Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers

Recommended Posts

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: You guys negotiate with people you claim are criminals.

Bugland ??
:DWas that you Mr. Bugland? Bugland is busy bringing news from his beloved bug not the land. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go,aankii ay xukuumada somaliland iyo maamul goboleedka Puntland isku dhaafsadeen maxaabiista:

 

Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu sheegay in Khamiistii doraad Maxkamadda Sare ee Somaliland

 

Hargaysa(GNS):-Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Somaliland Md Xasan Axmed Aadan ayaa maanta ****olka ka qaaday in Xukuumadda Siilaanyo uga faa’iidaysatay sii daynta Maxaabiistii Budhcad Badeeda ahayd ee shalay lagu wareejiyay maamul goboleedka Puntland dano siyaasadeed oo uu la yaabay markii warbaahinta uu ka daawaday xafladii lagula kala wareegayay Budhcad badeedaas iyo dad shicib ah oo iyaga iyo Gaadiidkoodiiba ay reer Puntland u Af-duubteen Madax-furasho ahaan.sidaasina waxa uu ka sheegay xeer ilaaliyuhu shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magaaladan Hargaysa.

 

Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu sheegay in Khamiistii doraad Maxkamadda Sare ee Somaliland 11 ka mid ah Sadex iyo toban Budhcad badeed ah oo Maxkamadda Gobolka Saaxil iyo Maxkamadda Rafcaankuba ay ku rideen Xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay toddoba sano iyo shan iyo toban sano ay ku xukuntay sagaal bilood oo xadhig ah sagaalkii biloodna ay noqdeen intay xidhnaayeen sidaas daraadeedna ay ooda ka qaaday, Xeer ilaaliyuhu waxa uu intasi raaciyay in nimankaas ay Maxkamaddu sii daysay sidaas daraadeed hadaladii ay labada xukuumaddood ee lakala wareegayay maxaabiistii saxaafadda laga sii daayay ay ahayd arrimo siyaasadeed oo aan ku lug lahayn Hay’adaha Garsoorka.

 

 

xeer ilaaliyaha guud ee somaliland Mr Xasan Axmed Aadan oo arimahaasi faah-faahinaya waxa uu yidhi "Arintan saaka waxaan isugu kiin yeedhay inaan ka hadlo war been ah oo ku soo baxay jaraa,idka oo aan saaka ka akhristay jaraa,idkaasi oo qoray xukunka Madaxwayne Siilaanyo budhcad badeed ku sii daayey xukun maxakamadeed ku dhaceen ay sii daysay xukuumadu, waxaan idiin sheegayaa in warkaasi yahay war been ah, khamiistii aynu soo dhaafnay maxakamada sare waxay soo saartay xukun,Xukunkaas oo la xidhiidhay niman budhcad badeed lagu soo eedeeyey oo 11 nin ahaa labana maqanyihiin iyadoo loo haystay markii hore inay ahaayeen budhcad badeed hasa yeeshee maxakamadu xukunka ay ku soo saartay inay nimankaasi ku soo xadgudbeen kaliya qaranka iyo biyihiisa somaliland, taasna waxay ku xukuntay mudadii ay xidhnaayeen oo ah sagaal bilood, warkaas meel laga soo qaatay garan mayno xukuumadu may cafin madaxwaynahana anigu uman propose garayn waayo markuu cafis baxaayo wuxuu ka yimaadaa xafiiska xeer-ilaalinta qaranka, dad xukuman oo xukunkoodu waliba noqday kama dambays waxa loo yaqaanaa xukunka soo dhamaystay ama darajadisii sadexaad ama sidiisaba ku noqday kama dambays xukunku intuu soo noqdo lagaa qaadan waayo ambiil.

 

Hadaba xukun anagu halkan aanu uga gudbinay oo aanu leenahay dadka hala cafiyo ama madaxwaynuhu raali gelin u doonayo inuu u fidiyo oo uu yidhi soo codsada amaba dad iyagu intay naga soo cadsadeen aanu u gudbinay midna ma jirto.

 

Sidaa awgeed Dadkaas waxaa xukumay oo xukun kama dambaysa ka soo saaray maxakamada sare iyadoo maxakamad Gobolk saaxil soo martay, maxakamada gobolka rafcaankana soo martay ayaa ugu dambayn halkan maxakamada sare ay ka siidaysay, anagu waanu ka doodnay maxakamadii derejada koowaad waxaanu ku eedeynay xafiiska xeer-ilaalin ahaan inay nimankaasi yihiin budhcad balse dee xukun maxakamadeed ayaa anaka nooga dambeeyey markaa hore waxaa lagu xukumay 15 sanadood maxakamada Gobolka saaxil ayaa ku xukuntay ka dibna rafcaanbaa looga qaatay, maxakamada rafcaanka Gobolka saaxil iyaduna waxay ku xukuntay 7 sano haaf ayay tuurtay iyagaa ka qaatay ambiil dhinicii lagu xukumay sidaas ayay ku tagtay maxakamada sare anaguna markaas halkii doodu taagnayd ayuun baaanu ku hadhnay,Iyaguna waxay dalbadeen looyarkoodii iyo qareenadoodi waxay ku doodeen inaanay arintaasi ahayn budhcadnimo, xukunka derejada labaadna muu muujinayn in isag laftiisu yahay budh cadnimo ee wuxuu muujinayey ku xad gudub biyahaasi somaliland.

