Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Diaspora Urged To Get Involved In Rebuilding The State

Recommended Posts

Cowke   

Qurba Joogta Puntland oo Loogu Baaqey In Ay Wadanka Hormarintiisa Ka Qayb Qaataan

March 28, 2010| NEWS: Category | 0 comments

 

Kulan balaaran oo maanta ka dhacay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Puntland ayaa looga hadlay sidii ay qurba joogta Puntland ay gacan uga gaysan lahaayeeN hormarinta deegaanada puntland

 

Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka Socotay Wasaaradaha puntland madaxda shirkadaha xawaaladaha Puntland iyo qaar ka mid ah aqoonyahana ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland

 

Agaasimaha qurba joogta deegaanada Puntland Cabdirisaaq Maxamed Dirir oo ka hadlay goobta shirka uu ka socda ayaa sheegay in looga baahanyahay qurba joogta Puntland in ay gacan ka gaystaan hormarinta Deegaanadooda isagoo sheegay in uu kulamo la soo qaatay qaar ka mid ah qurba joogta Puntland ee ku dhaqan wadamada caalamka,waxaana uu intaasi ku daray in loo baahanyahay in qurba joogta ay ka qayb qaataan dhaqalaha lagu hormarinaayo Puntland oo ay Gacan uga sii yaan Dowladda “Waxaa loo baahanyahay waa sidii loo jaangooyin qorshe dhaqaale oo lagu aruurinayo Koonto ama Account ayuu yiri agaasimahu

 

Agaasimaha wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caaliga ee Dowladda Puntland oo isna ka hadlay kulanka ayaa sheegay inay aad u soo dhoweenayaan in qurba joogta Puntland ay ka qaybqaadato hormarinta Puntland waxaana uu intaasi ku daray hormarinta wadamada horumaray ay u fakereen qurba joogta iyo bBulshooyinka wadamadaasi ku dhaqan loogana baahanyahay in qurba joogta Puntland ay iyana ku daydaan.

 

Jaaliyaha Puntland ayaa sameeyay Forum weyn oo ay ku mideysan yihiin taas oo loogu magacdaray Puntland Diaspura Forum, waxayna faracyo ku leedahay meelo kala gedisan, inkasta, waxaana madaxweynuhu magacaabey rag masuul uga noqda Jaaliyadaha dibadda oo lagala soo xiriiro.

 

Maxamed Siciid Yusuf

Garoowe, Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

I was saying this earlier in relation for the diaspora to get involved in rebuilding process of the stadium and here is the quote!!!

 

Not Bad. I don't know why the puntland diaspora doesn't get us involved in raising funds to help out in these initiaves. If we as the diaspora contributed we could install artificial grass into the fields.

You can verify here

http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/9/22410

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this