Sign in to follow this  
General Duke

IGAD to have an emergency summit regarding Somalia?????

Recommended Posts

Urur goboleedka IGAD oo shir deg-deg ah ku yeelanaya dalka Itoobiya, kagana hadlayay arrimaha Soomaaliya

 

Hiiraan

 

November 8, 2010 Markacadeey

 

Urur-goboleedka IGAD, ayaa toddobaadkan waxay kulan deg-deg ah ku yeelanayan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo ay uga hadli doonaan xaaladaha dalka Soomalaiya.

 

Shirka IGAD ayaa waxay wasiirrada dibadda dalalka ku mideysan kusoo bandhigi doonaan, xaaladaha murugsan ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada u dhexeeya dowladda Soomaailya iyo xoogagga hubeysan ee kasoo horjeeda.

 

Wargeyska Daily Monitor, ee kasoo baxa magaalada Kampala, ayaa sheegay in ilo ku sugan Soomaaliya uu kasoo xigtay in madaxweyanha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu musuqmaasuqay howlaha dowladda, taasoo sababtay in askarta dowladdu ay ku biiraan xoogagga hubeysan.

 

Wargeyska, ayaa wuxuu warbixintiisa ku sheegay in musuqmaasuqu uu keentay in dowladdu ay laba u qaybsanto, ayna bixin waaydo mushaaraadka ciidanka, taasoo u sahashay Xarrakatul Shabaab ay ciidammada ku qalqaaliso inay dhankeeda u goostaan.

 

"Ma jiro maamul milateri oo dhisan, taasna waxay dhashay natiijo ah in askarigu uu ku biiro dhinacyada dowladda kasoo horjeeda, gaar ahaan Al-shabaab, ama ay ka iibsadaan hubkooda si ay lacag u helaan," ayuu wargeysku kasoo xigtay xubno ka tirsan dowladda oo Muqdisho ku sugan.

 

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Inj Yariisow) ayuu wargeysku sheegay inuu ku sheegay wareysi ay dhawaan ka qaadeen inay jiraan ciidammo badan oo ka goostay dowladda, balse ay hadda taas xallinayaan.

 

Shirkan, oo si weyn loogu falanqeyn doono arrimaha Soomaaliya, ayaa waxaa hadal ku saabsan xaaladda dagaal ee ciidammada AMISOM ka jeedin doona wasiirka arrimaha dibadda ee Uganda Sam Kutesa oo shirka ku matalaya dalkiisa.

 

Xukuumadda Uganda, ayaa waxaa kaga sugan Soomaaliya ciidammada ugu badan ee AMISOM, kuwaasoo dowladda ka difaaca dagaallada maalin-laha ah ee kaga imaanaya xoogagga hubeysan.

 

"Waxaan aad uga walwalsannahay, dagaallada ka socda Soomaaliya, iyadoo xilliga KMG ah ee dowladda oo gabogabo ku dhow," ayuu yiri wasiir-u-dowlaha wasaarada xiriirka caalamiga ah ee Uganda Oryem-Okello, oo intaas ku daray: "horay ayaan ugu waaninnay madaxda Soomaailya inay dalkooda wax ka qabtaan."

 

Shirkan. ayaa waxaa sidoo kale looga hadli doonaa xaaladaha dalka Sudan, gaar ahaan gobolka koonfurta dalkaas ku yaalla ee Darfuur, waxaana shirka ka qaybageli doono madax sarsare oo ka tirsan Midowga Afrika.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Regional leaders are due to hold an emergency summit in Addis Ababa, Ethiopia this week to thrash out action points to handle the dicey security and governance situation in Somalia.

 

The Inter-Government Authority on Development (IGAD) meeting, at which Foreign Affairs Minister Sam Kutesa is representing Uganda, comes amid reported defection of Somali government troops to al Shabaab militants.

 

Security and diplomatic sources say President Sheikh Sharif’s beleaguered Transitional Federal Government is corrupt, deeply divided and unable to pay soldiers and police who get attracted to lucrative offers by insurgents.

“There is no proper military command structure and as a result, some of the soldiers either opt to join al Shabaab or sell off their guns and desert,” a diplomat familiar with goings-on in the restive Mogadishu, said.

 

Mr Abdirahman Omar Osman, the Somali government Information minister, in an e-mail interview, admitted defections by their troops but said the problem has now been fixed.

 

“Yes, we had very few of our soldiers defecting in the past due to lack of resources to maintain regular payments and al-Shabaab’s propaganda, in particular how they portray the image of Islam,” he wrote.

 

Presently, international actors are scratching their heads on what to do as mandate of TFG that they have been propping up in power to stablise the Horn of Africa nation runs out, opening the possibility for worse violence.

 

Power struggle

Shiekh Sharif’s government, already ruptured by internal bickering and bitter power struggle, under present the arrangement will cease administering Somalia by August 2011.

 

However, anticipated reforms for smooth succession, among which is drafting of a new Constitution, remain wet in the wings. A fall out with President Sharif forced Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke to resign while naming of his successor, Mr Mohamed Abdullahi Mohamed, whom Parliament approved on October 31, initially unsettled power brokers there.

 

“We are concerned about the continued bickering and internal fighting as well as the mandate of TFG that’s about to expire,” Uganda’s State Minister for International Affairs Oryem-Okello, said. “We have warned leaders in Somalia already,” he added.

 

Uganda helps

Uganda contributes the bulk of the 7, 000 foreign troops, otherwise called peacekeepers, guarding key state installations in Mogadishu under the aegis of the African Union.

 

Mr Alberto Merlan, the principal information officer at the European Union Training Mission - Somalia, said on Friday that the first batch of 1, 000 Somali forces whose training in Uganda they are financing, graduate this month at Bihanga Training Camp.

 

“The European Union Training Mission – Somalia will provide specialist training, and support to the recruit training provided by Uganda, up to two thousand Somali trainees in two intakes,” he wrote in reply to our e-mail enquiries.

 

It has emerged that EU and other international stakeholders are in the dark about secret training of about 1, 000 Somalia police officers by Germany in Ethiopia.

This week, the United States that has directly and through the UN Logistical Support Package, spearheaded funding for AMISOM operations, called on partners to put in more money to halt Somalia from slipping into a terrorism hotbed.

 

America’s Shs500 support

Mr Matt Goshko, the US public affairs officer for the Somalia Unit, said they had since 2007 spent $229 million (Shs526b) on Somalia and Washington remains committed to the Djibouti Peace Process and supports TFG.

 

“We are also broadening our engagement with regional and local administrations, civil society groups, and clan leaders in Somalia who share the same goals of peace and stability.”

 

This newspaper was told both EU and US representatives will attend the IGAD meeting, but as observers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this