Kamaavi Posted May 15, 2009 Odweyne,, saxiib meel aaan loo baahneyn ayaad abartay. Adoo mahadsan mar kale dib u akhrri waxa aan kaa hadlaynay. Fahanku waa shay qaali ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted May 15, 2009 Hear, hear... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted May 15, 2009 Originally posted by Cige: Ninka Xamar xukumaa reerka u haraya ... ninka madaxtooyada ku xabbisanina ama wuu tegi oo yugaadheeskuu raaci ama meeshiisaa lagu qaban Horta inta aadan hordhicin xoog iyo xeelad in ayna kala maarmin aan is la garano. Xamar iyada meel inoo dhig. Macno ka ahaan ninka roon reerka haa u haro maxay ka dhigantahay? Su'aasha say tahay u wajah. Quote Share this post Link to post Share on other sites