Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

How times have changed..

Recommended Posts

MUUSE SUUDI “Waxaan leeyahay reer CARTE Itoobiya ha ku mar marsiyoonine, aniga oo Muuse ah ayaa idinku filan, dhibka uu wadanku 12 sano ka dhismi la’yahay waa sha’nigiinaâ€

 

Muqdisho,allsomali.com 6.29.02

 

muuse_suudi_yalaxow1.jpg

 

Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ah asaasayaashii Golaha SRRC ayaa isagoo ka hadlayey xaflad xil wareejin ah oo lagu qabtay xaruntiisa ka sheegay in aysan jirin wax is qabqabsi ah oo ku saabsan xilka guddoonka golaha SRRC isla markaana guddoomiyaha xilligan ee golahaasi uu yahay Hilowle Iimaan Cumar oo isla xafladaasi xilka kula wareegay qadka Taleefanka isagoo kala wareegay Jen. Aadan C/llaahi Nuur (Gabyow) oo ku sugan Itoobiya.

 

 

“SRRC-du waa intii ka soo hortay CARTA, mana jirto koox kale, sida COGWO, INXA qolobo qolo ayey ku tiirsan tahay, marka SRRC-du waxay ka shaqeyneysaa dib u heshiisiinta dalka†ayuu yiri hogaamiye kooxeedka Muuse Suudi Yalaxow isagoo dhanka kalena eedeyn ba’an u jeediyey xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusaa oo uu ku dhaliilay doorkiisa ku aadan xal u helidda arrimaha Soomaaliya, isagoo buu yiri istaagay door aan dhex dhexaadnimo ahayn, “Waxay ahayd Caamir Muusaa in uu taageero natiijadii ka soo baxda shirka Nairobi ee ma ahan in uu taageero koox keliya†ayuu yiri isagoo sidoo kalena u eedeeyey dowladda Jabuuti in aysan gudan abaalkii loo galay, “Reer CARTA dhibaato daba dheeraatay ayey ku hayaan shacbiga, waxaana loo baahan yahay in shacbiga Soomaaliyeed ay si shuruud la’aan ah uga qeybgalaan shirka Nairobi†ayuu yiri Muuse Suudi oo ay wejigiisa ka muuqatay dareen uu ku diidan yahay jiritaanka kooxda CARTA “Waxaan leeyahay reer CARTE Itoobiya ha ku mar marsiyoonine, aniga oo Muuse ah ayaa idinku filan, dhibka uu wadanku 12 sano ka dhismi la’yahay waa sha’nigiinaâ€ayuu yiri Muuse Suudi

 

Muqdisho,allsomali.com 6.29.02

 

Dowlad ayeey sheeganayaan waxay daganyahiin guryihii UUNLAAYE: listen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this