Sign in to follow this  
General Duke

Al Shabaab a dangerous clan organisation..

Recommended Posts

FAALO: WAA MAXAY HADAFKA DHABTA AH EE ALSHABAAB? W/Q:CABDUQAADIR SULEYMAAN MAXAMED

Posted to the MOL June 1, 2008, 5:59 pm

 

Wadanka Soomaaliya oo ah wadan 20 sanno ku dhowaad aan lugu arag Dowlad si hufan u shaqaysa ayaa waayahaan dambe waxaa ku soo biiray koox ku cusub is jiidjiidka siyaasadda Soomaliya. Kooxdaan oo ah kooxda loo yaqan Alshabaab waa kuwo inta badan sheegata in ay u dagaalmayaan Diinta oo da’ahaan jira 2 sanno iyo bar.

Alshabab (kalmadda micno ahaan waa dhalin yaro), Balse hadda micnaha ay xambaarsantahay waa urur siyaasadeed oo sheegta in uu u dagaalma in Wadanka lagu maamulo Dastuur ku salaysan diinta islaamka.

 

Kooxdan dhismo ahaan waxaa la moodaa in ay ka duwan yihiin kooxihii hore u soo maray Siyaasada Soomaaliya balse marka aad u fiirsato farqi wayn u ma dhexeeyo waana dhinac qabiilka.

Inta badan Dhalin yarta u dagaalanta waa bilaa qabiil balse Hogaamiyaasha waa kuwo qabiil ahaan u dhisan.

 

Tusaale ahaan kooxdaan marka ay rabaan in ay qof qaarijiyaan waxay u diraan nin ka mid ah iyaga oo la qabiil ah ninka la qaarijinayo, waayo hadaan sidaa la samayn sii socon maayeen . arintaan waxay ka dhacday meel u dhow Magaalada Waajid xili ay dileen nin aysan iyaga hubin kadibna waxay dhelisay buuq taas oo keentay in ninki loo qisaaso qoladii kale oo isaga laftirkii Alshabaab ahaa.

 

Alshabaab waxaa lugu yaqiin in Xawda ka jeraan nin walba ay qabtaan oo ka mid ah dowladda uu hogoomiyo CABDULAHI YUSUF.

 

May 30, sacaduna ay ahayd 17:00 kii galbanimo waqtiaga Soomaliya ayaa koxdaan Alshabaab waxay gacanta ku dhigeen nin caan ah oo ka mid ah waliba kooxda u diiday shabacka Soomaaliyeed in salka dhulka dhigaan.

 

Ninkaan oo ah Cisman Xasan Cali Caato waa nin ay ku tilmaamaan dadka qaar in uu xasuuq u gaystay shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Mogadisho.

 

Sacadu ka dib ayay sii dayeen kooxdii qabatay Caato taasoo aan lugu baran kooxdaan sii daynta nocaan oo kale ah, waxayna keentay in Su’aalo la iska waydiyo Hadafka loo aasaasay Alshabaab.

 

Kooxdaan oo surka ka jeri jiray xitaa ninkii wax ka iibiya ciidanka u shaqeeya Dowladda iska daayee nin xildhibaan ah oo waliba arimo lagu xidhiidhiyo.

 

Isla maalintaas habeenkeedii ayaa waxaa la weeraray Guri uu xildhibaan leeyahay oo ku yaala xaruunta Dowladda ee Baydhabo. Xildhibaankaa wax kale looma weerarin aan ka ahayn xildhibaanimadiisa taas oo ay iskula jiraan Xildhibaan ka kale ee la sii daayay. Kala xulashada shaqsiyaadkan oo kale waxay u keenaysaa kooxdaan caawiqb xumo soo wajahada hadafka loo aasaasay.

 

Afhayeen u hadlay kooxdaan ka dib markii ay sii daayeen caato waa Macalin Adan (Abu qayd) ayaa wuxuu ku tilmaamay caato nin qutul yoon raadsanaya oo waliba ku sii daray in ay sii dhoweeyeen oo meelaha qatarta ah sii dhaafiyeen.

 

Hadaba caato waa qutul yoon doon kuwa kale guryaha lugu weeraro wa Bambo sugayaal sida afhayeenku u dhigay warka.

 

Gebogebadii Alshabaab waxa u bariyay waa cusub, Siyaasad cusub iyo tuhun cusub oo ku salaysan dhaqanka ay muujiyeen.

 

Dadka qar waxaa ay leeyihiin nin dambe Alshabaab qabto oo la dilo waa u dhamaatay waayo waxay bilaabeen siyaasad cusub oo ku salaysan qabiil.

 

Dhacdadaan waxay meesha ka saraysaa shakigii markii horeba laga qabay oo ahaa in aysan diin u dagaalamayn oo ay u janjeeraan dhanka qabyaaladda.

 

Balse waxaan leeyahay aan ka warsugno wax ka soo bixi doona maalmaha soo socda arrimahan oo kale iyo jaawbaha laga bixin doono.

 

W/Q: CABDUQAADIR SULEYMAAN MAXAMED

DEPARTMENT OF INTERNATIONAL RELATIONS

UNIVERSITY OF KARACHI-PAKISTAN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

^^Well, the group which this thread concerns neither went to the Asmara conference nor have any alliance with group formed in Asmara!

 

 

What's even more funnier is that this so called politician wasn't even captured by Alshabaab! So the entire thesis(so called faalo) of our enliGHTened friend from Pakistan falls on its head!

 

 

His central argument is that the fact they released mr skinny shows this group are a bunch of tribalists!

 

 

One need not take this seriously since this group didn't capture him( nor release him). We have already mentioned the Afreweki card, and your next shot we'll be Indhacade: they have distanced themselves from him also! What else?

 

 

Your better of playing the secular, Alqaeda-Mullahs are coming, ie the neo-conservative card, which will evidently make for a stronger case against this group! I'm sure one can find plenty of information to attack Abu Mansur and his friends other than tribalism( which is very difficult to prove)!

 

 

Such things, of course, maybe be difficult for those who think only in clanish lines. Those incapable of understanding the contradictions in daily posting inherently clanish( even with aPakistan University stamp) articles, whilst at the same time claiming to be fierce nationalists!

 

Perhaps it wouldn't be far-fetched to claim that the mentioned group is less tribalist than the author of this "scholarly piece" :D ? Now that would falling in the conjecture and conspiracy theories of our brother who wrote the article!

 

 

Go figure, or ask in our friend in Pakistan, if in DOUBT!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this