General Duke Posted November 24, 2006 Degmada Caabudwaaq oo ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaan ka kadib. Allmudug.com 24-11-06:- Waxaa dhawaan gaaray Degmada Caabudwaaq dad ka soo jeeda deegaankaas oo gacan saar la leh Maxkamadaha Muqdisho iyadoo isla markiiba ay isaga bexeen halkaas xubnihii ka socda maxkadaha iyo gaari kuwa somalidu utaqaan Cabdibilayaasha oo ilaalo u ahaa xubnaha yimid dad ku sugan degmada caabudwaaq oo shabakada allmudug xiriir la samaysay ayaa u xaqiijiyay inay isaga laabteen halkaas kadib markii dadka deegaanku aad uga caroodeen imaanshiyaha aan lagu wargalin kadibna ay ciidamo aad uhubaysan oo ka socda deegaanku saldhig ka samaysteen Taliskii ciidanka Boliska ee Degmada Caabudwaaq. Ciidamada deegaanka ayaa u qabtay wax ka yar 6 saac inay kaga baxaan Degmada raga yimid taasoo ku khasabtay inay isaga laabtaan Degmada caabudwaaq ilahan oo ku sugan Degmada Caabudwaaq ayaa shabakada allmudu usheegay inay hada xaaladu dagan tahay kadib markii ay qoladii soo gashay ka bexeen magaalada. Dhanka kale arintan ayaa ku soo beegmaysa xili maxkamaduhu ay sheegteen inay gacanta ku hayaan degmadaasi arintaas oo ah arin ay si wayn uga keceen dadka deegaanku marka dhinacyo badan laga eego sheegashada maxaakiimta iyo xaqiiqada deegaanka kajirta waxaad moodaa in arinta maxaakiimtu isugu soo ururtay oo qura warar dacaayada oo la faafiyo iyadoo ninka cagawayne la baxay uu sheegtay in ciidamadiisu gacanta ku hayaan halka maalma kahorna uu sheegtay inuu gacanta ku hayo Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Cabdinuur Mohamed Seeraar qalay2005@gmail.com Xafiiska wararka Allmudug.com Galkayco. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2006 Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq. Muqdisho, Jimco, 24 Nov 06 Simba Radio Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed oo ku hubeysan 30 Gawaari Dagaal ayaa si nabad-galyo leh ula wareegay Degmada Caabud-waaq ee Gobalka Galgaduud. Afhayeen Maxkamadaha Islaamiga ee Gobolada Dhexe Max'ed Max'ud Jimcaale “Cagaweyn” oo Idaacada Simba khadka telefoonka kula xiriirtay isagoo ku sugan Degmada Caabud-waaq ayaa sheegay in saakay saddex saac ee halkaasi gaareen. ?????? Afhayeenka Maxkamadaha ee Gobolada Dhexe, ayaa sidoo kale sheegay in horey halkaasi joogaan ciidamo tiro yar oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed, isagoo sheegay in lagu wareejiyay Saldhiga Caabud-waaq iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee deegaankaasi. Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay iney jiraan dad ka soo horjeeda Maxkamadaha Islaamiga sida Dadweynaha ka ganacsada Qaad iyo kuwo kale, balse waxuu sheegay Sharciga Islaamka deegaanadaasi ku dhaqi doonaan. Si kastaba ha ahaatee, Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ayaa lagu wareejiyay guud ahaan gacan ku heynta Degmada Caabud-waaq. Simba Media Center , Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 24, 2006 Duke- Over 60 odayaal dhaqameed led by Suldaan Saciid Shoobare have met with the Courts and told them to leave because they do not want a fight in their city, do not want hostilities, do not want anything that can disrupt the peace and security of their city. The old men then took members of their own respective sub-clans and kidnapped (literally) any members of their subclan that were walking around or seen in Caabudwaaq that were members of the Courts. That is when the ICU army led by Cagoweyn set in. My last update was the tension is so high, the women and children where being evacuated from the city. Calls in the street were any clash that starts in Caabudwaaq will finish in the streets of Cadaado and Dhuusa-mareb. The audacity of the Courts is so amazing. They are telling the people of the deegaan to "jooga, axmaarada guryahiina ka cesheda" meaning we came to Caabudwaaq to get forced support because of problems that occured during our earlier sabre-rattling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2006 ^^^^ That is when the ICU army led by Cagoweyn set in. Thats the part I do not get, the man who was unable to go to South Galkacyu his own home town dares to attack Cabud-Waaq, these people are getting crazier by the minute. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 24, 2006 I think the neutrality of Caabudwaaq and its members nationally hurt her this time. These people are about force, absolutely no respect towards neutrality. I am more surprised about the men of Caabudwaaq that legitimately brought the battle zone that reer Caabudwaaq do not deserve and did not call for to their own homes. Cago-weyne will go back to his house soon, where will they go back? Who will they live among the rest of their lives? Cago-weyn iyo xulafadiisa malagoodee soo doonteen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2006 ^^^I still have hope the elders will pull it of, I for one would hate to see inter family fighting for nothing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2006 Originally posted by HornAfrique: I think the neutrality of Caabudwaaq and its members nationally hurt her this time. These people are about force, absolutely no respect towards neutrality. LooooooooL....Hada ba baraarugtay. I have always wonder how you envision Hiiraale being a neatral between the TFG and the Courts. We know how that ended. I guess it will be now between the Courts and the Tigray.Lets pick one Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 24, 2006 Give me a reason to choose one over the other? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ahmed_Guree Posted November 24, 2006 ^^ choose Hiraale and establish Jubaland in C/waaq Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 24, 2006 ^You defanged Hiiraale right? Why continue to worry about him? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2006 ^^^If your choice is the Tigray, then you really don't have much say in your future, they decide your faith. And we all know how kindly and fairly the highlanders treat the eastern and southern citizens of the horn. But it is the courts, you are able to shape your the future of your country, and won't be relegated to infinite serfdom. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2006 ^^^Like the way they treat the people in Lower Shabbele, right? Simplistic arguments have no place in the real world. A clan supported by Eritrea is trying to hoodwing everyone, saxib theirs is a policy of agression and clan centric politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 24, 2006 At this point in time Che, I really do not know which one is the better future :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 24, 2006 ^^^^That's true, and but atleast I know how deal with a Somali. Nothing good ever comes out of having an occpying force dictating your daily life. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 24, 2006 ^^^No one will occupy Somalia neither the Ethiopians nor the Eritreans, its a fight for supporting your ally. The excuse of faith and anti-Tigray is running its course. Quote Share this post Link to post Share on other sites