 

Markaa waxaa la yaab noqotay markaanu xalayto media-ha ka dhegaysanay ama jaraa,idka sida wargaysyada lagu soo qoray aanu ka akhrinay, hase ahaatee wargeysyada wax xaga xukunka ka hadlaya waxaa jiray wargeyska WAAHEEN oo leh xukunkaas iyadoo uu ku dhacay oo dadkii la xukumay ayuu madaxwaynuhu cafiyey, ma hayno taasi anagu,Dad war baahinta laga waraystay waan arkayey amase si siyaasadaysan uga hadlaya laakiin waxay ahayd iluhu halkay taaganyihiin inay marka hore miidhiyuhu ka hadlaan oo la yidhaahdo ha,yadihii gadhsoorka umaydin tagin waayo markaad warkan maqasheen waxay ahayd in lala soo xidhiidho maxakamaha ama xeer-ilaalinta markaa umaydin gudbin dadkii xaqiiqadii dhabta ahayd dadkasi xukun maxakamadeedbaa lagu sii daayey." ayuu hadalkiisa ku soo geba gabeeyay xeer ilaaliyuhu.

 

 

Khadar Abdi Muuse

Gabileynews Desk

Hargaysa/office.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalkan xeer ilaaliyaha waxa lagu soo koobi karaa in sheekada sida ay jaraaidku u qoreen ahayn.

Waxa la kala badashay rag afduub loo haystay oo aan wax danbiya galin iyo rag danbigoogii xukunkii ugu sareeyay ee ku dhacay dhamaystay maxkamada sarana fasaxday oo xaq u lahaa inay guryahoogii tagaan. Balse labada maamulba waxa ay iska dhigeen inay wax kala badasheen oo ay u dadaaleen in dadkoogu soo noqdaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Markaa nimanka waa la khiyaameeyay baad leedahay oo niman awalba la sii dayn lahaa baa lagaga bedeshay dadkii ay haysteen ?? ,,,, :D

 

 

That is a good one then ,, lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lool @ this story.

 

The secessionist were outsmarted again by pirates after the ONLF debacle haha

 

Their navy that was going to train NATO to stop piracy gave up to the pirates themselves loooooool :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^And I pity and feel sorry for you for the weakness you demonstrate.

 

You had to release, give up and accept the demands of few pirate boys hahaha loool

 

Adeer while you concentrate only on the word 'pirate' you miss the whole point. Who is weaker, a pirate or who is submiting to the orders of a pirate? Lool, bal bonder on that for few moments, you secessionists utter simplicity is beyond logic, and that's the shaky foundation of your fantom state. Simple mind!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Personal aside, the logic that comes out of this thread is that SL is weaker than the pirates.

 

First they wanted to stop and now they submit to their orders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

This is the case in which the alleged pirates were sentences. The trial took only a week to be completed...because the complex nature of pirate laws it take other nations more than a freakin week! (Kenyan just did one and it took them more than a year!)

 

Probably the most astonishing part of the article is the claim by a security officer in Bebera NW Somalia that some of the so-called pirates claimed they were innocent, yet despite this they were still sent to jail....there was no mention of any ability to appeal the sentence.

 

This alleged pirate case that NW Somalia's admin in Hargeysa is claiming, was so weak that they negotiated with kidnappers and released the men.

 

You think Kenyan who has convicted pirates or any other country would negotiate with alleged kidnappers.

 

Further proof that NW Somalia's secessionism is a failure.

 

 

 

 

NW Somalia Press

 

NW Somalia: Somali pirates get 15-year sentences – officials

 

BERBERA (Somalilandpress) — A court in Somalia handed out 15-year prison sentences to 11 pirates on Sunday, the presiding judge said.

 

Prosecutors at the court in Berbera, in the breakaway northern state of Somaliland, brought a number of charges against the men, including piracy and attempted armed kidnapping.

 

They showed the court photos obtained from NATO naval forces showing the pirates when they were arrested last December.

 

“The trial, which lasted a week, was finally concluded today after the evidence brought before the court showed that the eleven were involved in piracy and hijacking. The court finally announced its verdict — a jail term of 15 years each”, Osman Ibrahim Dahir, the presiding judge, told AFP by phone from Berbera.

 

The pirates were detained last December after they attacked an international naval force ship mistaking it for a commercial ship off the Somali coast.

 

The international forces released them after disarming them, but they were arrested against a few days later by Somaliland coastguards who spotted them in a coastal village near Djibouti.

 

The international forces released them after disarming them, but they were arrested against a few days later by Somaliland coastguards who spotted them in a coastal village near Djibouti.

 

“Some of the pirates confessed their crimes while others were still reluctant to confess, but they were sentenced and sent to jail,” Jamal Abdikarin, security officer in Berbera told AFP by phone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this