Juje Posted March 8, 2010 Madaxweyne Shariif oo ayraborka london lagu.... Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif iyo wafdi uu horkacayay ayaa saakay shantii iyo barka xiliga London ee aroornimo waxaa uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka socota wasaarada Arimaha dibada. Madaxweynaha la filayaa saacad kadib in uu ka qudbadeeyo xarunta cilmi baarista ee Chatam House, waxaana madaxweynaha uu halkaasi kaga warami doonaa xaaladaha cakiran ee dowladda horyaala iyadoo aanu isku dayi doono inaan caawa idiin soo gudbino qudbada Madaxweynaha haduu ala idmo. A.Afey Diirad Live News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peacenow Posted March 8, 2010 More and more pictures please. We are all excited here. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 8, 2010 ^You realize he put on Khamiis on Friday, faces Makkah to pray five times a day, speaks Arabic fluently, his eye glasses made in Cairo, shoes in Dubai, dress in Lebnon and visiting Saudi Arabia next week. Juje: Please re-size the pictures. Midkan maxaa mar walba iyo meel walba daba dhigay madaxweynaha. Sidii qoftoo odageeda wardiyo ka heysa ayuu sawir walba ugula jiraa. Wuxuu u xusuusiyey nin dukaan lahaa oo markii shakiga batay islaantiisa ay bilaawday inay dukaanka la gaddo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted March 8, 2010 ^ LOL @ "Wuxuu u xusuusiyey nin dukaan lahaa oo markii shakiga batay islaantiisa ay bilaawday inay dukaanka la gaddo" Jacphar, I wouldn't get to such extremes, but close enough relationship. Shariif Sakiin is simple the puppet master of our dear old president. When Sakiin says "jump!", the president replies, "how high?" So far, this working relationship has done wonders for the well being of the TFG leadership, wouldn't you say... Quote Share this post Link to post Share on other sites