Liibaan Posted July 15, 2010 Shirkada Dahabshil Oo Ku Talojirta Maareynta Wasarada Maaliyada S-Land http://www.tvsomalilandeurope.net/?page=newsReadDetails&Detail=1332 Djibouti(TVSLE)-Warar xog-ogaal ah oo laga soo xigtey shaqaale ka tirsa Bangiga Dahabshil ee dalka Jabuuti ayaa waxay xaqiijiyeen in shaqaalaha Bangiga qaar ka tirsan loo bedeli doono caasimada Hargeysa si ay uga qayb qaataan maamulka wasaarada Maaliyada iyo Lacagta ee dawlada cusub ee somaliland. Wararkan ayaa waxa kale oo ay intaa ku dareen in qorshahan wadashaqayneed ee dawlada cusubi la galayso shirkada Dahabshil uu yahay mid bilawday wakhti hore mudooyinkii xisbiga Kulmiye dagaalka adag ugu jiray hanashada hogaanka Jamuuriyada Somaliland. Shirkada Dahabshil oo qayb laxaadleh ka ciyaartey maalgalinta loolanka doorasho ee xisbiga Kulmiye la galay xisbiga talada haya ee UDUB ayaa hada ka hor shirar aad u badan la yeelatey Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ahna madaxweynaha la doortey ee Jamuuriyada Somaliland M/ Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo). Warka waxa uu intaa raaciyey in lacag ku dhaw Nus milyoon dooral ay shirkada dahabshil galisay loolanka doorashada Somaliland sidii xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa. Sidoo kale wararka xogta ah ee aanu ka helay qaar ka tirsan shaqaalaha bangiga Dahabshil ee Jabuuti waxa uu intaa raaciyey in shirkada dahabshil ay suuro galisey isku xidhka maaliyadeed (financial Network) ee xisbiga kulmiye mudadii uu loolanka doorasho ku jiray isla markaana ay lacagaha qasnada xisbiga kulmiye ku dhacay ee kakala yimid tageerayaasha xisbiga Kulmiye shirkadu maareyntooda gacanta ku haysay sidii ay u gaadhi lahaayeen meelaha fogfog ee loogu talo galay si hawlaha ololaha doorashadu ugu fulaan. Gabiley oo kaliya shirkadu waxay madaxda gobolka ee xisbiga Kulmiye gudoonsiisey lacag qadarkeedu ka badan yahay $272,157 doolarka maraykanka ah si dhalinyarada iyo dadyow kale loogu soo jiido xisbiga Kulmiye inay tageeraan. Sidoo kale magaalada Burco sida wararkani sheegayaan waxa lagu qaybiyey lacag ku dhaw rubux milyoon doolarka maraykanka ah si loo soo jiito tageerayaal aad ubadan oo u codeeya xisbiga Kulmiye. Hargeysa ayaa iyana shirkada dahabshil la sheegay inay door laxaadleh ka ciyaartey maaliyadii ololaha doorashada somaliland kaga baxday xisbiga Kulmiye . Sida ku cad documents nuqulkiisu uu soo gaadhay shabakada saylac.com xafiiskeeda magaalada Jabuuti heshiiskan hoose ee dhex maray shirkada Dahabshil iyo Xisbiga Kulmiye kuma koobno oo kaliya mucaawino shirkadu u fidisey xisbiga balse maaliyada banadkeedu waxay tahay dayn ay shirkadu amaahisay xisbiga Kulmiye inuu soo cesho marka doorashada uu ku guulasyto. Xisbiga Kulmiye malaha hanti qaydhiin oo uu ku bixiyo daynta dahabshil uu ka galay waxa kaliya oo uu daynta kusoo celin karaa hantida dawlada isagoo u adeegsada dayn bixinta shirkada dahabshil. Xisbiga Kulmiye oo dawlada Daahir Rayale ku eedayn jiray musuqmaasuqa hantida qaranka ayey aad ugu adkaan doontaa inuu ka saafi noqdo isticmaalka hantida qaranka madaama durba uu daymo bixintooda ku talo jiro. Dhinaca kale wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in tijaar aad u waaweyn oo reer hargeysa ahi ay aad uga horjeedaan shirkada Dahabshil inay faraha la gasho Maaliyada Qaranka Somaliland waxayna aad uga digeen in dhaqaalaha ganacsiga somaliland uu afka dhulka dari doono hadii shirkad kaliya ahi la wareegto