Sign in to follow this  
General Duke

Somali peace talks resume in Nairobi

Recommended Posts

Somali peace talks resume in Nairobi

- Friday, January 09, 2004 at 20:37

 

Nairobi (AllPuntland) - After months of wrangling among Somali leaders, the Somali reconciliation and peace process resumes in Nairobi today as scheduled.

 

 

 

Signs of closure to months-long delays and uncertainty that had surrounded the Somali peace talks after the end of Phase II of the conference which produced a transitional constitutional charter for a federal republic of Somalia, 351 members of parliament which will appoint a President, who in turn will select a Prime Minister to form an all inclusive government for the war-torn nation, now seem to have been resolved.

 

 

 

Matters were not helped by reported constant Internal squabbling among IGAD member States and IPF some of whom were determined to derail the peace talks. An agreement however was reached yesterday after day-long consultations between IGAD and Somali leaders in that only original signatories of the Eldoret Cessation of Hostilities pact, A/Qassim Salat Hassan, the head of the mortuus Arte TNG, and 3 members, all women of the civil society organization which renders total participants to 25 will resume negotiations.

 

 

 

A 10-day retreat intended to weed out disagreements among Somali leaders to the coastal town of Mombasa will commence tomorrow.

 

 

 

Presidents of Kenya, the host nation, and Uganda, current chair of IGAD heads of State and Government spoke at today’s meeting calling upon Somali leaders to set their differences aside, restore the honour and dignity of the Somali State, and to exploit this golden opportunity.

 

 

 

President Museveni of Uganda seems to have succeeded in mediating warring Somali leaders. It is not clear whether faction leaders still holed up in Mogadishu will join the retreat summit in Mombasa even though their representatives were present at today’s summit. Muse Sudi Yalahow, Habsade, Barre Hiirale and Osman Ali Ato with very little constituency and political influence in Somalia are still being awaited to join the peace summit.

 

 

 

In an emotional speech, President Museveni reflected upon the destruction, collapse of the Somali State institutions, and ensuing massacres that had engulfed Somalia over the years.

 

 

 

President Kibaki who also made a speech stressed the importance and urgency of forming a national government for Somalia while delving into the unfortunate atrocities still taking place in parts of Somalia.

 

 

 

It finally appears judging from the initial reactions of IGAD heads of States, Somali leaders, IGAD’s Facilitation Committee, IPF, and other supporters of the Somali reconciliation and peace process that talks are on course although only time will tell as to how it shall all ends.

 

 

 

AllPuntland News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tiradda saxiixayaasha shirka oo la isku raacay Cabdi qaasim iyo C.laahi Yuusuf oo fagaaro weyn maanta isku shumiyay gacmahaniis qabsaday

 

Shirka dib u heshiisiinta ayaa mar kale maanta la soo baxy wejji farxad huwan oo lagu tilmaami karo inuu guuleeystay kadib markii si rasmi ah la iisugu raacay in saxiixayaasha lagu jaangooyo 25 saxiixe oo Cabdi qaasim ka mid yahay.

 

Guud ahan waxaa gacmaha is qabsaday hogaamiyayaasha oo qaaday heesta canka ah ee SOOMAALIYEEY toosa Cabdi qaasim aad ayuu qiiro u muujiyay waxaana la rakayay markii ugu horeeysay Cabdi qaasim iyo C/laahi Yuusuf oo is dhunkanayo si soomaalinimo iyo calool fiyoobi ka muuqatay,gacmaha ayay isku dhageen waxaa ayna wadda qaadeen soomaaliyeey toosa,

 

Cabdi qaasim waxaa uu mid mid u gacan qaaday dhamaan 20ka hogaamiye .isagoo dhoola cadeeynayo,

 

Saraakiisha IGAD ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu berri bilaaban doono shirka Retreat,ka .waxaa ayna sheegeen in berri la sugayo afarta hogaamiye ee shirka ka maqan,inay degdeg ku soo galaan,

 

Shirka Reatretka oo la filayay inuu 10 maalmood ka furmo magaaladda Mombasa ayaa loo soo weeiyay nairobi oo la sheegay inuu shirka ka socon doono,

 

Si kastaba ha ahatee madaxweyne museini ayaa u muuqdo halgamaa ku guuleeystay inuu isu keeno garabyadda siyaasadda Soomaaliya isku hayo,waxaana muuqdo in shirka uu rajo wacan lugta la galay ,hasse ahaatee waxaa laga warsugayaa afarta hogaamiye ee shirka ka maqan

 

 

Daahir Yare Dayniile , Nairobi, Kenya

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

We hope so dear friend we hope its the year of peace and nation building.

