Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab Ahmed Diriye group boycot Asmara meeting.lol

Recommended Posts

Odayaal diidey shir ka furmaya Asmara

27 Aug 27, 2007 - 6:34:38 AM

 

Odayaasha dhaqanka beelaha ****** ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Asmara oo ay soo qaban qaabiyeen xubnihii Maxkamadaha Islaamiga iyo xubanaha la magac baxay barlamaanka xorta ah ee Somalia.

 

Odoyasha ayaa shegay inaysan dooneyn inay ka qeyb galan shirkasi, iyagoo sheegay inaysan jirin xiriir ay la leeyihiin xubnaha mucaradka ah ee ku sugan magalada Asmara ee dalka Eritrea.

 

Afhayenka odoyasha la magac baxey golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Saxaafada ay wax ka warsatay ka qeyb galkooda shirkaasi ayaa yiri “Lagama yaabo inaan shirkaasi aadno xiligaan, xubnaha Asmara ku sugan wax xiriir naga dhaxeeyana ma jirto”.

 

Axmad Dirie ayaa sheegay in iyaga iyo xubnaha Asmara ay hal ula jeedo wadaagaan taasoo ah inay dalka ka baxaan ciidamada Ethiopia.

 

 

Cabdi Fatax Axmad,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this