Gabbal Posted October 22, 2006 Dagaal qaraar oo ka socda Mag. Bu'aale 22,Oct,06 Dagaal qaraar ayaa waxa uu iminka ku dhex marayaa magaalada Bu'aale ee xarunta G/J/dhexe ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa Barre Hiiraale, iyadoo dhinaca Buur-hakabana laga cabsi qabo in dagaal uu ka qarxo War deg deg ah Shabelle.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 22, 2006 Dagaalkii ugu qaraaraa oo Bu'aale ka socda War deg deg ah Maleeshiyaadka Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha islaamka somalia ayaa dagaal qaraar waxa uu ku dhex marayaa gudaha magaalada Bu'aale, iyadoo dagaalkana uu yahay mid aad u culus sida lagu helayo wararka..22,10,2006 Allceeldheer.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 22, 2006 Dagaal qaraar oo ka socda Mag. Bu'aale War deg deg ah Bu'aale 22, Oct.06 ( Sh.M.Network) Dagaal qaraar ayaa waxa uu iminka ku dhex marayaa magaalada Bu'aale ee xarunta G/J/dhexe ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa Barre Hiiraale oo saakay duulaan ku soo qaaday magaaladaasi. Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo maalmahaanba ku sugnaa meel aan la fogeyn magaalada Bu'aale ayaa saakay weerar ku soo qaaday magaalada Bu'aale, oo fariisimo u aheyd ciidamada Maxkamadaha islaamka, iyadoo dagaal faraha la iskula gubtayna uu haatan ka soconayo magaalada sida ay sheegayaan wararka shabelle ay ku heshay qadka isgaarsiinta Fooneeyaha. Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaan la ogeyn ilaa iyo wali qasaaraha rasmiga ah ee uu geeystay, dagaalka oo socda aawadiis. Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa dagaal qaraar oo Maxkamadaha islaamka iyo ciidamada Dowladda ku dhex mara degmada Buur-hakaba, iyadoo halkaasi ay ku sii qulqulayaan ciidamo ka kala imaanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net. Isha wararka Somalia Shabelle Media Network Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 22, 2006 ^^^One should be warry of Shabbele news. But I hear inda CADE & Cayrow can not rush to the aid of the courts in Buaale since they are in Lower Shabbele. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 22, 2006 ^Indhacade, Cayrow, and even Hassan Turki have enough troops in Bu'aale. Let's await the outcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 22, 2006 Bu'aale: Dagaal Bu'aale ka bilowday. Sunday, October 22, 2006 ASPL Bu'aale(AllPuntland)- Wararka goor dhow naga soo gaaraya degmada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal halkaasi uu saaka ka bilowday, dagaalkan ayaa wuxuu u dhexeeyaa malleeshiyooyin ay kala wataan maxkamadaha Islaamiga Muqdisho iyo ciidanka wasiirka gaashaandhigga Bare Hiiraale. Dagaalkan oo maalmihii tagay oo dhan wadnaha farta looga hayay ayaa la sheegayaa in labadaasi ciidan ay foodda isku dareen magaalada Bu'aale. Khasaaraha dagaalkaasi lama soo sheegi karo ayadoo ay tahay xilli hore, waxaase la xaqiijinayaa in dagaalkaasi uu yahay mid culus oo la isku adeegsanayo hubka waawayn. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ciidamada Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha oo horay magaalada labada dhinac uga fadhiyay ay weerarka isku haleeleen xilli ciidanka Barre ay gulufkooda u soo dhaqaajiyeen dhinaca Bu'aale. Dadka deegaanka ayaa ka cararaya xabbadaha labada dhinac ay is waydaarsanayaan, waxaana lasheegayaa in khasaare durba la soo sheegayo , hase ahaatee cid sugtaa aysan jirin. Maxkamadaha ayaa dhawaahan magaalada Muqdisho ka iclaaminayay jihaad in lala galo dawladda Soomaaliya, waxaana iminka ciidamo ay u kala direen magaalooyinka Buur hakaba iyo Jowhar, ayadoo Jowhar uu gaaray guddoomiyaha maxkamadaha sheekh Shariif. Maxkaamdaha ayaa dadwaynaha Muqdisho ka codsaday inay kala qayb qaataan waxa ay ku tilmaameen halganka ay kala soo horjeedaan dawladda. AllPuntland.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2006 Let's see what will happen ,,,,,,,,, only poor civilians will suffer ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 22, 2006 Why didn't they just wait till Eid ends? How many will never be able to mark their last Eid today? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2006 This is how the ******** like to festival for the Eid ,,,,, shooting bullets and killing hundreds and the feel so fine ,,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 22, 2006 ^Understand this is a Somali forum, not a regional forum. If you wish to display unmitigated, half-hearted, and pitiful display of ignorance I'd advise you to kindly go to your own welcomed regional forums. Suldaanka- That question is beyond my ability to answer sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 22, 2006 who talked about a region ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 22, 2006 Miya la-isgaley? Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted October 22, 2006 In that case UIC UIC UIC UIC UIC!!!!!!!!!!!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted October 22, 2006 Originally posted by HornAfrique: ^Understand this is a Somali forum, not a regional forum. If you wish to display unmitigated, half-hearted, and pitiful display of ignorance I'd advise you to kindly go to your own welcomed regional forums. Horn, your title says "Mogadishu Entity" so come off it. Quote Share this post Link to post Share on other sites