Sign in to follow this  
Jabhad

7 months o f occupation, more bad news coming from our beloved Somalia.

Recommended Posts

Jabhad   

Amaanka Caasimada Muqdisho Oo Faraha Kasii baxaya ,Xilli Ay Ku Sugan Yihiin Cutubyo Ciidamo Shisheeye Oo Ay Horboodayaan Dowlada KMG

Xaalada amaan ee magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa faraha kasii baxaysa tan iyo xiligii ay istaageen dagaaladii u dhexeeyey xoogaga diidan joogitaanka ciidamada shisheeye iyo weliba ciidamada huwanta ah ee Ethiopianka iyo kuwa dowlada KMG ah.

http://www.somalitalk.com/2007/jun/05jun207.html

Amaanka Magaalada Kismaanyo Oo Noqday Mid aan Laysku Halayn Karin Oo Kasii Daraya.

Wararka naga soo gaaraya magaalada kismaanyo ayaa sheegaya inay ka taagan yihiin xiisad colaadeed oo mudo soo jiitamaysay islamrkaana ay sii hurisay dilkii dhowaan loo gaystay taliyihii ciidanka nabad-sugida gaashaanle makhtal oo loo yaqaanay Gaa-gaab

 

Ra'iisal Wasaare Geeddi oo xalay ku hoyday Gacanta Ciidamada Uganda iyo warbixin ku saabsan Qaraxii ka dhacay Gurigiisa

Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa xalay ilaa iyo saaka waxaa uu ku jiraa gacanta Ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Afrika, iyagoo si weyn u ilaalinaya ammaanka Ra'iisal Wasaaraha oo shalay ka badbaaday markiisa afaraad isku dey dil ah oo lala damacsanaa in lagu khaarajiyo.

http://www.midnimo.com/jun1a/04_06_r_wasaaraha_oo_ku_hoyday_gacanta_ciidmada_ugandha.htm

 

Qarax weyn ayaa gilgilay goor dhaweyd xaruntii Jaamacadda Siyaasadda iyo Saxaafadda ee Muqdisho oo ku taalla dhabarka dambe ee Kambaskii Jaamacadda Gahayr, halkasoo ay ku sugan yihiin ciidammo ka tirsan kuwa Ethiopia, iyadoo aan la garanayn khasaaraha uu sababay qaraxaas.

http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=9172

Pirates 'kill' hostage in Somalia

Somali pirates, who have been holding a Taiwanese fishing vessel since the middle of last month, have reportedly killed one member of the crew.

http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6719091.stm

 

Fading hopes for Somalia crisis

Hopes for a peaceful political resolution to the crisis in Somalia are dimming, as a power struggle between the Ethiopian-backed Transitional Federal Government (TFG) and clan-based and Islamist militias continues to wrack Mogadishu.

http://www.reliefweb.int/rw/RWB.NSF/db900SID/YDOI-73V2Q3?OpenDocument

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

It's an occupation, obviously no good news can be expected from it.

 

May Allah subxanahu watacala have mercy on our people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this