Jacaylbaro Posted July 27, 2007 Dhanka kalena magaalada Buuhoodleha yaa doraad lagaga dhawaaqay in la qaato lacagta Somaliland, kadib markii dadkii deegaankaasi ay meceeshadoodii cirka isku shareertay taasi oo ay sababtay lacag faalso ah oo kaga soo burqantay xaga gobolada Puntland, taasi oo kicsay ganacsatadii yaryarka ahayd isla markaasna cirka ku shareertay meceeshadii. here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted July 28, 2007 Oo Burcaaba shilin Soomaaliga laga qaataaye. Mindhaa waxaad is tiri Somaliland waa Mongolia oo kale ee raguna waxba ka garan mayaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2007 Burcona waa laga bedelay ,,,, just lil more weeks and it'll be Ok ,,,, since ppl start in Buuhoodle then burco will nomore be using it, ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted July 28, 2007 Sicir bararka weeyaan ka timi lacagta beenta la daabulay. Reer Garoowe waa waxay ka mudaaharadaan beryanah, Abdullahi Yusufne safar degdeg ah meeshaa ku tagay. Macne male, ganacsi dhankaa iyo Togdheer Boosaaso iyo Koonfur bay ku xirantahay. Shilin Soomaali yey haday ka tagaanba kusoo laaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2007 No way ,,, waa laga maarmayaa hadda ,,, just waiting for the government to start the process don't know why they so slow ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted July 28, 2007 Oo adigu ma jin baa la sheekeysataa, maamulkiiba hadayan waxna oran maxaa adiga ku tusay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2007 maamulkaan hagaa ,, iyagaan hagaajiyaa ,, waan hanuuniyaa ,,, I know they gonna start now ,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 28, 2007 what most people dont know is that the ethiopian birr is used in anything west of Borame if not the jibutian currency and the Somali Shilling is used in anything eastof Burco and ur talking about buhoodle? ka dar oo debi dhal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 28, 2007 the birr is just a foreign currency just like the USD ,,,,,,,,, Things have changed now ,,,,,,, The gov is implementing the stragety before the coming elections IA ,,,,,,,, it is now the ppl that don't like the somali shilling ,,,, Good start from Buuhoodle ,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 28, 2007 You dont like the Somali shilling and you consider the Ethiopian birr as a foreign currency similar to the $, cajiib! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted July 28, 2007 JB. Waa iga suaale how did you know that reer buuhodle would make it? Must be a psychic or something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 29, 2007 Seems you didn't read the post sxb. Juje, the somali shilling is another foreign currency, we don't want some people to use it as the official currency. Like and dislike is not in my dictionery since it is a foreign currency. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 29, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: Juje, the somali shilling is another foreign currency, we don't want some people to use it as the official currency. Like and dislike is not in my dictionery since it is a foreign currency. 'foreign currency' yey xaal qado - sxb ma hilmamtey lacagti lagugu bili jirey iyo ti aad shaxaadka u qadan jirtey marki aad 'african-village' degeneed. caasi foqal caasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 29, 2007 AFrican village maan degenayn laakiin waan u dhowaa Taas waa la soo dhaafay ,,,, welcome to the new world niyow ........ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted July 29, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: AFrican village maan degenayn laakiin waan u dhowaa Taas waa la soo dhaafay as long aad 'qirsantahey' I have no qualms sxb..enjoy your new world.. Quote Share this post Link to post Share on other sites