Laba-X Posted October 27, 2008 Lets await and see which outlast the other - this phony peace deal or the 'senseless' and 'deviant' Al-Shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 27, 2008 Aw Tusbaxle, alla ninyahow muran badnidaa! Waxaan ka baqayyaa in Jabbuuti lagaa cuudiyyo saad u necebtahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted October 27, 2008 Originally posted by Laba_X: Lets await and see which outlast the other - this phony peace deal or the 'senseless' and 'deviant' Al-Shabaab. Masha-Allah! Finally, you've come to your senses and realized the deviancy associated with those Shabab munaafiqiin. Awalba Ilaahay baa hanuunka hayey, waxaan ka rajeenayaa inuu dad badan oo cimaamadahaan beenta ah ku daba lunsan uu ka badbaadiyo. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s Laba_X: Cafis iyo masaamax---manta laga bilaabo caana booraha ayaan wada miisaneynaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted October 27, 2008 ^^^stuff iyo caano boore! dhulQarnayn :cool: Republic Of California Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 27, 2008 Two questions answered... "Muqaawamado xabada ha joojiso wixii shalay aan u dagaalamaynay haddii ay ahaayeen in Ciidamada Ethiopianka dalka laga saaro hadda taasi wey dhowdahay" ayuu yiri Sheekh Shariif. Sheekh Shariif ayaa sidoo kale sheegay afartii bilood ee loo qabtay Ciidamada Ethiopia ay hadda ka harsan 54 maalmood, waxaana uu soo jeediyay inaan loo baahneyn in dagaalo la galo, iyadoo ay baxayaan Ciidamada Ethiopia sida uu hadalka u dhigay. web page edit Oodweyne Welcome back brother and please ignore the kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 27, 2008 Oodweyne, wlcme back horta, marka ma waxaad leedahay Maroodiga weyn ee adduunka u taliya unbaa wax ka qaban kara Soomaaliya, nabadna ku soo dabaali kara hadii uu rabo, ma kula tahay in Mareekanku uu saluugsanyahay saxiixa nabad ku sheegan, mana uusan ka hadlin haduu taageersanyahay iyo hadii kaleba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 27, 2008 nuune arrintu sidaas bay u muuqataa. I think inuu raalli ka yahay sidii odayaashii $3000 ee inta baadiye laga soo uruuriyey Xamar la iskugu keenay hadhowna hoteelladii laga bixin waayey qaarna inta diyaarad waayeen geeloodii u raaceen baabuur. Teeda kale masuul ayaa meesha u joogey oo saxiixa-goobjoog ka ahaaa. Waana la ogyahay waa a little upgrade la rabo in TFG laga dhigo wax ah legitimate, xaggeese legitimate ku noqonaysaa wax markii horeba ay dhisteen kuwan hadda IGAD isku sheegaya ee Itoobiyaanku horboodo oo hadda leh waxbaan saxaynaa. TFG marna kuma imaan rabitaanka Soomaalida, odayaashaan gaaweetooyinka iyo Boorsooyinka la wareegaya oo hadba meel looga yeerayo awalna ummadda hoobiyaha ku laayey ma metelaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 27, 2008 Midowga Maxaakimta Islaamiga oo ka soo horjeestay heshiiskii shalay lagu saxiixay magaalada Jabouti, iyagoo ku balan qaaday inaysan joojin doonin dagaalka. Hobyonet.Com Isniin, Oct, 27, 2008 Afhayeenka midowga maxkamadaha islaamiga Shiikh C/raxiin Ciise Cadoow oo u waramaya saxafada ayaa waxba ka mijraan ku tilmaamay heshiiskii maalintii nshalay lagu saxiixay magaalada Jabouti kaasoo ay wada jir u gaareen dowlada KMGah iyo Isbahaysiga dibu xoreynta garabka Shiikh Shariif hogaamiyo. Shiikh C/raxiin ayaa cadeeyay in maxkamaduhu aysan ka mid ahayn heshiiskaasi, isagoo xaqiijiyay inay sii wadayaan dagaalka ay kala soo horjeedaan ciidamada shisheeye. Afhayeenka ayaa sheegay inaan la joogin waqti ciidamada Itoobiya heshiis lagula gaaro inay si nadiif ah ku baxan, waxuu cadeeyay inuu socon doono jihaadka ilaa ciida Soomaaliya ay kawada baxayaan ciidamada cadowga. Diidmadan ka soo baxday midowga maxkamadaha ee ku aadan heshiiskii shalay magaalada Jabouti lagu saxiixay mid sii xoojinaysa hadalada mucaaradaya heshiiskaas, kaasoo ugu horeyn ka soo yeeray Shiikh Xasan Daahir oo hoogaamiye ay u doorteen xubnaha isbahaysiga dibu xoreynta ee ku sugan magalada Asmara. A/Hakiim Osman Hobyonet Xhobyo@gmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 27, 2008 Waryee Oodweyne, why are you so tight-lipped about the current goings of the land of your father ? Are you ready for another Riyaale admin? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 27, 2008 Originally posted by Abtigiis &Tolka: Apologees accpeted dear Juje. loool...Juje akhyaarnimo waxaas baa la yiraa in qofku uu khaladkiisu qaato and of course the same to tolka inaad u garawdo as well. Both a good example for many. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 27, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Waryee Oodweyne, why are you so tight-lipped about the current goings of the land of your father ? Are you ready for another Riyaale admin? Xiin halkas hala adin hadalka otherwise you will sound like you are trying to divert attention - though you have a logical and solid stance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 27, 2008 Abwaan, anigu waxaan aaminsanahay sheydaanba sheydaankuu ka weynyahay ayuu ka shar badanyahay, meeshan inuu Mareekan soo galo ayey ku wanaagsantahay, wuuba ku dhax jiraa hada balse si qaabdaran ayuu ugu jiraa oo waxbuu qasayaa. Juje is Rageedi, odey dhaqmeed weeye [Edit], Oodweyne, Thanks for your input, jinni ninkii keenaa baxsha miyey aheyd wixii la oran jirey, Mareekan unbaan arkeenaa siyaasadiisa cusub ee sanadka cusub waxa ay noqon doonto ee ku aadan Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 27, 2008 Juje, an arab poet once rhetorically asked what evidence would you permit as a proof for the existence of the shimmering sun? Likewise if the people are still arguing the possibility of peace after the terms of Jabbuuti agreement so clearly spell out the dates of Ethiopian withdrawal, I don’t know what these people are on about adeer! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 27, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Juje, an arab poet once rhetorically asked what evidence would you permit as a proof for the existence of the shimmering sun? Likewise if the people are still arguing the possibility of peace after the terms of Jabbuuti agreement so clearly spell out the dates of Ethiopian withdrawal, I don’t know what these people are on about adeer! Indeed, neither do I adeer, but lets focus on their misunderstanding. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 27, 2008 http://hobyoradio.com/10,27,81shabab.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites