ANWAR Posted May 15, 2007 Mogadishu 15, May.07 ( Sh.M.Network) Wasiirka dib u heshiisiinta iyo jaaliyadaha dowladda KMG ah ee Somalia ayaa sheegay in ergo ka tirsan maamulka Somaliland ay la soo xiriireen dowladda KMG ah si ay uga qeybgalaan shirka dib u heshiisiinta Qaran oo dhowaan lagu wado in uu ka dhaco caasimadda Somalia. Wasiirka dib u heshiisiinta iyo jaaliyadaha, Max'ed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka oo wareysi siiyay idaacadda shabelle, ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay qaabka shirka dib u heshiisiinta qaran uu ku bilaabanayo iyo ergooyinka lagu casuumay, waxaana uu sheegay in xiriiro ay la soo sameeyeen isimada iyo boqorro ka soo jeeda W/galbeed isla markaana ay ka codsadeen in ay ka soo qeybgalayaan shirka. Maareeye waxa uu sheegay in dowladda KMG ah aan lagu fara galin doonin shirweynaha dib u heshiisiinta, isla markaana ujeedka uu yahay in ay isku yimaadaan qabaa'ilada Somalia. Waxa uu sheegay in guddiga dib u heshiisiinta qaran ay u madax banaan yihiin shirka dib u heshiisiinta isla markaana aan lagu fara galin doonin. Maareeye waxa uu sheegay in ergada ka soo qeybgaleysa kulanka ay soo xuli doonaan qabaa'ilada isla markaana kulanka uu ahaan doono mid lagu dhameeyo khilaafaadka soo kala dhex galay qabaa'ilka 16 kii sano ee la soo dhaafay. Shirka dib u heshiisiinta qaran ee kal hore uu iclaamiyay Madaxweynaha Somalia ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo bartamaha bisha June ee soo socota. www.shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 Another Minister is dreaming ,,,,,,,,,,,, just like Buubaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 15, 2007 Good news... Very interesting developments Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 15, 2007 Originally posted by Jacaylbaro: Another Minister is dreaming ,,,,,,,,,,,, just like Buubaa lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 it is another language of CALL ME PLZ ,,,,, since he did not receive any communication from SL ,,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 15, 2007 ^Is he a SLander by any chance? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 i have no idea ,,,,,,,,,, kolayba nooma tirsana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 15, 2007 ^LOL... You do quick visit to the doctor, I have been following your statements lately, you don't seem to be consistant Read again what wrote and see if the two statements can go together.. Nice joke thou Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 15, 2007 looooooooool ,, i know you can't understand me sxb ,,,,,,,,, Kollayba nooma tirsana ,,,, whether he is from SL or not ,,,, mar haduu xagaa joogo i hope you understand now ,,,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 A great development, and even pro secessionist sites are covering it. http://www.somaliland.org/ns.asp?ID=07051509 Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 15, 2007 ^So, they are....so they say, but is it happening. The buubaa company iga dheh. 'We are not working for you'...the "Buubaa company, proudly serving our belies" .lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 15, 2007 ^^^Buuba is a good man and they are coming as they have done in the pastt there are over 40 MPs's from Somaliland in this parliment we expect a great number to come to Mogadishu for this hot ticket. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 15, 2007 ^when did they come? Here is an honest question: what happened to Kaluun and Sifir? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 16, 2007 i'm sure some few useless loosers like buubaa will try to go to the meeting but they value nothing and they won't come back like their old ones ,,,,,,,,,,,,, it is one way ticket only Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted May 16, 2007 ^Like I said. Buuba company's advertisement goes something like this: 'biib biib, the buubaa company, proudly serving no one but our belies'.lol Quote Share this post Link to post Share on other sites