maamulka iyo maareynta maaliyada somaliland. Madaxweynaha la doortey Axmed Silaanyo ayaa todobaadkan aad ugu mashquulsan sidii uu qaar tijaarta reer Hargeysa ah ugu qancin lahaa shirkada Dahabshil inay faraha ku qabato maamulka wasaarada Maaliyada isagoo sheegay in shirkadu guulo dhinaca maareynta lacagta ah ay ka soo hooysay caalamka oo dhan ayna aad u mudan tahay inay boodhka ka hufto wasaarada maaliyada somaliland tababarona u furto shaqaalaha cusub ee wasaaradu yeelan doonto. Lama garan karo sida amuurahan oo dhami ugu suuro gali karaan madaxweynaha la doortey ee Jamuuriyada Somaliland M. Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 15, 2010 Doorashadii SNM Iyo Shirkada Dahabshiil Oo Noqotay Shirkad Beeleed Qaar kamida qorbajooga reer Awdal ayaa ku taliyay in macaamiisha lala leeyahay shirkada Dahabshiil laga tashado kadib markay shirkadaa iyo mulkiilaheeduba ku kaceen ol-ole qabiil oo ka dhalatay doorashadii Somaliland. Tuhunadan oo cadayma badan loo hayo ayaa waxay soo bexeen iyada oo horayba dadka somaliyeed gaar ahaan kuwa gobolada dhexe iyo kuwa koonfurta soomaliyaba ay horey ugu eedayn jireen in mulkiilaha iyo wiilkiisa oo haatan ah gudoomiyaha shirkada Dahabshiil lacagta ay ka sameeyaan bulshada somalida dhexdeeda u isticmaalaan si qabyaaladaysan iyaga oo ku hore mariya mashaariic laga leeyahay degaanada ay ka soo jeedaan oo kaliya, ayaa haatana waxa soo ifbaxday in shirkadani mulkilaheedu u tafaxaytay in uu reerka aw ka soo jeedo u iibiyo mansabyo isaga oo iibsanaya komishanada iyo codadka shacabkaba. Ilo xog-ogaala ayaa waxay sheegayaan in maalmihii ol-olha doorashadu ay socdeen uu maamulaha shirkada Dahabshiil Cabdirashiid Maxamed Siciid ka dhexeeyay inta u dhaxaysa Caynabo iyo Boorama isaga oo siday Dollar isla markaana dadka xisbiyada kale ka soo jeeda lacag u qaybinayay kuna dhiiri galinayay in ay xisbiga kulmiye oo uu gudoomiye ka yahay nin ka soo jeeda beesh dahabshiil ka dhashay ee Habarjeclo. Tanina waxay keentay in dad badan oo baahani ku soo qulqulaan xisbiga kulmiye waxa kale oo ay tani sobobtay in maalintii doorashada muraaqibiintii Udub iyo Ucidba lagu iibsaday lacgta Dahabshil kuwaas oo laga saxeexanayay codadka bogasyada codbixinta kujira iyaga oo aan warba u hayn cida loo codeeyay. Ma ahayn Dahabshiil oo kaliya waxa farsamadan la yimid laakiin wiil uu dhalay allaha u naxariistee indha Deero oo isna haysta lacagtii abihii uga tagay kana soo jeeda beesha Habarjeclo ayaa la socday Cabdirashiid Maxamed Siciid maamulha shirkada Dahabshiil waxayse shirkada Dabshiil kaga duwantahay shaqsiyaadka kale ee aan tilmaanay waa shirkad dadka ka dhexshaqaysata lacagayowga dadkana ka dhex macaashta. Waxa kale oo shirkadan lagu xantaa in ay aad ugu lugleedahay qaska ka socda degaanka Laascanood taas oo la sheego sobobta ay u dagaalamayaan dadka degaankaa ka soo jeedi in ay tahay iyaga oo u ad kaysan waayay hawlo mulkiilaha dahabshiil iyo beesha aw ka soo jeedi ka wadaan degaanadaa. Hawlahaas oo ah mid ay cadaadis ku saarayaan dadka ka soo jeeda beelaha ******* ee soomaliland u dhashay in ay ka guuraan degaanadaa. Waxana laxaqiijiyay in shirkadan dahabshiil ay abaabushay arimo lagu gumaadayo dadka ka soo jeeda beelaha ***** taas oo la rabo in lagaga riixo degaanadooda, waxayna dadka warkan u dhuun dalooli sheegayaan in ay sobobaha tahay sobobaha ku qasbay dadka degaankaasi in ay is hubeeyaan iyada oo ay jiraan arima kale oo tani sii xoojisayna. Hadaba qaar kamida qurba jooga reer Awdal kuwa ugu muga wayn oo badidooda degan north amerika iyo Europe ayaa u soo jeediyay shacbiga soomaliyeed guud ahaan in ay la macaamilka shirkadan gabi ahaanba ka tashadaan Warkani waxa uu ka soo baxay xaflad loogu qabtay dalka kanada aqoonyahan ka yimid dalka Sweden Wixii faahfaahin aad u baahatana waxad kala xidhiidhi kartaa Xigasho: Quljeednet.