Sign in to follow this  
General Duke

Breaking News: The Mahdi of North Mogadishu returns to lead his people

Recommended Posts

Maxamed%20Dheere.jpg

Maxamed Dheere oo dib mar kale ula soo baxay Hubkiisii, dhaq dhaqaaqyana ka wada Waqooyiga Muqdisho.

 

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) oo shalay soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa dhaq dhaqaaqyo ka wada Waqooyi Muqdisho, iyadoo Maxamed Dheere dib loogu arkay Hubkiisii.

 

Maxamed Dheere ayaa waxaa durba degay Hoygiisii xilligii uu ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Hoygaasoo hada ka hor uu diiday inuu wareejiyo, waxaana uu ahaa guri loogu tala galay inay degaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

 

Siyaasigan ayaa xeritaankiisa ay sabab u aheyd labo arrimood oo uu diiday, iyadoo mid ay aheyd inuu Hubkiisa soo wareejiyo, mida kalena ay aheyd inuu wareejiyo Hoyga uu degan yahay, waxaana shalay dadka ay layaab kula noqotay markii ay arkeen Maxamed Dheere oo sii galaya Guriga iyo isagoo la soo baxay Tikniko fara badan.

 

Ku dhowaad 10 gaadiidka dagaalka iyo Maleeshiyadii daacada u aheyd ayaa la arkayay iyagoo si aad ah u ilaalinaya Maxamed Dheere, isagoo shalay kulamo goono gooni ah la qaatay Xildhibaano beeshiisa ka soo jeeda sida Salaad Cali Jeelle iyo Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, kuwaasoo ku kulmay Hoyga Xaaji Muuse oo ku yaal Degmada Kaaraan.

 

Dad ku dhow dhow Maxamed Dheere ayaa ii sheegay in Maxamed Dheere ay u yeereen Odayaal iyo waxgarad ka tirsan Beeshiisa, si uu gacan uga geysto dagaalada ka dhex oogan beeshiisa oo sida la rumeysan yahay ay isku heystaan gacan ku heynta Saldhiga Yaaqshiid.

 

Ma cada sida uu saameyn ugu yeelan karo Maxamed Dheere xaaladaha ka taagan Waqooyi Muqdisho oo haatan ay muuqdaan kuwo dagaalka ku soo siqaya, waxaana uu Maxamed Dheere dhaq dhaqaaqyo ka wadaa deegaanadan, taasoo aanay ilaa iyo hada cadeyn.

 

Ilaa iyo hada wax war ah ma siinin saxaafada Maxamed Dheere oo ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya, iyadoona dad badan ay su'aalo iska weydiinayaan soo laabashadiisa xilligan oo dagaalo ka holcayaan Magaalada Muqdisho.

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.co m

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho:Max'ed Dheere iyo ciidamo uu gaar u leeyahay oo dhaqdhaqaqyo saaka ka bilaabay W/Muqdisho

15. maj 2009

 

 

Muqdisho(AllPuntland )Ciidamo uu gaar u lahaa max'ed Dheere gudoomiyihi hore ee G/Banadir ayaa saaka dhadhaqaaqyo ka bilaabay aagagi dagaalada ay ka socdeen.

 

Gawaari dagaal oo si gaar ah uu u lahaa Max'ed Dheere ayaa saaka la arkayey iyagoo xawli ku maraya xaafadaha dagaalada ay ku socdee, waxaana ay u muuqdeen kuwo kaga biiray dagaalka dhinaca dawlada.

 

Max'ed Dheere oo shalay la kulmay madaxweynaha ayaan la aqoon waxa ay kawada hadleen , waxaana ay warar shegayaan in meel fiican ay wax isla dhigee.

 

Xafiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Not as funny as the Kharajites you support adeer.

 

Amir Sharif Ahmed, Mahdi Dheer and the Brigades of Shielkh Jaylani will defeat the foreign heretics, kill all their foreign fake Muslims and execute their Somali leaders.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by General Duke:

^^^Not as funny as the Kharajites you support adeer.

 

Amir Sharif Ahmed, Mahdi Dheer and the Brigades of Shielkh Jaylani will defeat the foreign heretics, kill all their foreign fake Muslims and execute their Somali leaders.

LOOOOL.

 

So far, Alshabab/Xisbi Islam have united against the other factions and as such are coming to each other defense.

 

The logical step was for the different Somali factions who have weakened themselves by their constant division and competition to unite against those that threaten them all.

 

Hence, why Duke who at first was laughing at the defeat of the Sharif camp is now rallying behind Sharif camp for he knowes that if he laughs today and the extremists direct their attention towards his interests after subjugating the other factions, his side will be alone.

 

It is only time for the secessionists to jump on the anti-Alshabab bandwagon :D

 

 

The religious pretenders are not only uniting the various factions in Somalia but will soon force the Somali people into the arms of the warlords they despised and to embrace foreign intervention.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Meiji adeer, Al Shabaab go for soft targets, Mogadishu is a soft one and hence all the fighting and the defeats the clan militias have suffered under their hands. Even the anti Ethiopian war you are proud of was conducted by Al Shabaab and not the clan militias of yours.

 

Anywho its important to note that I am not anti anything just pro Puntland & Somaliweyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed Dheere oo dib mar kale ula soo baxay Hubkiisii, kana wado kulamo wada Waqooyiga Muqdisho

 

Mogadishu Friday, 15 May 2009 SMC

 

Maxamed Cumar Xabeeb "Maxamed Dheere" oo ahaa gudoomiyahii Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho ayaa dib ula soo baxay hubkiisa isagoo shalay kulamo la yeeshay siyaasiinta iyo waxgaradka beesha Mudulood.

 

Maxamed Dheere ayaa waxaa durba degay Hoygiisii xilligii uu ahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Hoygaasoo hada ka hor uu diiday inuu wareejiyo, waxaana uu ahaa guri loogu tala galay inay degaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

 

 

Siyaasigan ayaa xeritaankiisa ay sabab u aheyd labo arrimood oo uu diiday, iyadoo mid ay aheyd inuu Hubkiisa soo wareejiyo, mida kalena ay aheyd inuu wareejiyo Hoyga uu degan yahay, waxaana shalay dadka ay layaab kula noqotay markii ay arkeen Maxamed Dheere oo sii galaya Guriga iyo isagoo la soo baxay Tikniko fara badan.

 

Ku dhowaad 10 gaadiidka dagaalka iyo Maleeshiyadii daacada u aheyd ayaa la arkayay iyagoo si aad ah u ilaalinaya Maxamed Dheere, isagoo shalay kulamo goono gooni ah la qaatay Xildhibaano beeshiisa ka soo jeeda sida Salaad Cali Jeelle iyo Xaaji Muuse Suudi Yalaxow, kuwaasoo ku kulmay Hoyga Xaaji Muuse oo ku yaal Degmada Kaaraan.

 

Dad ku dhow dhow Maxamed Dheere ayaa ii sheegay in Maxamed Dheere ay u yeereen Odayaal iyo waxgarad ka tirsan Beeshiisa, si uu gacan uga geysto dagaalada ka dhex oogan beeshiisa oo sida la rumeysan yahay ay isku heystaan gacan ku heynta Saldhiga Yaaqshiid.

 

Ma cada sida uu saameyn ugu yeelan karo Maxamed Dheere xaaladaha ka taagan Waqooyi Muqdisho oo haatan ay muuqdaan kuwo dagaalka ku soo siqaya, waxaana uu Maxamed Dheere dhaq dhaqaaqyo ka wadaa deegaanadan, taasoo aanay ilaa iyo hada cadeyn.

 

Ilaa iyo hada wax war ah ma siinin saxaafada Maxamed Dheere oo ka mid ahaa Hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya, iyadoona dad badan ay su'aalo iska weydiinayaan soo laabashadiisa xilligan oo dagaalo ka holcayaan Magaalada Muqdisho.

 

Xigasho: Somalimaanta

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this