General Duke Posted August 27, 2007 Odayaal diidey shir ka furmaya Asmara 27 Aug 27, 2007 - 6:34:38 AM Odayaasha dhaqanka beelaha ****** ayaa qaadacay ka qeyb galka shirka Asmara oo ay soo qaban qaabiyeen xubnihii Maxkamadaha Islaamiga iyo xubanaha la magac baxay barlamaanka xorta ah ee Somalia. Odoyasha ayaa shegay inaysan dooneyn inay ka qeyb galan shirkasi, iyagoo sheegay inaysan jirin xiriir ay la leeyihiin xubnaha mucaradka ah ee ku sugan magalada Asmara ee dalka Eritrea. Afhayenka odoyasha la magac baxey golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha ****** Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo Saxaafada ay wax ka warsatay ka qeyb galkooda shirkaasi ayaa yiri “Lagama yaabo inaan shirkaasi aadno xiligaan, xubnaha Asmara ku sugan wax xiriir naga dhaxeeyana ma jirto”. Axmad Dirie ayaa sheegay in iyaga iyo xubnaha Asmara ay hal ula jeedo wadaagaan taasoo ah inay dalka ka baxaan ciidamada Ethiopia. Cabdi Fatax Axmad,GO Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 27, 2007 The two Sharif's are naked, isolated and ignored. Quote Share this post Link to post Share on other sites