Sign in to follow this  
General Duke

Al-Islax welcomes peace conference inside Somalia...

Recommended Posts

MUQDISHO: Xarakada Islaax oo Muqdisho ka soo saartay bayaan ay kaga hadlayso dib u heshiisiinta Madaxda dowladdu ku baaqeen

Posted to the Web Feb 01, 17:21

 

islaax.gif

 

Muqdisho (PP) - Dhaqdhaqaaqa Xarrakada Islaamiga ah ee Islaax ayaa ka so saartay Magaalada Muqdisho qoraal ku wahajan Howlaha ku wajahan dib u heshiisiintii uu ku dhawaaqay Madaxweyanha Soomaaliya C/llaahi Yusuuf Axmed ayaa u qornaa sidan:

 

Xarakada Islaax oo ka dhigatay dibuh eshisiinta Soomaaliyeed qodobada ugu muhiimsan hawlaheeda, mar kastana ku hawlan wadahadalsiinta iyo dibuheshiisiinta shacbiga, waxay soo dhaweyneysaa baaqa madaxda dawladda Soomaaliyeed ee ku aaddan dibuheshiisiinta, waxayna ku baaqeysaa qodobada soo socda:

 

Islaax waxey taageeraysaa dibuheshiisiinta madaxda dawladu ugu baaqeen shacbiga Soomaaliyeed, waxayna Ilaah ka baryaysaa in dhaqangelinta baaqaas uu u horseedo ummadda Soomaaliyeed nabad, deganaasho iyo horumar waara.

 

Islaax waxay ku baraarujinaysaa shacabka Soomaaliyeed cawaaqib-xumidda ka dhalan karta dagaallada, isdilka, aargudashada iyo hurinta colaado cusub, waxayna ku baaqeysaa iscafis iyo isa saamaxid.

 

Islaax waxay soo dhawaynaysaa ka bixitaanka bilowga ah ee ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya, waxayna ugu baaqaysaa dawladda Federaalka K.M.G ah ee soomaliya iney sida ugu dhaqsida badan u hanato hawlaha adkaynta amniga qaranka.

 

Islaax waxay saluugsantahay kaalinta dowladaha carabtu ka qaadanayaan xalinta arimaha Soomaaliya, waxayna ugu baaqeysaa inay la garab istaagaan walaalahooda Soomaaliyeed hiil iyo hooba, si firfircoon uga qaybqaataan soo celinta amniga iyo dibudhiska Soomaaliya.

 

Allaahu Akbar WalillaahilXamd

 

Sh. C/laahi Cali Xayle

 

Afhayeen u hadlay Islaax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

Al-Islaax is one the few genuine Islamic movements in Somalia. They are level-headed unlike the the politically motivated, power-hungry Al-Ittihad movement. But they are history.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al-Islaax are bidci's and innovaters Pi, so much for them bein level-headed! They're mostly westen educated folks that want to establish an Islamic state through non violent means and they argue that Jihaad should not be undertaken at all!

 

I hope you know my stance on those matters and what I feel of all those groups Al-Itihaad included ofcourse! We need to follow the prophet's path and sunnah peace be upon him!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

MKA Yoonis, duqa, I'd be very interested in listening to the arguments that you have for them being innovators. Besides, the well-known Islaax personalities are not all western educated. Some of them were educated in the arab world (i.e. Sudan, Egypt, Jordan, Saudia Arabia etc).

 

Anyhow, regardless, they should be commended for this gesture, no?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this