Jacaylbaro Posted May 13, 2010 Madaxweyne Rayaale oo Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxweynaha Siciid Cadaani ayuu ku sheegay Madaxweyne Rayaale inuu dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Ingiriiska Mr: David Cameron Warsaxaafadeedkaas oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sedan:- Madaxweynaha JSL. Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa u maanta Dhambaal Hambalyo ah u diray Raysal Wasaaraha cusub ee Dawlada UK Mudane, David Cameron oo ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee (Conservative) oo dhawaan ku guulaystay Doorashooyinkii ka dhacay Dalka UK. Madaxweynuhu waxa uu Dhambaalkiisaas Hambalyada ah ku sheegay inuu aad ugu rajo weyn yahay xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo Dalka UK oo hadda meel wanaagsan maraayo in u ka sii ficnaandoono marka Xisbiga Muxaafidku Xilka la wareego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted May 13, 2010 Cameron wuu yaabi doonaa? Riyaale is who unbaa ka soo hadhi doonta. Markuu Somaliland maqlana, he will send his thanks to Sheikh Sharif, intuu kala garan waayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 13, 2010 ^ ^ Waar sidaa doqon uma aha dee ,,, David ha caayin ,,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
dambarsame Posted May 13, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Cameron wuu yaabi doonaa? Riyaale is who unbaa ka soo hadhi doonta. Markuu Somaliland maqlana, he will send his thanks to Sheikh Sharif, intuu kala garan waayo. war malaha way is yaqaannaane ka fiirso, sow tuu riyaale dhowr jeer ingriiska tegey ee labada aqalba la kulmay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted May 13, 2010 I heard david cameroon has a positive view towards somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted May 13, 2010 ^ postive or not, it is safe to assume it will be the 100001 thing to do on his list. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 13, 2010 At least it is on the list ............... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted May 13, 2010 Originally posted by Sacad *Ducaale: I heard david cameroon has a positive view towards somaliland. Heard? Did a little birdie tell you that? Any evidence to back up this claim? Did he ever make a speech or comment? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2010 Jamelia whats so funny an african president is Congratulating another prime minister Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2010 Do you think the PM will ever read an email sent from, DR_Kahin@hotmail.com ? Give us a break lad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted May 14, 2010 He sure is not happy with pirates kidnapping British citizens Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted May 14, 2010 ^^^ Are you happy? Do you think the plight of the poor couple held in Galgaduud helps your credentials for recognition? Poor secessionist, you are even more despeate than usual. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted May 14, 2010 Never mind Dukey....he just got lost from uncle middle finger and is damn confused. Quote Share this post Link to post Share on other sites