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 15, 2010 ^There we go. Just another pointless thread. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 15, 2010 you don't have anything to say, so no need for a pointless comment Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 15, 2010 ^Here is what i have to say buddy. See you joined here on July 2005. and here are some samples of your postings. i hope that will give you somethign to think about. TVsomalidiid: Shirkada DahabshilOo KuTalojirta Maareynta Wasarada Maliyada Somaliidka (post #0) Politics July 15, 2010 2 HaatufNews: KhilaafKa Masuuliyinta Kulmiye vs Siilanyo Oo MarKale Cirka IskuShareeray (post #0) Politics July 15, 2010 3 Saylacnews: Itoobiya oo cabsika muujisay argagixiso kaga timaada dhinaca Somalidiidka (post #0) Politics July 15, 2010 4 Jamhuuriya: Taliyaha Sirdoonka Somalidiidka Oo Baxsaday Una Cararay Dhinaca Ethiopia (post #0) Politics July 13, 2010 5 Danbiile dagaal "Siilaanyo" oo Beeshiisu caleemo saartay (post #0) Politics July 03, 2010 6 Nazret.com"Ethiopia calls on Somalidiid to accept the results of theRigged Election" (post #0) Politics July 02, 2010 7 SNM Clan's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor (post #0) Politics July 02, 2010 8 Hiiraan: Analysis North Somalia's Crisis (SNM vs SSC) (post #0) Politics July 02, 2010 9 In a Rigged Election, War Criminal Ahmed Siilaanyo is Elected Leader ofSNM/Somalidiid (post #0) Politics July 02, 2010 10 VIDEO: UNICEF Supports 800 SSC Families Attacked By Somalidiid Clan Militia (post #0) Politics July 01, 2010 11 VIDEO: Support for SSC is increasing as more Somalidiid Clan Malitia Join SSC (post #0) Politics July 01, 2010 12 Unwillingness of theElectorate to Participate in thePolls inSSC was aMatter ofConcern (post #0) Politics July 01, 2010 13 Somaliweyn.Org: Sool Sanaag iyo Cayn oo ay Badankooda Doorasho ka Dhicin (post #0) Politics July 01, 2010 14 Abahaha Somalidiid Meles OoKu Tilmamay Abaha Somaliweyn SayidMaxamed Halgame Geesi Ah (post #0) Politics June 25, 2010 15 VIDEO: Mudaharaado Ka Dhan Ah Somalidiidka Oo Ka Dhacay Dhahar (post #0) Politics June 24, 2010 16 The Birth of A Resistance Movement: The Case of SSC (post #0) Politics June 24, 2010 17 WAR DEG DEG AH: Dagaal Qadhaadh Oo Ka Soconaya Duleedka Lascaanood (post #0) Politics June 23, 2010 18 Final Pre-electional Somalidiid Poll Strongly Projects Riyale Winning by55%of theVote (post #0) Politics June 23, 2010 19 NEW FLAG of SSC (post #0) Politics June 22, 2010 20 Kulankii Labaad ee Golaha Khusuusida Parliement oo Caasimada SSC ee Buhoodle kafurmay (post #0) Politics June 22, 2010 21 VIDEO: Laascaanood Reporter Beaten Tortured Imprisoned (post #0) Politics June 21, 2010 22 Foreign Helicopters Sky Hunting Somali Life (post #0) General June 21, 2010 23 Lataliyahi HoreMadaxtoyada PL"Puntland Libax Bay Nagu Noqtay Faroole Waxu Dumiyay PL" (post #0) Politics June 21, 2010 24 Pictures: Soo Dhaweynta Mustafe Galaal ee Buhoodle Oo Kasoo Goostay Somalidiidka (post #0) Politics June 21, 2010 25 