Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The First Commercial Shipment at Berbera

Recommended Posts

Markabkii U Horeeyay Ee Ganacsatada Itoobiya Oo Ku Soo Xidhay Dekada Berbera iyo warkale.....

 

 

 

 

Berbera (Qaran)-Maareeye Ku xigeenka Dekada Berbera Bile Xirsi Ciid ayaa maanta shaaca ka qaaday in markabkii u horeeyay ee u raran Shirkad Ganacsi oo Itoobiyaan ahi uu Todobaadkan ku soo xidhay Marsadaas.

Markabkan oo u raran shirkadda Ganacsiga ee East African Commercial Private, waxa uu sidaa shixnad sibidh ah.

Maareeye ku xigeenku waxa kale oo uu ka waramay dhaq dhaqaaqa dekeda Berbera ee toddobaadkan oo uu ku adkaystay inuu aad u kordhay isagoo intaas ku daray in ay dekada xiligan taagan yihiin ilaa 7 Markab oo uu ka mid yahay Markab 15 kun oo tan oo sonkor ah u sida shirkada Ganacsiga Maxaliga ah ee Indhadeero .

 

Maareeye ku xigeenka dekada berbera waxa uu xusay in dekada ay u soo iibiyeen qalab ku kacay shan Boqol oo kun oo Dollar,isla markaana waxa uu ku dooday in ay dabooli karaan adeegyada bulshadu uga baahdaan oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this