Jacaylbaro Posted November 18, 2007 Wasiirka waxbarashada ee dawlada kumeelgaadhka ah Mudane Ismaaciil M.hure Buubaa ayaa iska casilay jagadii uu u taagnaa ee wasiirka koowaad ee dawlada Soomaaliya,kadib markii madaxweynuhu sheegay in booaskaas ay iska leedahay oo keliya beesha ****** ee ******. Mr Buubaa oo ay soo sharaxeen beel weynta *** ayaa hada ka hor sheegay in ay xaq u leeyihiin in beeshiisu qabato jagadaas,taasoo isaga loo soo sharaxay,waxaase is casilaadiisan maanta ay waji gabax ku noqotay beesha ***,oo ku hanjabay inay kalsoonida kala noqon doonaan dawlada Cabdillahi Yuusuf. Dawlada Soomaaliya ayaa waxa la sharciyeey in madaxweynuhu leeyahay beesha *******,ra'iisul wasaaruhuna yahay ******,ra'iisul baarlamaankana uu leeyahay ***** iyo ******,meesha beelaha ***,iyo beesha Shanaad ay leeyihiin wixii loo garto ee intaa ka soo hadha. Dadka siyaasada indha-indheeya ayaa tilmaamaya in weliba jagada ra'iisul wasaare iyo madaxweyne aanay ku eekayn oo keliya ******* iyo ******,balse ay iska leeyihiin beelaha ********** iyo ******* oo heshiis hoose ka dhaxeeyo. here [ November 18, 2007, 11:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 18, 2007 What is ********? [ November 18, 2007, 11:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2007 Google it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2007 loooooool ,, waxaynu waydiin qolada reeraha inoo qaabilsan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fabregas Posted November 18, 2007 Originally posted by -*Xidigo*-: What is *******? It's a new Somali recipe served with meat and spices. Just go to any restaurant and ask them for it [ November 18, 2007, 11:05 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 18, 2007 Originally posted by -: Google it Google it ? I still don't know. what ****** is :confused: [ November 18, 2007, 11:07 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2007 Looooooooooooooool...you must be from the north. It is the Somali tribe that Geedi hails from. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 18, 2007 Give a brief translation please Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted November 18, 2007 lool@ Che ^ ******* =cariishka aan umalaynayay. My bad! [ November 18, 2007, 11:07 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 18, 2007 I was talking about give a translation to what the thread starter posted. Quote Share this post Link to post Share on other sites