Sign in to follow this  
General Duke

TFG recruiting more police rapid training.

Recommended Posts

DFKMS oo diiwan gelinaysa ciidamo bolis ah isla markana siinaysa tababaro deg deg ah

Last Updated::2007-05-07 11:58:15

 

Muqdisho:-Madaxa ciidamada boliska ee magaalada Muqdisho General Abdulahi Ali Uma oo shalay soo kormeeray Akademiyada ciidamada boliska ee magaalada Muqdisho ayaa

isaga oo khud bad u jeedinayay ciidamo bolis ah oo cusub oo gaaraya ilaa 500 askari waxa uu yiri:"Tababarkan deg deg ah oo labada asbuuc ah waxa uu idiin suura gelin doona inaad la tacaashan xaaladaha magaalada Muqdisho,waqti aanu meeshan idinku siihayno ma haysano"

 

Waxaa uu isaga oo hadalkisi sii wata yiri"waa inaynu bedelnaa wajiga xun ee Somaliya kaas oo ku dhisan qabyaalad iyo qabqablenimada ,waxana doonaynaa inuu nabadii iyo kala damayntii dib ugu soo celino wadanka"

 

Kuxigeenkisa Abdi Mohamed Fidow oo isaguna halkas ka hadlay ayaa yiri" shaqadina u horeysa waxa ay noqon doonta inaad la dagaalan taan burcada isla markana aad xoojisan hanaanka garsoorka ee magaalada "

 

Qorshahan ay dawlada Somaliya ku qoranayso ciidamo bolis ah oo faradan ayaa qayb ka ah dadaalka ay dawladu ku doonayso in ay si adag gacanta ugu dhigto amniga magaalada Muqdisho .

 

Faysal wakaalad

wakaalad@hotmail.com

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this