Gabbal Posted October 25, 2006 Howlo Dayactir ah oo wali ka socda garoomada gobolka Gedo Mogadishu 25, Oct.06 ( Sh.M.Network) Howlo Dayactir ah ayaa laga bilaabay garoomada Diyaaradaha ee ku yaala gobolka Gedo, kaasoo ay wado shirkad lagu magacaabo Ganaane Bussiness oo ay ku mideysan yihiin ganacsato ka soo jeeda gobolkaasi, iyadoo gobolka Gedo ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan. Madaxa shirkadda Business Ganaane Hilowle Aadan ayaa waxa uu shabelle u sheegay in howlo dayactir ah ay ku sameeyeen garoomo ku yaala degmooyinka Garbaharreey, Luuq iyo Baardheere, halkaasi oo ay ku diyaariyeen xeeyn-daab garoomadaasi looga ilaalinayo in xoolaha ay soo galaan iyo waliba Dayactir lagu sameeyay Run wayga diyaaradaha ay ku socdaan oo horey burbur u soo gaaray. Waxa uu intaasi ku daray in Howshaasi ay hormuudka u yihiin ay qeyb ka yihiin kooxo ganacsato ah oo ka soo jeeda gobolka Gedo. Mar wax laga weydiiyay xilligaan in garoomadaasi ay u diyaariyeen arimo la xiriira siyaasad ayaa waxa uu sheegay in ay yihiin ganacsato dooneysa horumarka gobolkooda, hasa ahaatee Wax siyaasad ah aanu lug ku laheyn. Mr. Hilowle waxa uu ugu baaqay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolkaasi in ay ka qeyb qaataan sidii loo horumarin lahaa gobolkooda. Shabelle Media Network Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 26, 2006 Because Uncle Yey has been urged (by Ethiopia) to move base to Gedo, horn. Dayactirka are inline with the 'coming to Gedo' that is to take place in the few weeks ahead of us. It is either Gedo (garbahareey) or Godey! PS: Welcome the president Horn in Gedo . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 26, 2006 Howshaan bilee socotay yaa Paragan! It has nothing to do with the political situation in Somalia. And where have you heard Yusuf is moving to Gedo and for what purpose? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 26, 2006 Hala soo dhaweeyo Abuunaa Yeey Inshaa Allaah meel kasta uu tago! Jowhar ka guur Baydhabo u guur Garbahaarey u guur Godey ku guur Gaalkacyo u guur Abuunaa Yuusuf salkiiba dhulka waa dhigi la'yahey, alla kacdoonka shacabka dhib badnaa maxey bulshada rayyidka u kiciyeen qabqablayaashu haku neefsadaanee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted October 26, 2006 Originally posted by nuune: Jowhar ka guur Baydhabo u guur Garbahaarey u guur Godey ku guur Gaalkacyo u guur Maxa jira? Halas o dhan isaga madaxweyne ma u ahiino? Meshis rabo as tegi kara, idinka le ha daliin sidi uu bursaneysiin. Xaaji C/llahi wa idin ka fiato badan yahey, wax badan ayu so ordayay..welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted October 27, 2006 welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 27, 2006 Ya iska garey Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 27, 2006 Maxa jira? Halas o dhan isaga madaxweyne ma u ahiino? Meshis rabo as tegi kara, idinka le ha daliin sidi uu bursaneysiin. Xaaji C/llahi wa idin ka fiato badan yahey, wax badan ayu so ordayay..welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey. lol....... Quote Share this post Link to post Share on other sites