Liibaan Posted November 21, 2009 Carabta ayaa lagu Amaanaa sida buuxda ee uga shaqeeyaan una ilaaliyaan Midnimada Somalia, iyo inay isu bahaysteen sidii ay u tirtiri lahaayeen gooni isku taaga Somalidiidka Somaali-diidka oo ka cabanaya wadamada Carabta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 21, 2009 loooool waxaad mooda inay carabtu wax isku hayn karan iyo wax kala diri karan war somalidani berii horey kala tagtay , dadku hadanay waxba wadaagiin waxna isu ogalayn xalku wuxu ku jira aynu kala tagno . wa xal aad uu fiican Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 22, 2009 Tell me something new ............ Quote Share this post Link to post Share on other sites