General Duke Posted June 22, 2009 Sheikh Shariif Mowqifkii uu 2008 ka taagnaa Ciidamadii Ethiopia iyo DFKMG ee keensatay ciidankaas... Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo May 9, 2008 waraysi siiyay Yuusuf Garaad Cumar oo ka tirsan BBC, waa ka hor intii uusan noqon madaxweynaha DFKMG, ayaa si kulul u eeday Itoobiya iyo xasuuqii ay ka gayteen Soomaaliya iyo Dawladii Federaalka ahayd ee ciidamadaas keensatay. Sheikh Shariif waxa uu si cad u sheegay xilligaas in Soomaaliya ay dad daba ****** ah keensadeen Itoobiya. Waxana uu sheegay in arrimaha Soomaaliya laga wada hadli karo markii Itoobiya baxaan. Waxana uu markaas diiday in lala hadlo DFKMG inta Itoobiya joogto dalka. Dhegeyso Wareysiga Shariifka ama Halkan ama soo rogo - BBC. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 22, 2009 AUDIO 1. ..............OR.... ........... AUDIO 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites