Xaaji Xunjuf Posted May 5, 2009 Iska Horimaad Tukaraq Kadhacay Oo Ay 4 Qof Ku Dhaawacmeen {Tukaraq}5-05-09Afar qof ayaa ku dhaawactay tuulada tukaraq ee duleedka magaalada laascaanood kolkii ay is huwiyeen rasaas aad u xoog badan ciidamo kuwada shaahayay makhaayad yar oo kutaala Tukaraq............. .............. afarta qof ee dhaawacan tay ayaa loo qaaday mid kamid ah oo dhaawiciisa magaalada Garoowe halka kuwii kalena lagu daweynayo goob caafimaad oo kutaala tukaraq. . kooxdan oo ahayd ciidamo katirsan dowlad goboleedka puntland isla markaana qaybsanayay lacago mushahar ah ayaa waxaa soo kala dhexgalay muran iyadoo judhiiba ay rasaas ooda isaga qaadeen. . xaalada Tukaraq ayaa degen iyoo shilkan aanu keenin wax dhhimasho ah hase ahaatee dhaawaca lagu sheegay inay yihiin ilaa 4 qof . . israsaasayntan ayaa kusoo beegmaysa xili maantana buuhoodle ay kadhacday is rasaasayntan oo kale ah oo ay ku dhinteen dad kuwo kalena ku dhaawacmeen. Widhwidh Online News Desk..Media Center Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^Did you not capture it a week back what happened to the border story? Fake country, fake news. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 5, 2009 higlada cumar wacays iyo yoocade 7 km bay isku jiiraan ciidanka qaranka hiiglada joogaan oo woqoyiga kaga beegaan tukaraq , laakin ciidamada puntland maxay mushaharkooda iskugu diileeyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^loool. Now you admit that whole story about the border was pure Riyaale bull?loool. Worry about the taxes Riyaale is stealing from your women. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 5, 2009 atleast the taxes we pay go to our soldiers and get their salary on time isku mana diilaan mushaharka yar eeh la siiyo lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^lool. Go tell that to the kids lad. Riyaale is doing a fine job and we should help him as much as we can keeping the SNM under manners. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 5, 2009 Xukummada ina rayaale snm selebaan gaal talaabo ina dhola yare, maad kala jeceshahay ileen doon baanu wada saranahay eeh , niyo lacag maxaad ugu weydeen ciiimaddiini ee jiida hore joogay. Siday bay lacagtu na ugu filnaan weyday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^I dont much care, as long as the SNM are being taught a lesson. I just dont like the fake stamces people take. Riyaale is just a minor goon from Siyad Barre's days but he is more than a match for the SNM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 5, 2009 anaga ina riyaale jecel sxb anaga dooranay anaga na xiil oo dhiibanay laakin adigu siideed ciidankaagii mushahar ugu weyday ileen xammer na waad ka soo noqotay eeh manaad waxba meehsa ku hayan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^lool. first one has to belive you, second we are not after fake news headlines. Give your enemy enough rope to hang himself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 5, 2009 The money is with AMISOM and Sharif. Puntland has been left out in the cold with no shade to hide under. Let's see if it exists in 2 years time. Sool and Sanaag have been given up just like Kismayo/Jubba. The triangle gets smaller and the noose tightens from both West and South. What to do, what to do?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 5, 2009 ^^^loool. Desperate and confused you are. First Juba/Kismayu is not part of Puntland as even a simpleton can tell from a map thats the case. The fact is Puntland never relied on any outside money and even supported the TFG with its own money. We have a new competent leader who is looking to develop the state. As for SOOL, SANAAG, they are part of the state and Somaliweyn, and the secessionist have wasted money in a blackhole. Why should we worry? Anyhow Riyaale has done a good job and the SNM seem depserate as usual. Hence the fake story last week. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 6, 2009 Love the conversation between Duke and Xaaji ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites