Mr. Somalia Posted January 11, 2010 ************please respect the rules of the site************** [ January 10, 2010, 11:51 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 11, 2010 Somaliland oo Shahaado Sharaf Gudoonsiinaysa Haweenaydii Fashilisay Qaraxii Dhicisoobay Hargeysa (Somalilandpress)- Xukuumada Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay shahaado-sharaf abaal-gud ah siin doonto Marmo Maryan Dayib Maxamuud oo ah Haweenaydii fashilisay qarax lala damacsanaa in lala beegsado Masaajid ku yaala magaalada Hargeysa shalay. “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa muwaadinadii, hooyadii Ciidamada la soo socodsiisay falkii lagu waxyeelaynayay Madarasada iyo masaajidka xaafada Xawaadle, waxaan gabadhaasi siinaynaa Shahaado sharaf,” Sidaa waxa yidhi Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Md. Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro) oo maanta u waramayay saxaafada ka dib markii ka soo dagay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. Wasiirka iyo wefti ka kooban Afar wasiir oo uu hogaaminayo ayaa ka soo laabtay socdaal todoba maalmood ah oo ay ku tegeen dalka Jabuuti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted January 11, 2010 JZK Khayr Marmo Maryan Dayib Maxamuud, you are a true Mujaahida. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sikaawe Posted January 11, 2010 Originally posted by Xaji_Xunjuf: ugu rida ugu rida ya ala wax siyee [/QB] Wax san Allah adeer, waxba kuugu ridi mayno maanta! Waxaan maqlay ninka la hayo waxa uu kayimi ******ia, Ethiopia, waana ONLF member ........ Waxaan u maleynayaa intooda Hargeisa iyo Burao joogta in si dhakso ah loo saari doono oo Ethiopia gacanta loogu gelin doono. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qudhac Posted January 11, 2010 rudy how about you stop speaking like one of those former slave african americans who you seem think you are... and speak properly. OK HOMIE Quote Share this post Link to post Share on other sites