Cowke Posted October 1, 2009 Warar Hordhac ah ayaa ka soo baxaya kulan shalay duhurnimadii Dhexmaray Sheekh Xasan daahir aweys iyo Waliba Xubno aay isku beel yahiin oo ka tirsan DFKMG ee Somaliya Xubnaha iyo Sheekh Xasan ayaa la sheegay in kulankooda u aha in Sheekha lagu qanciyo inu ku biiro DFKMG ee Somaliya, madama dhanka kooxda Shabaab aay ka heysato dhibaato badan iyo isfaham darro. Waxana la sheegay inu Sheekh Xasan Daahir aweys ogoladay inu wada hadal la furo DFKMG ee Somaliya iyo in Xizbul islaam aay joojiyan dagaalka aay kula jiran DFKMG ee Somaliya, Dowladuna aay joojiso dagaalka aay kula jirto Xizbul islaam, Sidoo kalena labada dhinac aay iska kashadan Wixii Amniga quseeya. Shirkan ayaa la sheegay inay ka soo qeyb galeen Masuuliyiinta sar sare ee Xizbul islaam, Sidaa Gudoomiyaha Golaha Shuraada, Madaxa dhanka ciidanka, Iyo Waliba Xoghayaha Gashaandhiga ee Ururka, Sidoo kale waxa goob joog ka aha kulanka Odayaal ka soo jeeda beesha **** kuwas oo iyaguna arrimaha dhex dhexaadinta qeyb ka aha, Sidoo kale waxa Goobta joogay Saraakiil dowlada Metelaya oo dhamaan ka soo jeeday beesha u Xasan daahir ka soo jeedo, Sidoo kale waxa Kulanka Khadka telfoonka kaga qeyb galay Wasiiru dowladaha Gashaandhiga Sheekh Yusuf Maxamed Siyaad Indhacadde. Waxa la filaya in Labada dhinac kulan Heer sare ah ku dhex-yeeshan magaalada Muqdisho maalmaha soo socda, kulanka oo dhex mari doona Labo Koox oo ka kala socota DFKMG iyo Xizbul islaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted October 1, 2009 Waa kolkii dhagaha lagajafay and the end of what remains of the tfg. Ninkaan,he has balag called "defeat" on him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 1, 2009 Hoax.com ............. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 1, 2009 Cowke, please don't start doing what JB does and start hiding the source. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted October 1, 2009 ^The problem is he doesn't have source. He is the source LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted October 1, 2009 This is my source. http://boondheere.co m/index.php?news=206 3 Quote Share this post Link to post Share on other sites