Young. British. Female. Muslim. (post #0) General June 21, 2010 26 Gabadh ka Tirsan Khusuusida SSC oo Lagu xidhay Xarunta Budhcad Badeeda Garowe (post #0) Politics June 19, 2010 27 When Terrorist Occupiers Accuse Their Victims Of Terrorism (post #0) Politics June 19, 2010 28 Qunsuliyadda Xabashida ee Garoowe ma Abaalmarintii Xasuuqii Buuhoodlaaa???????? (post #0) Politics June 19, 2010 29 Sifooyinka Faroole La Wadaago Soomaali-diidka iyo Qaar uu Dheeryahay (post #0) Politics June 18, 2010 30 Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland"Faroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC" (post #0) Politics June 18, 2010 31 Muxuu Faroole hogaanka SSC uga dhirfay??? (post #0) Politics June 18, 2010 32 BBC reporter and award-winner is refused British entry visa (post #0) Politics June 18, 2010 33 VIDEO: People of Las Anod, Xudun, & Taleex show their support for the SSC leaders (post #0) Politics June 17, 2010 34 Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 17, 2010 35 SNM & SSDF Haloo Sheego In SSC Dhaqaaqdey Hadii ay Rumaysan Waayaana Haloogu Dhaarto (post #0) Politics June 17, 2010 36 Pics:Jaliyada SSC AUSTRALIA Oo Tageertay Hogaanka SSC Cabaraysayna Farole.uDigtay SNM (post #0) Politics June 15, 2010 37 Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC (post #0) Politics June 13, 2010 38 Xildhiban Caasha " Dhibta Ka Taagan SSC Waxay Ku Tusaysaa Siyaasad Xumida Puntland" (post #0) Politics June 13, 2010 39 Somalidiid Clan Malitia attacks the Peace Loving SSC People (post #0) Politics June 13, 2010 40 S.S.C Midowdaye Faroole ha loo Sheego haduu Diidana ha loogu Dhaarto (post #0) Politics June 07, 2010 41 Dowlad Gobaleed iyo Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia (post #0) Politics June 07, 2010 42 Bayaan ka soo baxay Guddiga Beesha Bariga Burco (post #0) Politics June 03, 2010 43 Riyaale oo ay ku Caddaatay Fadeexad Lagu Miji Xaabinayo Doorashada Somalidiidka (post #0) Politics June 03, 2010 44 VIDEO: Daawo Xafladii Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 03, 2010 45 Prof. Mohamed SSC Secretary of Foreign Affairs Attends Istanbul Conference +Pics (post #0) Politics May 30, 2010 46 No One Can Hush The Voice of SSC People (post #0) Politics May 29, 2010 47 Derbi Jiifyadii Hargeysa& Burco oo Dhar Askareed Loo Soo Xidhay oo la keenay Lascanod (post #0) Politics May 29, 2010 48 Waa La Doogiye Yaan la Dacarroon (post #0) Politics May 29, 2010 49 Pirateland's lucrative piracy business (post #0) Politics May 28, 2010 50 Beeni Raad Ma Leh, Beenin War Ku Soo Baxay Qabiilnews.com (post #0) Politics May 27, 2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 15, 2010 Why do you care what I post? shaqo la'aan baa ku heysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted July 15, 2010 ^just a though bro. just a though! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 16, 2010 Originally posted by Cawaale: ^Here is what i have to say buddy. See you joined here on July 2005. and here are some samples of your postings. i hope that will give you somethign to think about. quote: TVsomalidiid: Shirkada DahabshilOo KuTalojirta Maareynta Wasarada Maliyada Somaliidka (post #0) Politics July 15, 2010 2 HaatufNews: KhilaafKa Masuuliyinta Kulmiye vs Siilanyo Oo MarKale Cirka IskuShareeray (post #0) Politics July 15, 2010 3 Saylacnews: Itoobiya oo cabsika muujisay argagixiso kaga timaada dhinaca Somalidiidka (post #0) Politics