Jacaylbaro Posted November 20, 2009 HARGEISA, 20 November 2009 (Somalilandpress) – Somaliland’s Minister of Water and Mineral Resources, Mr. Qasim Sh. Yusuf died in Mekkah today. The minister was among hundreds of Somalilanders went to Saudi Arabia for this year’s Pilgrim or Hajj. The Minister died of a heart attack as Government officials confirmed to Somalilandpress. Mr. Qasim was one of the senior ministers in Somaliland who have been in the politics for such long time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 20, 2009 Wasiirkii macdanta iyo biyaha Somaliland oo ku geeriyooday magaalada Maka Alle ha u naxariistee waxa magaalada Makla Al Mukarama ku geeriyooday wasiirkiii macdanta iyo biyaha Somaliland marxuun Cismaan Qaasin Sheekh Ibrahim , oo ka mid ahaa xujaajtii sanadka soo gudanaysay wajibaakada xajka marxuunka ayaa ku geeriyooday Hotel-kii uu deganaa sida ay sheegayaan ilo xog ogaal aho Wasiirka ayaa jinaasadiisa caawa salaadii makhrib lagaga tukaday masaajidka weyn ee Maka sida uu noo xaqiijiyay Farxaan Adan Haybe oo ah gudoomiyaha hay'ada wadaniga ah ee GAAVO, oo ku sugan xaramka Farxaan waxa uu noo xaqiijiyay oo uu noo sheegay in salaadii Makhribka marxuunka lagaga tukaday misaajidkaasi, weyn ee Maka, Farxaan sidoo kale noo sheegay in uu isagu aad uga durugsanyahay goobta misaajidku ku yaalo, isla markaasina uu maqlay uun geerida marxuunka oo uu ku tilmaamay in ay ku noqotay naxdin Dhanka kalena waxa aan noo suurto galin in aanu wax ka waydiino jinaasada wasiirka, wasiirka duulista iyo hawada Somaliland mudane Cali Maxamed Warancadde oo ka mid ahaa wasiiradii sandka iyaguna xajaaya, oo aanu la xidhiidhnay, wasiirka ayaa aanu la xidhiidhi doonaa ama la hadli doonaa wakhtiyada fooda inagu soo haya, hadii Ilahay ogolaado. Sidoo kale waxa ay shabkada qarannews la xidhiidhay meelo badan oo ka mid ah dalka Sucuudiga siiba Maka iyo Somaliland, waxii war ah ee dheeraad ahna waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa wararkeena danbe. Inaarilaahu wa inaa Ilahyhu raajucuun, dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenda shabkada qarannews, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii iyo xukumada iyo dhamaan shicibka reer Somaliland ee uu ka geeriyooday marxuun Xaaji Cismaan Qaasin Sheekh Ibrahim Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 20, 2009 Alla Ha,Unaxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted November 20, 2009 Allah u naxariisto Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 20, 2009 Allah u naxariisto, he passed away in the holliest place on Earth. My condolences to his family in this difficult time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 20, 2009 wa ahlu jannoh ninkaasi ilahay ha uu naxaristo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted November 20, 2009 Allaha u naxariisto, there is no better place to die than Makkah during Dul-Hija. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 20, 2009 Ilaahay naxariisti janno ha ka waraabiyo. Samir iyo iiman dhamaan eheladiisi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted November 20, 2009 Alla u naxariisto. Marxuumka nasiib ayuu leeyahay haduu ku dhimtey Maka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted November 20, 2009 Allah yarxam. Samir iyo Imaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 20, 2009 Ilaahay ha u naxariisto, dambigiisana ha dhaafo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 21, 2009 Lucky! samir iyo imaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 21, 2009 Ilaahay ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MAXIMUS POWERS Posted November 21, 2009 Ilaahay naxariisti janno ha ka waraabiyo! Quote Share this post Link to post Share on other sites