Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Mahad Celin

Recommended Posts

Ku Cuqaashi, waxgaradka iyo Odayaasha

 

Ku Madaxweynaha S/iland

 

Ku Madaxweyne ku xigeenka S/land

 

Ku Xusbiyada S/land

 

Ku Siyaasiyiinta Xeesha Dheer

 

 

Waxaanu Alle ugu Mahad-celinayna, in Hoggaan Dhaqameedkii, Cuqaashii, Guurtidii iyo Wax-Garadkii ku guuleeysteen Xalinta iyo Soo af-jaridda Colaada laga soo maleegayey Qaybo ka mid ah gobalada Soomaaliya,

 

Wax Alle lagu mahadiyo ku dhaqmidda Caqliga ,Hannaanka Wanaagsan Iyo Wada hadalka ku Saleeysan, Daacadnimada iyo xaqiiqo sheegida leh, kalsoonida iyo Niyad samid lagu saleeyeey ayaa ammaanteeda leh.Waana Hannaanka iyo Habka lagu yaqaaneey Dadka ama Qoomiyadaha Walaalaha ah oo ku Caan Baxay Nabad ka Shaqeynta iyo Samaan raadiinta,

 

Waxaanu Halkan Ammaan, Bogaadin iyo Hambalyo uga soo gudbinayaa.Dhammaan Hoggaan Dhaqameedkii, Cuqaashii, Guurtidii, Siyasiyiinta iyo Dadkii ka Qeyb Qaatay Siidaynta Maxaabiista lagu soo Qabtay Dagaalkii Dhabansar iyo Abeesalay

 

Waxaanu Codkayaga ku biirinaynaa, oo ku Taageerayna si buuxda Guud ahaanba, Cuqaasha iyo Waxgaradka ka soo jeeda Gobalada SSC Go'aamadii aay gaadheen ee ahaa in laga hortago Cidkasta oo Nabada wax uu dhiimaysa iyo in la Fuliyo dhamaan Horumarka bulshada iyo ka Shaqaynta Nabad gelyada,Anakuna doorkayaganu ka Qaadan Doonaa haddii Alle Idmo"

 

 

Geesigu waa ka Curiya Nabada Iyo Horumarka

 

Fuluhu waa ka Curiya Colaada Iyo Baaba,a

 

Guusha waxaa is ka leh Nabadoonka

 

Guuldaradana waxaa Leh Dagaal Oogaha

 

 

Axmed c/laahi (Hangoole)

 

C/risaaq C/laahi Hangool

 

C/qani axmed Noor

 

Cabdi Hersi Cilmi

 

Mataan cumar (budhyar)

 

kaariye adan koreeye

 

Ali axmed cabdi(Ali higil)

 

C/le Haybe baqare

 

Jaamac mayal

 

maxamed yusuf cadmaawi

 

c/rashiid cawil bacluul

 

Jaamac Cali Saleeban

 

Cali Maxamud Warsame

 

Kenadiid Maxamed Khawi

 

Ibrahim Axmed Saleban

 

Nuune Cali Diriye

 

C/xakiin Cumar Ducaale

 

Maxamed Cali Saleeban

 

Cali Jamac Cali

 

Xasan Maxamed cumar

 

 

Afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this