July 15, 2010 4 Jamhuuriya: Taliyaha Sirdoonka Somalidiidka Oo Baxsaday Una Cararay Dhinaca Ethiopia (post #0) Politics July 13, 2010 5 Danbiile dagaal "Siilaanyo" oo Beeshiisu caleemo saartay (post #0) Politics July 03, 2010 6 Nazret.com"Ethiopia calls on Somalidiid to accept the results of theRigged Election" (post #0) Politics July 02, 2010 7 SNM Clan's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor (post #0) Politics July 02, 2010 8 Hiiraan: Analysis North Somalia's Crisis (SNM vs SSC) (post #0) Politics July 02, 2010 9 In a Rigged Election, War Criminal Ahmed Siilaanyo is Elected Leader ofSNM/Somalidiid (post #0) Politics July 02, 2010 10 VIDEO: UNICEF Supports 800 SSC Families Attacked By Somalidiid Clan Militia (post #0) Politics July 01, 2010 11 VIDEO: Support for SSC is increasing as more Somalidiid Clan Malitia Join SSC (post #0) Politics July 01, 2010 12 Unwillingness of theElectorate to Participate in thePolls inSSC was aMatter ofConcern (post #0) Politics July 01, 2010 13 Somaliweyn.Org: Sool Sanaag iyo Cayn oo ay Badankooda Doorasho ka Dhicin (post #0) Politics July 01, 2010 14 Abahaha Somalidiid Meles OoKu Tilmamay Abaha Somaliweyn SayidMaxamed Halgame Geesi Ah (post #0) Politics June 25, 2010 15 VIDEO: Mudaharaado Ka Dhan Ah Somalidiidka Oo Ka Dhacay Dhahar (post #0) Politics June 24, 2010 16 The Birth of A Resistance Movement: The Case of SSC (post #0) Politics June 24, 2010 17 WAR DEG DEG AH: Dagaal Qadhaadh Oo Ka Soconaya Duleedka Lascaanood (post #0) Politics June 23, 2010 18 Final Pre-electional Somalidiid Poll Strongly Projects Riyale Winning by55%of theVote (post #0) Politics June 23, 2010 19 NEW FLAG of SSC (post #0) Politics June 22, 2010 20 Kulankii Labaad ee Golaha Khusuusida Parliement oo Caasimada SSC ee Buhoodle kafurmay (post #0) Politics June 22, 2010 21 VIDEO: Laascaanood Reporter Beaten Tortured Imprisoned (post #0) Politics June 21, 2010 22 Foreign Helicopters Sky Hunting Somali Life (post #0) General June 21, 2010 23 Lataliyahi HoreMadaxtoyada PL"Puntland Libax Bay Nagu Noqtay Faroole Waxu Dumiyay PL" (post #0) Politics June 21, 2010 24 Pictures: Soo Dhaweynta Mustafe Galaal ee Buhoodle Oo Kasoo Goostay Somalidiidka (post #0) Politics June 21, 2010 25 Young. British. Female. Muslim. (post #0) General June 21, 2010 26 Gabadh ka Tirsan Khusuusida SSC oo Lagu xidhay Xarunta Budhcad Badeeda Garowe (post #0) Politics June 19, 2010 27 When Terrorist Occupiers Accuse Their Victims Of Terrorism (post #0) Politics June 19, 2010 28 Qunsuliyadda Xabashida ee Garoowe ma Abaalmarintii Xasuuqii Buuhoodlaaa???????? (post #0) Politics June 19, 2010 29 Sifooyinka Faroole La Wadaago Soomaali-diidka iyo Qaar uu Dheeryahay (post #0) Politics June 18, 2010 30 Wasiirkii hore ee Ganacsiga Puntland"Faroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC" (post #0) Politics June 18, 2010 31 Muxuu Faroole hogaanka SSC uga dhirfay??? (post #0) Politics June 18, 2010 32 BBC reporter and award-winner is refused British entry visa (post #0) Politics June 18, 2010 33 VIDEO: People of Las Anod, Xudun, & Taleex show their support for the SSC leaders (post #0) Politics June 17, 2010 34 Ciidamo Kasoo Goostay Somalidiidka oo Kusoo Biiray Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 17, 2010 35 SNM & SSDF Haloo Sheego In SSC Dhaqaaqdey Hadii ay Rumaysan Waayaana Haloogu Dhaarto (post #0) Politics June 17, 2010 36 Pics:Jaliyada SSC AUSTRALIA Oo Tageertay Hogaanka SSC Cabaraysayna Farole.uDigtay SNM (post #0) Politics June 15, 2010 37 Madaxa Hoggaanka SSC Saleeban Cise Axmed oo Waraysi Siisyey BBC (post #0) Politics June 13, 2010 38 Xildhiban Caasha " Dhibta Ka Taagan SSC Waxay Ku Tusaysaa Siyaasad Xumida Puntland" (post #0) Politics June 13, 2010 39 Somalidiid Clan Malitia attacks the Peace Loving SSC People (post #0) Politics June 13, 2010 40 S.S.C Midowdaye Faroole ha loo Sheego haduu Diidana ha loogu Dhaarto (post #0) Politics June 07, 2010 41 Dowlad Gobaleed iyo Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia (post #0) Politics June 07, 2010 42 Bayaan ka soo baxay Guddiga Beesha Bariga Burco (post #0) Politics June 03, 2010 43 Riyaale oo ay ku Caddaatay Fadeexad Lagu Miji Xaabinayo Doorashada Somalidiidka (post #0) Politics June 03, 2010 44 VIDEO: Daawo Xafladii Ciidamada Xoogaga SSC (post #0) Politics June 03, 2010 45 Prof. Mohamed SSC Secretary of Foreign Affairs Attends Istanbul Conference +Pics (post #0) Politics May 30, 2010 46 No One Can Hush The Voice of SSC People (post #0) Politics May 29, 2010 47 Derbi Jiifyadii Hargeysa& Burco oo Dhar Askareed Loo Soo Xidhay oo la keenay Lascanod (post #0) Politics May 29, 2010 48 Waa La Doogiye Yaan la Dacarroon (post #0) Politics May 29, 2010 49 Pirateland's lucrative piracy business (post #0) Politics May 28, 2010 50 Beeni Raad Ma Leh, Beenin War Ku Soo Baxay Qabiilnews.com (post #0) Politics May 27, 2010 Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted July 16, 2010 That is whole lot oohin by our resident SSC mujahid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 16, 2010 Mujaahid SNM cid kaa oohin iyo cabaad badan majirto, orodoo meel fadhiiso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 16, 2010 Xako Candhuuf's List 1 Breaking News: Al Shabaab claim responsability for blast that killed 74... (post #57) Politics July 15, 2010 2 TVsomalidiid: Shirkada DahabshilOo KuTalojirta Maareynta Wasarada Maliyada Somaliidka (post #7) Politics July 15, 2010 3 SOMALIA: Failure in curbing the advances of the Somaliland secessionists (post #36) Politics July 15, 2010 4 Somaliland Recognition Is In The Air (post #5) Politics July 15, 2010 5 Somaliland Recognition Is In The Air (post #1) Politics July 15, 2010 6 Abu Zubeyr celebrates the Ugandan Blasts with a poem full of riddle (post #4) Politics July 14, 2010 7 Breaking News: Al Shabaab claim responsability for blast that killed 74... (post #49) Politics July 14, 2010 8 Breaking News: Al Shabaab claim responsability for blast that killed 74... (post #46) Politics July 14, 2010 9 Abu Zubeyr celebrates the Ugandan Blasts with a poem full of riddle (post #2) Politics July 14, 2010 10 My Nickname For Puntland Cities (post #4) Politics July 14, 2010 11 Kulmiye party candidate, Ahmed Mohamed Silanyo. By Dr. Copley (post #3) Politics July 14, 2010 12 Who Owns Tawakal Express and Telesom? (post #2) Politics July 14, 2010 13 President silanyo sends his condolences to the people of Uganda (post #7) Politics July 14, 2010 14 Donors Congratulate Somaliland for the Conclusion of the Presidential Election (post #2) Politics July 14, 2010 15 President silanyo sends his condolences to the people of Uganda (post #5) Politics July 14, 2010 16 President silanyo sends his condolences to the people of Uganda (post #3) Politics July 14, 2010 17 President silanyo sends his condolences to the people of Uganda (post #0) Politics July 14, 2010 18 Letter of Condolence from the president of Puntland to the President of Uganda (post #10) Politics July 14, 2010 19 Somaliland: gabiley hospital Construction finalized pics (post #5) Politics July 14, 2010 20 The khusuusi falls apart, as the army chief defects (post #4) Politics July 14, 2010 21 The khusuusi falls apart, as the army chief defects (post #2) Politics July 13, 2010 22 The khusuusi falls apart, as the army chief defects (post #1) Politics July 13, 2010 23 The khusuusi falls apart, as the army chief defects (post #0) Politics July 13, 2010 24 Puntland Govt Digging Water Well IN Yuube Town Sanaag. (PICS) (post #4) Politics July 13, 2010 25 Puntland Govt Digging Water Well IN Yuube Town Sanaag. (PICS) (post #2) Politics July 13, 2010 26 Puntlands Holds A TFG Meeting Discussing Federalism (post #1) Politics July 13, 2010 27 Jamhuuriya: Taliyaha Sirdoonka Somalidiidka Oo Baxsaday Una Cararay Dhinaca Ethiopia (post #2) Politics July 13, 2010 28 Somaliland: President Siilaanyo Meets with Mayors (post #18) Politics July 13, 2010 29 Cowke and Caaqil (post #31) Politics July 13, 2010 30 Cowke and Caaqil (post #28) Politics July 13, 2010 31 Somaliland: gabiley hospital Construction finalized pics (post #1) Politics July 13, 2010 32 Somaliland: gabiley hospital Construction finalized pics (post #0) Politics July 13, 2010 33 First interview since election day President silanyo (post #2) Politics July 13, 2010 34 Aljazeera's Inside Story: 'Uganda's Deadly Attack' (post #5) Politics July 13, 2010 35 Twin blasts in Uganda capital Kampala 'kill 23 people' (post #95) Politics July 13, 2010 36 Hands off my uncle: General Mohamed Ali Samatar (post #3) Politics July 13, 2010 37 Somaliland: President Siilaanyo Meets with Mayors (post #17) Politics July 13, 2010 38 BYE BYE UDUB (post #2) Politics July 13, 2010 39 First interview since election day President silanyo (post #0) Politics July 13, 2010 40 Somaliland and Puntland should merge and get married (post #40) Politics July 12, 2010 41 Twin blasts in Uganda capital Kampala 'kill 23 people' (post #2) Politics July 11, 2010 42 NEW Galmudug STATE song. (post #1) Politics July 11, 2010 43 Mr. Rageh Omaar At The Guardian's Newspaper On Somaliland's Presidential Election. (post #38) Politics July 10, 2010 44 Somaliland Millitary officers graduate (post #4) Politics July 09, 2010 45 Somaliland Millitary officers graduate (post #1) Politics July 09, 2010 46 Somaliland Millitary officers graduate (post #0) Politics July 09, 2010 47 Somalia Indepedence History Lesson (post #4) Politics July 09, 2010 48 The Ultimate Fight: Somaliland vs. Al-Shabab (post #7) Politics July 08, 2010 49 Libaaxyada Geeska Afrika 'Amazing pics' (post #4) Politics July 07, 2010 50 Libaaxyada Geeska Afrika 'Amazing pics' (post #2) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chief_Aaqil Posted July 16, 2010 Originally posted by 'Liibaan': Mujaahid SNM cid kaa oohin iyo cabaad badan majirto, orodoo meel fadhiiso Why do you call him and others SNM Mujahid, or Somalidiid? In all his threats he and others calls you SSC. Or when they refer to that region they say SSC just like you want to. Why cant you call them, how they wanna be called or refered to, Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 16, 2010 libaan anigu waan qoslay uun wamaxay aflagadadu, inta leeg camu lol Quote Share this post Link to post Share on other sites