General Duke Posted July 13, 2009 London: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Xubno ka tirsan dowladda Ingiriiska. 13. juli 2009 London(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud oo booqanaya dalka Ingiriiska ayaa la kulmay Masuuliyiin ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee dalka Ingiriiska, waxa ayna isla soo qaadeen waxyaabo kala gedisan oo ay ugu horeeyaan horumarka iyo Xiriirka labada dhinac. Madaxweynaha Puntland oo casumaad ka helay dowladda Ingiriiska kuna jooga dalkaasi ayaa wada hadaladiisan waxa ay ku saabsanaayeen sidii ay dowladda Ingiriisku taageero usiin lahayd dowladda Puntland, sida ay utaageerto maamul gobaleedyada Soomaalida qaarkood. Xubin sare oo ka tirsan wafdiga Madaxweynaha ayaa sheegay in uu Madaxweynuhu saraakiisha uu la kulmay oo dhan ay isla soo qadeen xaaladaha Soomaaliya, sidoo kale ayna go'aamo ka gaareen qodobadii ay isla soo qaadeen. " Madaxweynaha iyo wafdigu waxa ay la kulmeen dad badan oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta Wasaarada arimaha dibada, waxaana laysku afgartay wada shaqeyn laga bilaabo waqtigan dhexmarta Puntland & Ingiriiska oo ku saabsan sidii looga wada shaqeyn lahaa danaha gobalkaas" Ayuu yiri Xubin. Warar ka soo baxaya Aqalka Madaxtooyada ee Puntland ayaa lugu shaaciyey in ay wafdiga dowladda Puntland ay guul lataaban karo gaareen booqashada ay ku joogaan dalka Ingiriiska, waxaana wafuudan ay malmaha nagu soo aadan socdaal ku tagi doonaan meelo kale oo ay casumaad ka heleen, inkastoo aan tafaasiil dheeraad ah laga bixin wadamada ay booqan doonaan. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted July 13, 2009 duke I hope faroole tries to change puntland for good. nonsen meeting and pictures will not take us anywhere. Puntland needs complet change. It needs to be risen from the ground. south Galkacyo things are not looking good. fage ahlul suna wal jameeca has controll part of the city. those so called ahlul suna wal jameeca are the old qabqale from muqdisho. Faroole needs to go back to the city quickly and decalr stat of emergancy. somalidu waxeey tiraahdaa falaari galgalsho kaagama harto. biyaha inteeysan ku soo gaarin baa la iska muusaa. wax qabad baa loo baahan yahay. dalxiis waxbo ma qabto Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 13, 2009 Brother, what happens in South Galkacyu is not a matter for Puntland. The admin has already sent all the MP’s, Ministers and even the Parliament speaker who all hail from Mudug back to Galkacyu. They are working on setting up a new admin and improving security. There is no need for emergency the one thing we need to concentrate is improving security and getting the support of the Diaspora. Galkacyu problem is crime, corruption and incompetent leaders and the tolerance of the Puntland population the city need more development a coherent admin and not to worry about their neighbors who they have had peace with for over 15 years. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kajdes Posted July 14, 2009 The President is certainly getting around. Quote Share this post Link to post Share on other sites