General Duke Posted July 14, 2007 Maamulihii Iskoolkii imaamul shafici Marxuum Yuusuf Maxamuud Cuweyd oo dilkiisa lagu eedeeyey Max’ed Xasan Xaad Shaley ayaa waxaa Masjid ku yaala xaafada hodan ee Magaalada Muqdisho lagu hor diley Maamulihii Iskoolka Imaamu Shaaici Marxuumkan oo magaciisa la oran jirey Yuusuf Maxamuud Cuweyd, ayaa waxaa Toogtey dabley aan heebtooda lagaraneynin. Shaley ayaa waxaa Masjid ku yaala xaafada hodan ee Magaalada Muqdisho lagu hor diley Maamulihii Iskoolka Imaamu Shaaici Marxuumkan oo magaciisa la oran jirey Yuusuf Maxamuud Cuweyd, ayaa waxaa Toogtey dabley aan heebtooda lagaraneynin. Sida ay sheegeen Ehelada Marxuumkan ladiley mara’aan sidaasi u fgeyn in uu kahadley Idaacada Horn Africk asagoo sheegey in uu Mr Max’ed Xasan Xaad uusan matali karin Belweynta ****** uuna kamid aheen isamada beeshaasi, Marxuum Yusuf Cuweyd ayaa si kulul oga Hadley Kooxda uu matalo Mudane Xaad asagoo ku eedeyey in ay qalalaase ee ka wadaan magaalada Muqdisho. Mr Max’ed Xasan Xaad ayaa Maalin kahor ay u magacaabeen Odayaasha Beelaha ****** qaar ka mid ah in uu bedelo Xaaji Cabdi Iimaan kadib markii uu Xaajigu fakir ahaan ku biirey D.F.K.G Somaliya taageereyna in ay Beelaha ****** si buuxda shirka uga qeybgalaan . Sida warar hoose ay sheegayaan Dowlada ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay arimo ku saabsan Dilka Maamulaha Imaamu Shaafici in ay weysdiiso su’aalo la xiriira dilka marxuumkaasi Mr Max’ed Xasan Xaad. Xaad ayaa hada hogaan ahaan ay u doorteen nimanka inta badan Nabada Magaalada Mugdishu kasoo horjeeda kana danbeeya falalka Amni xumo ee hada kadhacaya Caasimada Somaaliya . Ma ahan markii ugu horeysey qof Idaacad kahadlay ladilo hada kahor General kamid ahaa genaralada Somaliyeed, ayaa Idaacada Horn Afirick ka Sheegey fikirkiisa Maalintii xigteyna lagu Diley Magaalada Mogdisho. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites