Libaax-Sankataabte Posted August 5, 2009 Ilaahay ha u naxariisto. If he killed himself, he must have been in a lot of pain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 5, 2009 Ilaahay ha u naxariisto...it could be inay xabbadu ku fakato...is dillid, haddii ay jirto could mean mid kama ah it does not always mean SUICIDE! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 5, 2009 The man went to see a doctor this morning complaining about chest pains - he was diagnosed with heart problems. That disqualifies suicides - unless the conversation amid him and the doctor was about more than revealed. There is no point a men who went seek mediacl attention will kill himself in the evening. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 5, 2009 ilahay ha uu naxaristo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 5, 2009 ^If that is the case, it is very unlikely. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 5, 2009 I don't think it was suicide. I did hear that he was summoned by the president and had a meeting about the lack of security in a number of area's. Allah u naxaristo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 6, 2009 I heard he was mentally sick during the last few months ,,, he went to Nairobi for some treatment and came back with Faroole now. Allah ha u naxariisto .................. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 6, 2009 PL oo ka hadashay geerida T.Boliiska 6 Aug 6, 2009 - 2:47:21 AM Shir Jaraa’id oo saaka 6 August,2009 xafiiskiisa ku qabtey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dowladda Puntland Maxamud Xasan Aw Cismaan ayaa waxaa uu kaga warbixiyey geeridii ku timid Ex Gaashaanle Sare Marxuum Muuse Axmed Salaax (Juqoraafi) oo ahaan jirey Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland. Xeer Ilaliyaha Guud oo Isagu ka mid ahaa guddi shan xubnood ka kooban oo uu Madaxweynaha Cabdiraxmaan Max’ed Faroole u xilsaarey Iney soo baaraan Geerida Taliyaha ayaa Saxaafadda u sheegey Inuu Taliyuhu isku diley Gacantiisa xilli uu ku sugnaa Guri uu ka Deganaa Magaalada Garowe. Sababta Geerida Taliyaha ayaa lala xiriirinayaa Buuq kaga furmey maskaxda iyo xanuunno la soo gudboonadey awgood sida ay xaqiijiyeen Ehelada Taliyaha iyo dad xog ogaal u ahaa. Taliyaha oo 7-dii aroornimadii saaka lagu aasey qabuuraha magaalada Garowe ayaa waxaa loo sameeyey aas qaran oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiinta ugu Sarreysa Puntland oo hor kacayey Madaxweynaha Puntland, kuxigeenkiisa, xubno ka tirsana labada Gole, Saaraakiisha Ciidamada Maamulka Gobolka Nugaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Magaalada madaxda. Madaxda sare ee Dowladda Puntland oo ka hadashey Aaska Taliyaha ayaa waxay tacsi u direen Ehaladii Qaraabadii iyo dhamaan shacabka Reer Puntland ee uu ka geeriyodey Marxum Muuse Joqoraafi oo ahaa Taliyahii Ciidanka Booliska Puntland. Xer ilaliyayaha Gud ee Puntland Maxamud Xasan Aw Cisman aya sidoo kale shir Saxafadedkii maanta isagoo ku hadlaya Afka Dowladda Puntland waxaa uu ka tacsiyeey geeridii Naxdinta laheyd ee ku timid Wasiirkii Warfafinta iyo Isgaarsiinta Dowladda Puntland Marxum Warsame Cabdi Shirwac Seefta Bannaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thierry. Posted August 6, 2009 Ina Lilahi wa Ina Illahi rajicun, this man used to live in my area I hope it wasnt suicide Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted August 6, 2009 It's really sad to hear about someone taking his life. Allah ha u naxariisto! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 6, 2009 The Attorney General of Puntland has declared this to be a suicide case so there is nothing else to it. Ilaahay ha u naxariisto taliyaha. Mar hadduu xanuunsanaa, dambi ma leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 6, 2009 Aamiin...Ilaah ha u naxariisto, eheladiisana samir iyo haka siiyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Poker Posted August 7, 2009 ILAAAHY ha u naxarristo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
SayidSomal Posted August 7, 2009 *edited at request* sincere apologies to any who were offended. Alla haw naxariisto Marxuumka and Samir and Imaan to the marxuum's immediate & extended family . Quote Share this post Link to post Share on other sites