Jabhad Posted June 5, 2007 Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Faraha Kasii baxaya ,Xilli Ay Ku Sugan Yihiin Cutubyo Ciidamo Shisheeye Oo Ay Horboodayaan Dowlada KMG Xaalada amaan ee magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa faraha kasii baxaysa tan iyo xiligii ay istaageen dagaaladii u dhexeeyey xoogaga diidan joogitaanka ciidamada shisheeye iyo weliba ciidamada huwanta ah ee Ethiopianka iyo kuwa dowlada KMG ah. http://www.somalitalk.com/2007/jun/05jun207.html Amaanka Magaalada Kismaanyo Oo Noqday Mid aan Laysku Halayn Karin Oo Kasii Daraya. Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaanyo ayaa sheegaya inay ka taagan yihiin xiisad colaadeed oo mudo soo jiitamaysay islamrkaana ay sii hurisay dilkii dhowaan loo gaystay taliyihii ciidanka nabad-sugida gaashaanle makhtal oo loo yaqaanay Gaa-gaab Ra'iisal Wasaare Geeddi oo xalay ku hoyday Gacanta Ciidamada Uganda iyo warbixin ku saabsan Qaraxii ka dhacay Gurigiisa Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa xalay ilaa iyo saaka waxaa uu ku jiraa gacanta Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyagoo si weyn u ilaalinaya ammaanka Ra'iisal Wasaaraha oo shalay ka badbaaday markiisa afaraad isku dey dil ah oo lala damacsanaa in lagu khaarajiyo. http://www.midnimo.com/jun1a/04_06_r_wasaaraha_oo_ku_hoyday_gacanta_ciidmada_ugandha.htm Qarax weyn ayaa gilgilay goor dhaweyd xaruntii Jaamacadda Siyaasadda iyo Saxaafadda ee Muqdisho oo ku taalla dhabarka dambe ee Kambaskii Jaamacadda Gahayr, halkasoo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Ethiopia, iyadoo aan la garanayn khasaaraha uu sababay qaraxaas. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9172 Pirates 'kill' hostage in Somalia Somali pirates, who have been holding a Taiwanese fishing vessel since the middle of last month, have reportedly killed one member of the crew. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6719091.stm Fading hopes for Somalia crisis Hopes for a peaceful political resolution to the crisis in Somalia are dimming, as a power struggle between the Ethiopian-backed Transitional Federal Government (TFG) and clan-based and Islamist militias continues to wrack Mogadishu. http://www.reliefweb.int/rw/RWB.NSF/db900SID/YDOI-73V2Q3?OpenDocument Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted June 5, 2007 It's an occupation, obviously no good news can be expected from it. May Allah subxanahu watacala have mercy on our people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jabhad Posted June 5, 2007 May Allah subxanahu watacala have mercy on our people. aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites