Sign in to follow this  
General Duke

Omar Hashi enters Beledweyne

Recommended Posts

Baladweyn: Cumar Xaashi Aaden oo galay gudaha magaalada Baladweyn.

2. juni 2009

 

Baladweyn(AllPuntlan d)- Wasiirka Amniga ee dowladda Soomaaliya Cumar Xaashi Aaden iyo Saraakiil uu hogaaminayo oo udhalatay magaalada Baladweyn ayaa gashay gudaha magaaladaasi, sida ay sheegayaan Warar Madax banaan oo ka soo baxaya magaaladaasi.

 

Safiirkii hore ee dowladda Itoobiya ujoogay dalka Itoobiya,hadana ku magacaaban Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Africa ayaa ka mid ahaa wafdigii uu hogaaminayay Cumar Xaashi Aaden.

 

Wasiirka Amniga ayaa waqtigan magaalada Baladweyn kulamo ku laleh Odayasha dhaqanka, wuxuuna imaatinkiisa magaaladu ka dambeeyey markii ay uu xalay soo gaaray deegaanka Kalabeyrka oo ay joogaan ciidamo ka socda dowladda Itoobiya, halkaas oo uu wada xaajoodyo kula yeeshay Odayaasha dhaqanka.

 

Cumar Xaashi Aaden, C/kariim Faarax Laqanyo & Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) waxa ay sadexdanba siyaasiba ka soo jeedaan gobalka Hiiraan ee ay maanta tageen, waxa ayna taagersan yihiin dadaalada uu wado dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, isla markaasna ay doonayaan in ay dadweynaha gobalkaasi ay ka dhaadhiciyaan waxyaabaha ay doonayaan.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this