xiinfaniin Posted November 12, 2010 Wasiirada DF oo la magacaabey 12 Nov 12, 2010 - 7:48:06 AM Ra'iisul wasaaraha Somalia Maxamed Cabdullaahi Maxamed [Farmaajo], ayaa lagu wadaa inuu goordhow ku dhawaaqo golihiisa wasiirada oo ka kooban 18-xubnood oo u badan Qurbo-joog, iyadoo xubnaha uu magacaabayo ay ku jiraan saddex xubnood oo ka mid ahaa wasiirradiii hore. Golihiisa wasiirrada ayaa waxaa ka mid ah: Ra'iisul wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed C/llaahi Oomar iyo Ra'iisul Wasaare ku xigeen ah wasiirka Gaashaanhiddga Cabdixakiin Maxamed Xaaji. Wasiirrada kale ayaa waxaa ka mid ah: Wasiirka Maaliyada Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdiweli Maxamed, Wasiirada Haweenka Maryan Qaasim, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka Cabdishakuur Sheekh Xasan Faarax, Wasiirka howlaha Guud iyo dib u dhiska Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Diinta C/llaahi Abyan Nuur iyo Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdikariim Axmed Jaamac. Ra'iisul wasaaraha oo lagu waday inuu ku dhawaaqo golihiisa maanta duhurkii, ayaa la sheegay in sababta uu dib u dhaca ugu yimid ay tahay iyadoo uu taagan yahay muran ku saabsan xubnahan oo u dhexeeya Madaxweynaha, Gudoomiyaha baarlamaana iyo Ra'iisul wasaaraha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted November 12, 2010 ^^ Any surprises? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 12, 2010 The Ceremony should have started at 2 PM Mogadishu time and the people who were supposed to be at the naming are still in awe. The President, the Prime Minister and the Speaker are at loggerheads and the Parliamentarians cry foul. Apparently the PM has threatened to step down. The latest is the PM's supporters version. However it's much bigger. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 12, 2010 Magacyada iyo xilalka qaar ka mid ah wasiirada cusub. Muqdisho (RBC Radio Online): RBC Radio ayaa ogaatay qaar ka mid ah magacyada iyo xilalalka ay qabanayaan wasiirada la doonayo in lamagacaabo. Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ayaa goor dhow waxaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo liiska golaha wasiirada. Magacyada Masuuliyiinta iyo xilalka ay qabanayaan oo ay ogaatay RBC Radio ayaa waxaa ka mid ah. Raysal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada Max’ed Cabdullaahi Oomaar Raysal wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Max’ed Xaaji. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga Prof Cabdi Wali Max’ed. Wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga C/shakuur Sheekh Xasan Faarax . Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo isgaarsiinta C/kariim Axmed Jaamac. Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta C/laahi Abyan Nuur Wasiirka howlaha guud iyo iyo dib u dhiska C/rashiid Khaliif Xaashi. Wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Haweenka Maryan Khaasim. Sidoo kale wasiirada waxaa ka mid noqondoona sida la sheegay Sheekh Cumar Maxamed Faarax oo dhinaca Ahlu Suna ka imaanaya. Qaban qaabadii magacaabista wasiiradaan ayaa waxa ay wali ka socotaa xafiiska raysal wasaaraha waxaana goor dhow lagu wadaa in lagu dhaqaaqo. RBC Radio Online Xafiiska wararka Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 12, 2010 Originally posted by NGONGE: ^^ Any surprises? Yes. Both Sharif’s chief staff and communication director jumped ship . If this list is final, both will be ministers. Also Prof. Abdiweli is a fresh face---assuming he is the man i think he is. edit: It appears save two, all ministers are new faces in Farmaajo's cabinet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted November 12, 2010 It's final now Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 12, 2010 This is quite an improvement from Indho Adde type. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted November 12, 2010 wooow this look good really good mashallah hada rajo ayaa la helay!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 13, 2010 Haddaa nahnay Reer Kanada waa qaadacnay dowladaan cusub maadaama meesha sad bursi ku jirto. Reer Mareykan ayaa ku shubtay. Looma dhamo, mana aha 4.5. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted November 13, 2010 Did Cheeseman not promise the ladies their "fair share" of cabinet positions? Quote Share this post Link to post Share on other sites