Xaaji Xunjuf Posted June 22, 2010 bilan dee xaglajifiye laftigisa ayaa caqli yar,, marka dadka tageersan ba maskaxdoodu wey koobnanaysa ma fahantay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 22, 2010 Bilan, Walaal, cida dabka la wareegasana waa Faroole, and yes it will not help Puntland SSC mahaa urur, waa maamul iyo hogaan ee sameesteen shacabka SSC ku nool Faroole asagaa bilaabay dagaal inuu ku qaado hogaanka iyo shacabka SSC, markaa Faroole asagaa idaacadaha ka sheegay inuu burburin doona iyo dumina doona hogaanka iyo shacabka SSC, waayo waa argagaxiso Shacabka SSC ma aqbalayaan in Faroole iyo Maamulkiisa Puntland dumiyaan hogaanka iyo maamulka SSC Faroole dagaal aad u weyn ayuu kula jiraa maamulka SSC, waxuuna rabaa inuu dumiyo SSC, markaa ma dhici kartaa in aad adigu caqli yar isticmaalasid ama aad waxba la socon Faroole asagaa fitnada ka shaqqenaya, oo dadka isku diraya, haduu Faroole dhaho SSC waan duminayaa, dee hadii ladhaho Maamulkiisa Puntland waa la duminayaa, Faroole ayaa masuul ka ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted June 22, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: bilan dee xaglajifiye laftigisa ayaa caqli yar,, marka dadka tageersan ba maskaxdoodu wey koobnanaysa ma fahantay xunjuf, Siilaayo, Riyaale, Waraabe iyo dadka taageersan ayaaa ah dad walaan oo jiran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 22, 2010 Libaan cry me a river xagla jifiye is a nurse from ohio and his leadership skills are limited , all he can do is brag how bad the pirate state is ,and how they politically abused him. But he is your nurse I hope he will save you From the bad evil Somaliland Boogeyman Quote Share this post Link to post Share on other sites