I think its the first time that the most prominant Somali groupings have agreed to talk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

KULANKA WADATASHIGA HOGAAMIYAYAASHA SOOMAALIDA OO SHALAY KA FURMAY MAGAALADA NAIROBI

 

 

 

January 10, 2004 Markacadeey

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Kulanka wadatshiga hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa shalay ka furmay Hotel-ka Safari Park ee magaalada Nairobi dib u dhac ku yimid muddo saacado ah kadib iyadoo ay fureen madaxweynayaasha Kenya iyo Yugandha Mwoi Kibaki iyo Yuweri Musaveni.

Muddo 8-saacadood ah ayuu shirku dib uga dhacay xilligii ay ahayd inuu furmo markaas oo la isku mari la'aa ka qeyb galayaasha shirka, madaxweynaha Yugandha Yuweri Musaveni ayaa kulamo kala gaar ah la lahaa hogaamiyayaasha Soomaalida oo xubnaha sii joogay magaalada Nairobi ee gaaraya 20 ay ku adkeysanayeen in aan la kordhin tirada hogaamiyayaasha isla markaana laga badin saxiixayaasha iyo C/qaasim Salaad, xilligaas wuxuu madaxweynaha Kenya ku jiray qol ka mid ah Hotel-ka uu heegan ka ku ahaa.

 

KHUDBOOYINKA MADAXWEYNAYAASHA

 

Madaxweynaha Kenya Mwoi Kibaki ayaa sheegay hogaamiyayaasha in loo baahan yahay heshiis ay gaaraan hogaamiyayaasha Soomaalida kana gudbaan khilaafaadka u dhexeeya.

 

''Waa inaadan ogolaanin in beesha caalamku ka lumo dulqaadka ay Soomaaliya u heyso'' ayuu yiri Madaxweynaha Kenya Mwoi Kibaki o sheegay in shirka dib u heshiisiinta Soomaalida oo waqti dheer socday ay ahayd inuu intaas yar uu natiijooyin ku gaaro.

 

Madaxweynaha Yugandha Yuweri Musaveni ayaa isna halkaas ka jeediyey khudbad waano iyo khibrad ah isagoo hogaamiyayaasha Soomaalida ku canaantay sida ay u dhaqmayaan, ''Wixii ugu badnaa ee doodiina aan ka arkay waxay ahaayeen hogaamiyenimada, waxaa hogaamiye lagu noqdaa doorasho, dhaqan iyo xoog intaba Soomaaliya waa ka socon waayeen....'' ayuu yiri Madaxweynaha Yugandha oo hogaamiyayaasha Soomaalida u sheegay in aysan jirin cid hogaamiye dhab ah sheegan karta.

 

Mar uu ka hadlay xaalada Soomaaliya ayuu madaweynaha Yugandha sheegay inay tahay xaalad aad looga xumaado oo murugo leh, ''Xasuuq hoose ayaa Soomaaliya ka socda'' ayuuna yiri isagoo sii raaciyey: ''waa inaad xasuusataan oo aad maanka ku heysaan marka aad wada hadaleysaan in jiil dhan oo Soomaaliyeed la waayey''.

 

Madaweynaha Yugandha wuxuu ka dalbaday inay istaagan hogaamiyayaasha Soomaalida oo is gacan qaadaan isna cafiyaan, halkaas ayay hogaamiyayaashii Soomaalida is barxabeysiiyeen oo salaan, is dhunkasho iyo gacmo is qabsi ku dhaqaaqeen waxayna kadib qaadeen heestii Soomaaliyey Toosoo.

 

C/QAASIM SALAAD XASAN

 

C/qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in hogaamiyayaasha Soomaalida ay isu soo dhawaadeen, ''Sida aad arkeyseen waan is gacan qaadney oo la is dhunkooday maxaa yeelay Soomaali walaalo ah baanu nahay, waxaana rajeynayaa in dib u heshiisiintu miro dhal noqon doonto'' ayuu yiri C/qaasim oo waxyar kadib shirkaasi u waramay Televishanka Al-Jasiira.

 

Xuseen Maxamed Ceydiid oo ka mid ah hogaamiyayaasha Soomaalida ayaa isna sheegay in dowladihii hore Soomaaliya ay ku fashilmeen la macaamilka dowladaha deriska ah, waxaana loo baahan yahay ayuu yiri dowlada deriska wada hadal iyo nabad kula dhaqanta.

 

IS BEDEL LAGU SAMEEYEY SHIRKA

 

Shirka oo markii hore la qorsheeyey inuu shir dib u laabasho ah ama Retreat waxaa iminka loogu magac daray wadatashi.

 

Shirka oo markii hore qorshuhu ahaa in marka furitaankiisa looga dhawaaqo Nairobi kadibna muddo 10-maalmood ah uu ka socdo magaalada Mombasa, wuxuu hada ka sii socon doonaa magaalada Nairobi gaar ahaan Hotelka Safari-Park, laakin lama oga xilliga uu socon doono.

 

Ingiriiska oo markii hore bixiyey qarashka lagu wadi doono shirka wadatashiga waxa ku soo biiray Sweden oo qarash kale ku soo kordhisay lacagta uu bixiyey Ingiriiska.

 

Arrinta muranka badan ka taagnaa ee tirada hogaamiyayaasha ayaan wax go'aan ah laga gaarin waxayna u muuqataa in Mdaxwenaha Ugandha ku guuleeystay furitaanka shirka,iyadoo aan waxba laga qaban arrintaasi.

 

Ugu danbayn shirkaan ayaa ah fursadii ugu danbeeysay ee xal loogu helaayo caqabadaha hor taagan shirka Soomaalida ee hakadka ku jiray afarta bilood marii ay ka bxeen T.N.G-da Cabdi Qaasim iyo hogaamiyaal Soomaaliyed oo kale.

 

 

 

Maxamed Cali Maxamud

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Is that Riyaale in the back? ;) or maybe it is my eyes na'mean? The picture looks blurry on my comp. ;);)

 

Abdullahi Yusuf doesn't look happy in those pics. Or maybe that is his natural demeanor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

:D @ Mobby - that is good one.

 

Although peace is no panacea for many challenges facing Somalia, its success is essential for the long-term stability. For that reason we ought to support it and wish them luck even though we know deep down that we don't have the right leadership.

 

Kheyr Allaha ka dhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

US wants normalized Somalia

 

usa_soma.gif

 

AFP , WASHINGTON

Sunday, Jan 11, 2004

 

DIPLOMATIC PUSH: The US, concerned about terrorism in the lawless African nation, is considering a diplomatic effort to restart stalled talks on resolving strife

 

The US is considering a major diplomatic initiative to help create a functional government in lawless Somalia, a senior US State Department official said Friday.

 

The aim would be to restore the war-ravaged country to some form of normality for its impoverished people and rein in terrorist elements, including some affiliated with Osama bin Laden's al-Qaeda network, the official said.

 

Should it proceed, the US push would see significant US financial, logistical and diplomatic assistance funneled into faltering Kenyan-mediated negotiations between Somalia's warring factions, the official said.

 

It could be modeled on US support for peace talks between Sudan's government and southern rebels, also being mediated by Kenya, that appear close to producing a settlement to end 20 years of civil war, the official said.

 

US President George W. Bush's administration, which has placed a high priority on the Sudan peace effort, is studying the feasibility of Washington's involvement in the Somalia talks, the official said.

 

A report on the possibilities is due to be completed within 60 days, the official said.

 

 

Full Story

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this