xildh ibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee laga soo doortay Gobolka SOOL ayaa isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xildhibaanada reer Sool ee golayaasha Barlamaanka [Guurtida Iyo Wakiillada] Somaliland waxa uu hambalyo u diray Garaadka Cusub ee Beesha Jaamac Siyaad, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Shalay lagu doortay Shir ay Guurtida iyo Cuqaasha beeshaasi ku yeelatay Laascaanood.

 

Sida waxa uu xildhibaanku ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadhsiiyey Xafiiska Shabakada Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa, waxaanu u dhignaa qoraalkii sidan:

 

“Aniga oo ku hadlaya Magaca xildhibaanada Golaha Wakiillada Wakiillada Iyo Golaha Guurtida ee Beesha Sool, waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan u dirayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo shalay lagu doortay shir guurtida iyo cuqaasha Beesha Jaamac Siyaad ku qabteen Magaalada Laascaanood.

 

Waxaanu Ilaahay uga baryeynaa inuu ku garab-galo xilka culus ee dushiisa la saaray, waxaanuna balanqaadaynaa in aanu Wakiil ahaan, hiil iyo hooba la garab taagnaanayno wax Allaale iyo wixii garaadku uga soo baahdo Jamhuuriyada Somaliland, waxaanuna u rajeynaynaa inuu garaadku noqdo kii wanaajiya xidhiidhka iyo wada noolaanshaha dadka wada-yaala Gobolka Sool iyo Gobolada Kale ee Jamhuuriyada Somaliland”

 

Hadhwanaagnews.com/O ffice

Hargeysa/Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes they should welcome him to hargeisa. If the other 2 garaads garaad selebaan garaadka nugaleed and garaadka guud garaad jamac refused to be part of Somaliland.This new garaad should. Be the face of the people of lascanood. I see him as the next garaad cabdiqani aun. Iyo garaad cali of the 60s.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this