Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Hotel interview MAY 2008 [you decide]

Recommended Posts

Sheikh Shariif Mowqifkii uu 2008 ka taagnaa Ciidamadii Ethiopia iyo DFKMG ee keensatay ciidankaas...

 

Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo May 9, 2008 waraysi siiyay Yuusuf Garaad Cumar oo ka tirsan BBC, waa ka hor intii uusan noqon madaxweynaha DFKMG, ayaa si kulul u eeday Itoobiya iyo xasuuqii ay ka gayteen Soomaaliya iyo Dawladii Federaalka ahayd ee ciidamadaas keensatay. Sheikh Shariif waxa uu si cad u sheegay xilligaas in Soomaaliya ay dad daba ****** ah keensadeen Itoobiya. Waxana uu sheegay in arrimaha Soomaaliya laga wada hadli karo markii Itoobiya baxaan. Waxana uu markaas diiday in lala hadlo DFKMG inta Itoobiya joogto dalka. Dhegeyso Wareysiga Shariifka ama Halkan ama soo rogo - BBC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this