Sign in to follow this  
Gabbal

Gedo airports being refurnished.

Recommended Posts

Gabbal   

Howlo Dayactir ah oo wali ka socda garoomada gobolka Gedo

 

 

Mogadishu 25, Oct.06 ( Sh.M.Network) Howlo Dayactir ah ayaa laga bilaabay garoomada Diyaaradaha ee ku yaala gobolka Gedo, kaasoo ay wado shirkad lagu magacaabo Ganaane Bussiness oo ay ku mideysan yihiin ganacsato ka soo jeeda gobolkaasi, iyadoo gobolka Gedo ay ka jiraan dhaq dhaqaaqyo ciidan.

 

Madaxa shirkadda Business Ganaane Hilowle Aadan ayaa waxa uu shabelle u sheegay in howlo dayactir ah ay ku sameeyeen garoomo ku yaala degmooyinka Garbaharreey, Luuq iyo Baardheere, halkaasi oo ay ku diyaariyeen xeeyn-daab garoomadaasi looga ilaalinayo in xoolaha ay soo galaan iyo waliba Dayactir lagu sameeyay Run wayga diyaaradaha ay ku socdaan oo horey burbur u soo gaaray.

 

Waxa uu intaasi ku daray in Howshaasi ay hormuudka u yihiin ay qeyb ka yihiin kooxo ganacsato ah oo ka soo jeeda gobolka Gedo.

 

Mar wax laga weydiiyay xilligaan in garoomadaasi ay u diyaariyeen arimo la xiriira siyaasad ayaa waxa uu sheegay in ay yihiin ganacsato dooneysa horumarka gobolkooda, hasa ahaatee Wax siyaasad ah aanu lug ku laheyn.

 

Mr. Hilowle waxa uu ugu baaqay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolkaasi in ay ka qeyb qaataan sidii loo horumarin lahaa gobolkooda.

 

 

 

Shabelle Media Network Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Because Uncle Yey has been urged (by Ethiopia) to move base to Gedo, horn. Dayactirka are inline with the 'coming to Gedo' :D that is to take place in the few weeks ahead of us. It is either Gedo (garbahareey) or Godey! smile.gif

 

PS: Welcome the president Horn in Gedo :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Howshaan bilee socotay yaa Paragan! It has nothing to do with the political situation in Somalia.

 

And where have you heard Yusuf is moving to Gedo and for what purpose?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Hala soo dhaweeyo Abuunaa Yeey Inshaa Allaah meel kasta uu tago!

 

Jowhar ka guur

Baydhabo u guur

Garbahaarey u guur

Godey ku guur

Gaalkacyo u guur

 

Abuunaa Yuusuf salkiiba dhulka waa dhigi la'yahey, alla kacdoonka shacabka dhib badnaa maxey bulshada rayyidka u kiciyeen qabqablayaashu haku neefsadaanee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by nuune:

Jowhar ka guur

Baydhabo u guur

Garbahaarey u guur

Godey ku guur

Gaalkacyo u guur

Maxa jira? Halas o dhan isaga madaxweyne ma u ahiino? Meshis rabo as tegi kara, idinka le ha daliin sidi uu bursaneysiin. Xaaji C/llahi wa idin ka fiato badan yahey, wax badan ayu so ordayay..welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxa jira? Halas o dhan isaga madaxweyne ma u ahiino? Meshis rabo as tegi kara, idinka le ha daliin sidi uu bursaneysiin. Xaaji C/llahi wa idin ka fiato badan yahey, wax badan ayu so ordayay..welibana hada beer cusub ayu gacanta ku wata. Ya iska garey.

 

lol.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this