Sign in to follow this  
Thankful

WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. -

Recommended Posts

Abwaan   

Ilaahay ha u naxariisto...it could be inay xabbadu ku fakato...is dillid, haddii ay jirto could mean mid kama ah it does not always mean SUICIDE!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

The man went to see a doctor this morning complaining about chest pains - he was diagnosed with heart problems.

That disqualifies suicides - unless the conversation amid him and the doctor was about more than revealed. There is no point a men who went seek mediacl attention will kill himself in the evening.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I don't think it was suicide. I did hear that he was summoned by the president and had a meeting about the lack of security in a number of area's. Allah u naxaristo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I heard he was mentally sick during the last few months ,,, he went to Nairobi for some treatment and came back with Faroole now.

 

 

Allah ha u naxariisto ..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

PL oo ka hadashay geerida T.Boliiska

6 Aug 6, 2009 - 2:47:21 AM

 

 

 

Shir Jaraa’id oo saaka 6 August,2009 xafiiskiisa ku qabtey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamud Xasan Aw Cismaan ayaa waxaa uu kaga warbixiyey geeridii ku timid Ex Gaashaanle Sare Marxuum Muuse Axmed Salaax (Juqoraafi) oo ahaan jirey Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland.

 

Xeer Ilaliyaha Guud oo Isagu ka mid ahaa guddi shan xubnood ka kooban oo uu Madaxweynaha Cabdiraxmaan Max’ed Faroole u xilsaarey Iney soo baaraan Geerida Taliyaha ayaa Saxaafadda u sheegey Inuu Taliyuhu isku diley Gacantiisa xilli uu ku sugnaa Guri uu ka Deganaa Magaalada Garowe.

 

Sababta Geerida Taliyaha ayaa lala xiriirinayaa Buuq kaga furmey maskaxda iyo xanuunno la soo gudboonadey awgood sida ay xaqiijiyeen Ehelada Taliyaha iyo dad xog ogaal u ahaa.

 

Taliyaha oo 7-dii aroornimadii saaka lagu aasey qabuuraha magaalada Garowe ayaa waxaa loo sameeyey aas qaran oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiinta ugu Sarreysa Puntland oo hor kacayey Madaxweynaha Puntland, kuxigeenkiisa, xubno ka tirsana labada Gole, Saaraakiisha Ciidamada Maamulka Gobolka Nugaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada madaxda.

 

Madaxda sare ee Dowladda Puntland oo ka hadashey Aaska Taliyaha ayaa waxay tacsi u direen Ehaladii Qaraabadii iyo dhamaan shacabka Reer Puntland ee uu ka geeriyodey Marxum Muuse Joqoraafi oo ahaa Taliyahii Ciidanka Booliska Puntland.

 

Xer ilaliyayaha Gud ee Puntland Maxamud Xasan Aw Cisman aya sidoo kale shir Saxafadedkii maanta isagoo ku hadlaya Afka Dowladda Puntland waxaa uu ka tacsiyeey geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Warfafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Puntland Marxum Warsame Cabdi Shirwac Seefta Bannaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*edited at request* sincere apologies to any who were offended.

 

 

Alla haw naxariisto Marxuumka and Samir and Imaan to the marxuum's immediate & extended family .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this