Thankful Posted August 5, 2009 AllPuntland WAR DEG DEG AH: Taliyihii ciidamada Booliska Puntland oo dhintay. 5. august 2009 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Garowe(AllPuntland)- Taliyihii ciidamada Booliska Puntland G/sare Muuse Axmed Saalax oo 26-kii April loo magacaabay Xilkan ayaa dhintay caawa sida ay sheegayaan Warar ka soo baxaya Aqalka Madaxtooyada ee dowladda ee dalka Soomaaliya. Sababaha rasmiga ah ee sababtay dhimashadan ayaan lagaran karin, waxaana Warar Madax banaan ka soo baxayaan sida udhintay taliyahan. War ka soo baxay Laamaha caafimaadka ayaa sheegay in uu dhintay Taliyihii ciidamada Booliska Puntland G/sare Muuse Axmed Saalax. Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa usheegay AllPuntland in uu dhintay taliyihii ciidamada Booliska Puntland, isla markaasna uu ku geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 5, 2009 Alla Yarxam. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 5, 2009 Allah u naxaristo..amin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 5, 2009 Alla ha u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 5, 2009 Taliyihii Booliska Pl oo Dil Qorshaysan Lagu dilay Warar hada na soo Gaadhaya ayaa sheegaya in Taliyihii Guud ee Ciidanka Booliska Pl uu dhintay, iyada oo ay ka soo Baxayaan Warar si Khilaafsani, Maamulka Puntland ayaa sheegaya inay wali wadaa Baadhitaano xoogan, Laakiin saraakiisha Caafimaadka ee G/Nugaal ayaa wada Baadhitaano sababaha Keenay Geerida. G.Sare Muuse Axmed Saalax ayaa warar madax-Baani sheegayaan inay dileen qaar ka mid ah Ilaaladiisa, in kastoo aan warkaasi wali ahayn mid Bisil. Dhawaan ayaa Taliyaha Loo Magcaabay Xafiiska isaga oo awal ahaa nin Qurubaha degan Gaar ahaan Dalka Uk, waxana uu ahaa Nin aad u Yaqaan Arimaha Ciidamada. Maamulka Pl ayay Maanta u tahay Maalin madaw ka dib markii maalin Gudaheed la dilay Lama Masuul oo ka tirsan Xukuumada Faroole. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 5, 2009 ^^Another dil qorshaysan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted August 5, 2009 I hate saying this without confirming it, but I am hearing it was a suicide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 5, 2009 Xiin-Two in day...They are not sure if he died naturally or was killed. Suicide..? That will be first. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 5, 2009 Suicide it is. It's confirmed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 5, 2009 "Suicide", I ruled it out but would appreciate if you brief to us why did he go for suicide! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 5, 2009 Wuu xanuunsanaa beryahanba, that is the story anyway Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted August 5, 2009 i hear he killed himself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 5, 2009 War naxdin leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 5, 2009 ^^^Thats even worse than if he was killed, tragic wallahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
sool_boy Posted August 5, 2009 Taliyahii Ciidanka Booliska Puntland ayaa goor dhoweyd oo caawa ah is dilay, Taliyaha ayaan la aqoon sababta u isku dilay iyo waxa ka dambeya dilka u isku fuliyey taliyahu Taliyahan oo lagu magacaabi Jiray Muuse Axmed Joqoraafi ayaa la sheegay inu isku dilay magaalada Garoowe, Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay askaartii Ilaalada ka heysay Tilaha kuwas oo sheegay inu Taliyahu iskagu is dilay Waxii Soo Kordha la soco Somalifans Online http://www.somalifan s.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites