Cowke Posted January 15, 2010 Maamulka Degmada Iskushuban oo Sheegay in halkaas laga bilaabayo Shidaal Qodis (Dhageyso) January 14, 2010 Gudoomiyaha degmada IskuShuban ee ka tirsan gobolka Bari oo wareysi khaas ah siiyey Horseed Media ayaa sheegay in dhowaan degmadaas laga bilaabi doono Shidaal Baaris. Md.Cabdirisaaq Muuse Cartan oo ah Gudoomiyaha degmada IskuShuban ayaa sheegay in dhowaan lagu wado Shirkada Shidaal baarta ay si toos ah degmada iyo meelo ku dhow ay ka bilaabaan Macdan baarista. Dhegayso Guddoomiyaha Degmada Iskushuban Cabdirisaaq Muuse Cartan Waxaana u tibaaxay in maamulka degmada iyo weliba shacabka halkaas ay iminka isugu diyaarinayaan in ay soo dhoweeyaan Shirkada isla markaana ay la shaqeeyaan, waxaana uu sheegay in shacabka ku nool halkaas ay jecelyihin in ay horumar gaaran. Gudoomiyaha ayaa sheegay in inta u dhaxeysa bishaan 20-ila iyo 30-keedi lagu wado in si rasmi ah ay howlaha macdan baarista halkaas ay halkaas ka bilawdaan. Mar uu ka hadlaayey arrimaha amaanka ee degmadaas, waxaa uu sheegay in xaalada amni ee halkaas ay aad u wanaagsantahay, wuxuuna Guddoomiyaha intaasi ku daray in hadii ay yihiin maamulka degmadaas ay u diyaar garoobeen in ay ka qayb qaataan ilaalinta amaanka Shirkada. Waxaa u sidoo kale sheegay in Shacabka ku dhaqan IskuShubaan ay rajo wanaagsan u tahay imaatinka Shirkadaas, waxaana u arintaas u sababeeyey in ay Shirkada ka helin doonaan Shaqooyin oo ay ku maareyaan noloshooda. Arimaha Abaaraha. Guddoomiyaha Degmada Iskushuban Cabdirisaq Muse Cartan Isagoo ka hadlaayey arrimaha abaaraha ee halkaas ka taagan, waxaa u sheegay in abaaraha ka taagan halkaas ay yihiin kuwa saameyey dadka ku dhaqan halkaas iyo duunyada. Waxaana u tibaaxay in ceelkii ku yiilay degmadaas Biyaha ku jiray uu si yaraaday, wuxuuna ugu baaqay Hay’addaha samafalka in ay si deg deg ah halkaas ulla gaaran Gargaar deg deg ah. 8dii bishii December, ayay ahayd marki Wafdi ka socday Shirkada African Oil ee qaabilsan Baarista Shidaalka ay gaareen magaalada Garowe, ayna kulan la qaateen Madaxweyne Faroole ayna ku heshiyeen in ay dib uu bilaabaan howlaha Shidaal Baarista ay ka wadeen degaanada Puntland. Horseed Media. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Canjeelo Posted January 16, 2010 Great news, I was wondering when it would happen. Keep us update, brother. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted January 16, 2010 good luck with the Oil Drilling, just make sure it doesn't turn you into another Nigeria's Niger Delta region oil dilemma, or we would be seening Cowke picking up his gun and fighting for his share in the Oil drilling . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pilgrim Posted January 17, 2010 Hi Cowke - can you help with a translation and source? Cheers P Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted January 17, 2010 Pilgrim do you understand somali? You can listen to the guy talk live!!! You can listen to the interview of the mayor of the town here. Horseed Media In short bro, what he said was that oil drilling in puntland will begin 20-30th of january in isku shuban and that the people of that district will be welcoming the companies into their town. He also said that the people of that town have pledged to work with the oil companies and that the community will also guarantee it's safety in it's juristiction. The mayor finally wrapped it up and said that the locals are eager for such development to happen in their town and that they are eager to get new jobs for their locals in this promising oil sector that is opening up for puntland!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pilgrim Posted January 17, 2010 Thanks Cowke, Don't understand Somali except for the odd word here and there. I take it the Mayor is referring to Africa Oil and must be talking about mobilization of a rig. Set up time usually takes a couple of months before spudding can occur. Pilgrim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted January 17, 2010 Pigrim. Well the equipment have been docked down years ago under cade term. You see the oil program has 4 phases. Phase 1: Tendering and finding the correct oil company. Can be quite intensive stage and setting up the legalities, contracts, production agreements, etc. Phase 2.The Oil exploration is the second stage, which is seismic studies, data gathering, comparisons of land surface to other known oil provinces, measurement of production output, markings of oil well, etc. Phase 3. The Oil drilling stage. Where equipments for the physical search of oil begings. This is where they start drilling upon the data they gathered from the first phase of the cycle. Phase 4. Finally in the last stage is the oil production phase is when they start to install permanent riggs in the confirmed areas and start producing the barrels of oil. This phase is the hardest phase out all 3 because they need to start bringing into production equipment, setting up headquarters, and many other things to name!!! Puntland has successfully passed phase 1 and 2. Sometimes it has come back to phase 1 to re-negiotate the contracts and production agreement. It is now successfully in stage 2 and is beginning the oil digging phase at isku-shuban which start from the 20th and continue to the 30th of january of this month. Finally yes, the locals are eager and awaiting to this development that looks to change their lives and have guaranteed to safeguard the company and explorers when they arrive. This can give the town job creation and provide the state an extra taxable income whilst the govt also get's it share out of the production deal and start building the state for the ppl to excel well into the future!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites