Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2009 killed in Puntland violence Wed, 02 Dec 2009 11:11:12 GMT Font size : Unidentified attackers have killed at least seven people and injured 33 others in Bosasso and Galakacyo towns in Somalia's Puntland region. Most of the victims were from the neighboring Ethiopia and were killed when a bomb exploded at a mosque in Bosasso on Tuesday, a Press TV correspondent reported. Bosasso is in semi-autonomous Puntland, which has been relatively quiet compared to the rest of Somalia. Hundreds of Ethiopians live in Puntland. However, the region is a major base for pirates who have been terrorizing the strategic shipping lanes off the Horn of Africa. Last month, unidentified gunmen shot dead a local member of the parliament and an influential judge who had jailed pirates and al-Shabab rebels. Experts say the region is also home to organized criminal gangs, including money counterfeiters and human traffickers. HSH/AKM Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2009 Las year this time puntland was much more save, security in puntland is getting out of hand Quote Share this post Link to post Share on other sites
Koora-Tuunshe Posted December 2, 2009 Xaaji... would you stop worrying about PL for a minute? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 2, 2009 Dad badan ooku dhaawacmay Banbaano lagu weeraray goob filim lagu daawanayay Magaaalada Boosaaso Wararka ka imanaya goobaha caafimaadka ee Boosaaso ayaa sheegaya in dadkii dhaawacmay ay gaarayaan 25 qof 25 ayaa ku dhaawacmay Magaalada Boosaaso Waxaa soo kordhaya tirada dadkii ku dhaawacmay weerar bambaano ah oo xalay lagu qaaday meel filim lagu daawado oo ku taal magaalada Bosaso. Wararka ka imanaya goobaha caafimaadka ee Boosaaso ayaa sheegaya in dadkii dhaawacmay ay gaarayaan 25 qof oo isugu jira kuwo fudud iyo kuwo dhaawacoodu culus yahay. Sida la sheegayo ma jirto cid weli loo qabtay inay ka dambaysay weerarkaas waxayna saraakiisha amaanku sheegeen inay wadaan baaritaano arrintan ku saabsan. Tirada dhaawaca ee korortay ayaa la sheegayaa inay sababtay firirka ka dhashay qaraxa bambaanada oo saameeyay dad badan oo fadhiyay goobta lagu tuuray bambaanada iyo xitaa iyadoo ay suuragal tahay in dadka dhaawacmay qaarkiis ay ahaayeen dad waddada marayay. Dadkaas ayaa u badan kuwo nabro ka qaba madaxa iyo qaybaha sare ee jirka waxana intooda badan weli lagu dawaynayaa isbitaalka guud ee Bosaso inkasta oo qaarkood ay durba isbitalka ka baxeen oo ay badqabaan. Weerarka bambaano ee xalay ka dhacay Bosaso waxaa lala beegsaday goob lagu caweeyo isla markaasna lagu daawado aflaamta waxayna ahayd meel ay ku kulmaan dadka ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee dalka Ethiopia. Qofkii weerarkan ka dambeeyay ayaa la sheegayaa inuu baxsaday mana jirto cid kale oo arrintan loo qabtay ama lagu tuhmayo inay ka dambaysay weerarkan, saraakiisha ammaankuna waxay weli sheegayaan inay wadaan baaritaan arrintan ku saabsan. Gabileynewsdesk Hargeysa Quote Share this post Link to post Share on other sites