Sign in to follow this  
Paragon

Confused already? Ethiopians heavily shell TFG base lol

Recommended Posts

Paragon   

Ciidamada itoobiyaanka oo khasaare xoogan gaarsiiyay ciidanka dawladda kadib markii meel ku dhaw fariisinkooda laga duqeeyay Isbartiibada.

 

Iyadoo u muuqata taaktiik Cusub oo wax iska caabinta ay bilaabeen ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen fariisinka ciidanka dawladda ay ku leeyihiin Isgoyska Talafashinka ee Towfiiq,iyadoona inti weerarka ay ku hayeen ay agtooda ku rakibeen hoobiye oo ay ku duqeeyeen Xarunta Isbartiibada Muqdisho.

 

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa markiiba kaga soo jawaabay hoobiyeyaashaasi kuwa kale,xilli xoogaga wax iska caabinya ay dib kaga durgeen fariisimahaasi,ciidamada dawladdana ay kusoo siqeen.

 

Waxaa ay si ba'an hoobiyeyaasha ula dhaceen ciidamada dawladda Federaalka sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo sheegay in khasaare kala duwan uu halkaasi kasoo gaaray ciidamada dawladda.

 

Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa tilmaamay in ay ka yaabeen markii ay arkeen wax iska caabinta oo isaga soo tagtay halkaasi iyo xaruntii ciidamada dawladda oo si ba'an ay u duqeynayaan ciidamada Itoobiyaanka.

 

Inta badan madaafiic jawaab ah ayay ku rideen Milatariga Itoobiyaanka goobaha laga soo duqeeyo laakin saaka waxaa muuqatay in ay dhabar jabiyeen saaxiibadooda markii meelo ku dhaw dhaw hoobiyeyaasha laga soo tuuray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa ay si ba'an hoobiyeyaasha ula dhaceen ciidamada dawladda Federaalka sida ay xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah oo sheegay in khasaare kala duwan uu halkaasi kasoo gaaray ciidamada dawladda.

^ Waa wax lagu qoslo oo lagu farxo runtii .... inay is dhameeyaan weliba duco ayaan ugu sii daraynaa !

 

imagine prostituting yourself to your enemies and getting literally F'ed in the process .... poetic justice isnt it :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Whatever clicks your imagination, whatever makes you happy!

 

If you failed to inflict any damage upon the TFG, you must call or perhaps hope the other side would do it for you, a sign of weakness, the symbol of defeat...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ what other side ? this is about tigray killing tfg

 

are you trying to draw a distinction between a slave and his master one and the same to me

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^The Ethiopian troops...

 

Its no coincedance, whenever you lose you come up with funny allegations, you cry massacre, human rights violations and what have you in whic mosty of your beloved web portals run to report as a consolidation goal, all the other cards have dried up, now you have or hope Ethiopian troops shell the TFG or in some exteremely funny cases some Ethipian man slapped the Somali President...

 

Yeah thats so much victory for you to claim :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Exactly that kind of story is what they present here, it reminds me of when Riyaale and some of his ministers were stripped of all their clothes when entering Ethiopa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^In that scene, I heard unreported rumour that Odaga offered the other Cheek but instead got a kick in the behind loooooooool :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this