Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2010 Boosaaso,(Lasanod Online)- Waxaa caawa lagu dilay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Barri muwaadin u dhashay gobolada SSC- Muwaadinkan oo lagu magacaabo Cabdilaahi Qudhac ayaa ah nin oday ah, iyadoo dilkiisa ay ka danbeeyeen niman dablay ah oo hubaysan kuna toogtay marxuumka agagaarka Hotel Alnasar ee magaalada Boosaaso. Marxuum Cabdilaahi Qudhac ayaa hada lagu aasayaa magaalada Boosaaso iyadoo dilka marxuumkan aynan weli ka hadal maamulka gobolkaasi. Dilka marxuumkan ayaa dabada ku haya falal dilal isdaba jooga oo lagu hayo shaqsiyaad muhiima oo kasoo jeeda deegaamada SSC ee ku dhaqan magaalada Boosaaso,iyadoo waqti aan fogayn ay kasoo wareegtay markii badhtamaha magaalada Boosaaso lagu toogtay xildhibaan ka tirsan golaha baarlamanka Puntland oo kasoo jeeda deegaamada SSC. Wariye: Abdiqani I. Goox admin@lasanod.com Xafiiska Wararka Lasanod Online, Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted April 5, 2010 and dukey boy is making threads about riyaaale...crazy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 5, 2010 Aun to the Marxuum, but the security in bosaaso is getting out of hand Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted April 5, 2010 ^^^AUN, the security situation in Bossaso has improved greatly since the new city admin came to power. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted April 5, 2010 Xaji, the new admin in bosaso has responded already. Gudoomiyaha Gobolka Bari Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdixaafid Cali Yuusuf oo Shirjaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Warbaahinta u sheegey in Kulamo ay lahaayeen Qeybaha kala duwan ee Maamulka Gobolka Bari kadib la go'aansaday in Ciidamada kala duwan ee Gobolka kusugan & Shacabka lagu amro Qodobadan:- 1- Dhamaan ciidamada waxaa la farayaa inay ku sugnaadaan xeryahooda 2- Dadweynaha waxaa ka mamnuuc ah heysashada hub aan sharci loo heysan, nooc kasta. 3- Sidoo kale magaalada laguma dhex qaadan karo wax hub ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted April 6, 2010 2- Dadweynaha waxaa ka mamnuuc ah heysashada hub aan sharci loo heysan, nooc kasta. 3- Sidoo kale magaalada laguma dhex qaadan karo wax hub ah. 1- Dhamaan ciidamada waxaa la farayaa inay ku sugnaadaan xeryahooda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted April 6, 2010 Illaah HUN, marxuumka nin qaali ah oo muxtarim ah ayuu ahaa sida dadka aqoonta ulahaa sheegeen,, as for the thread , i think Xaji Xunfow,Waxay ahayd inaad tiraahdo, Muwaadin Reer SL ayaa lagu dilay Bosaso ,laakin reer sool! doesn't make any sense coz reer sool waa reer Bosaso !!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAAROODI Posted April 6, 2010 walahi i can understand duke and his lot because they dont know better, but las canod people should understand that there is no future in this pirates den. when you are shoot on the streets of bosaso for being form las canod what future could you possibly have there. tell me which las canod resident has been shoot in burco, borama, hargaisa or erigavo? none ! looooooool ! bosaso is like mugdisho saxib its the same there is no real difference. criminal activity no real government. In Somaliland i can travel from the Djibouti border, to las canod no harm, absolute security. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 6, 2010 ^ Wixii la doonaa lagu hadlaayaa.. Qalbi adeyg iga dheh.. Quote Share this post Link to post Share on other sites