Sign in to follow this  
General Duke

Secesionists [somaliland] cry out at lifting of arms embargo.........

Recommended Posts

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland KULMIYE iyo UCID Ka Deyriyey Go’aankii ay Qaramada Midoobay ay Cuno Qabateynta Hubka kaga Qaadayeen Somaliya

 

--------------------------------------------------------------------------------

(Calaamada Labada Xisbi Mucaarid)

hadhwanaag 2006-07-16 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xisbiyada Mucaaridka Somaliland (Ucid iyo Kulmiye ayaa si weyn walaaac uga muujiyay Go,aankii Lambarkisu ahaa 5486 ee ka soo Baxay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee ku taariikhaysnaa 13/7/2006 ee xayiraada hubka kaga qaadaayay Dawlada embegaati ee degen magaalada Baydhabo , taasoo ay ku tilmaameen in ay horseedi karto BurBur iyo dagaalo cusub oo ka bilaabma mandaqada geeska Afrika ,gaar ahaana waxa laysku odhan jiray Jamhuuriyadi Somalia ee burburtay arligeedee.

 

Go,aankaas ay labada xisbi ku tilmaameen in ay khatar ku tahay qaranimada iyo horumarkii Somaliland gaadhay 16 sanadood ee u danbeeyay , waxaanay dhiirigalinaysaa maamulka Cabdilaahi Yuusuf ee degen Baydhabo , sidaana waxa lagu sheegay shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen labada xisbi mucaarid ee Somaliland Hoteel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa

 

Waxa kale oo shirkooda jaraid walwal kaga muujiyeen labada xisbi mucaarid Ciidama shisheeye oo loo keeno Dawlada Cabdilaahi Yuusuf oo keeni karta kooxihi iyo maamulkii ka dhashay burburka oo laga baxay xalkii ku dhisnaa dib uheshiisinta oo xoogagii wax kala tirsanaayay ee Somalia , lana go’aansaday in lays maquuniyo , taasoo ay dawlada Somaliland ka fiirsanayso si feejigana ay iskaga ilaalin doonto khatar kasta oo ka soo muuqata dawlada embagaati ee Cabdilaahi Yuusuf madaxda ka yahay

 

SHirka jaraa’id oo uu akhriyay Maxamed Cismaan Fadal Waxaanu ku bilaabmay sidatan:-“Xisbiyadda mucaaridka ah ee Kulmiye iyo Ucid, Xooggaga siyaasadeed, iyo shacbiga Somaliland waxay si weyn uga walaacsan yihiin go’aankii lambarkiisu ahaa 5486 ee ka soo baxay Golaha Ammaanka ee qaramada Miidoobay 13/07/2006â€.

.

Hubka qaadis somaliya waxay geeska Afrika u horseedi kartaa Burur iyo dagaalo ka soo cusuoonaadaa “Xoogaggaasi waxay u arkaan in haddii aan go’aankaas ku dhaqankiisa beelsha caalamku ka digtoonaan oo ay dawladda Imbagati u qaadato warqad cad oo loo shaabadayeey uu horrseedayo, burbur iyo dagaalo cusub oo ka bilaalbma, guud haan, Geeska Afrika iyo gaar ahaan wixii la isku odhan jiray Jamuuuriyadda Soomaaliya†Ayey UCID iyo KULMIYE ku yidhaahdeen shirkooda jaraa’iid.

 

.Waxyaabaha walaaca abuurey ayey kul maameen inay tahay dawlada Baydhabo degen in laga qaado xayiraada Hubka

 

“1.In beelsha caalamku taageero buuxda siiso maamulka Imbagati ee Baydhabo deggan

 

2.In Maamulka Baydhabo si gaar ah looga qaado xayiraadda hubka.

 

3.In midnimada Somaliya muqadas tahay

 

4.In la keeno Ciidamo Shisheeye oo u adeegaya Cabdillahi Yuusuf

Haddaba, Xisbiyada mucaaridka ah†ayey yidhaadeen labada xisbi mucaarid

 

,Waxay labada Xisbi Mucaarid (KULMIYE iyo UCID) waxay u arkaan go’aanka ay qaramada midoobay xayiraada hubka gaka qaadayaan “Xoogagga siyaasadeed iyo shacbiga Soomaliland waxay u arkaan in go’aanka Golaha Ammaanka ee QM uu xayiraadda hubka kaga qaadayo Maamlka Cabdillahi Yuusuf yahay mid ay dagaal ugu iclamisay gobolka, kuna riixaya Somaliland inay is difaacaan.

Waxay xoogagga Siyaasadeed, iyo shacbiga Somaliland oo ay hormood ka yihiin labad xisbi qaran ee UCID iyo Kulmiye u arkaan in go’aankaasi khatar ku yahay qaranimadeeda iyo wax allaale wixii horumar ahaa ee dalkani ku taallabsaday intii uu jiray†Ayey ku yidhaadeen shirkooda jaraa’iid mucaaridka Somaliland.

 

Ciidamo shisheeye oo loo keeno dawlada C/laahi Yuusuf ay keenayso in kooxihii ka soo doogay Bururkii in koox kaliya loo afaduubayo “Ciidamo shisheeye oo Cabdillahi Yuususf loo keenaa, waxay horseedaysaa in koox keliya loo jareeyo kooxihii iyo maamualdii ka dhashay burburkii Soomaaliya. Waxay u egtahay in laga guuray xalkii ku dhisnaa wada hadalka iyo dib-u-heshiisiinta xoogaggii wax`kala tirsanayey ee Soomaliya lana go’aansaday in la is muquuniyo†ayey ku yidhaahdeen shirkooda jaraa’iid

.

MowqifkiiSomaliland ee ahaa in uu koonfurta Soomaliya ka dhismo maamul sharciyad dadweyne leh oo ay Somaliland wada xaajoon karaan

 

“Waxa shacbiga Somaliland u fasiranayaan in go’aankani duudsiyayo mawqafkii Somaliland ee ahaa in uu koonfurta Soomaliya ka dhismo maamul sharciyad dadweyne leh oo ay Somaliland wada xaajoon karaan

Ku dawaaqidda muqdisnimada midnimada Soomaaliya aan jrini waxay marin habaabinaysaa wax ka qabashada hawlaha yaalla. Waxayna dhiirrigelinaysaa in Cabdillahi Yuusuf khakhal ku abuuro nabadda iyo horumarka Somaliland iyo guud ahaan gobolka†Ayey ku yidhaadeen shirkooda jaraa’iid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

mr duke

 

if you give Cigaal sheedaad all the weapons in the world the end game would be the same as before with him ending up running, am afraid adeero yey cannot buy himself victory now its finished, raganimo iyo siyaasad haduu wax ku waayey do you really think inuu hub ku helaayo.

 

 

in your own words mr duke adeero ina yey has been OUTWITTED, OUTCLASSED AND OUT MANOUVERED in every sense and if he had any decency he would realise his presidency is beyond resusitation.

 

also what you forget is when arms embago are lifted are lifted its free for all not just for adeero but everyone will arm themselves to the teeth then we will see where it ends.

 

 

caqli xumada waa loo dhashaa what somaliland opposition parties have said to you is dont slaughter your children and mothers as you have been doing before for the last 16 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I am not blind dear sir, the TFG have been outwited, nor do I agree that we need to ignite an all out war, if the TFG losses the political game it should not fight. Who benefits from an all out war? Somaliland right..

 

No my son I would like a negotiated settlement, the titles of men are not worth the lives of the people...

 

If nothing matters as you said why the press conference, why the unity between two opposing political parties? Its because they and you fear the restoration of the republic. If these courts win, you will lose, if the TFg wins you will lose. Its a no win situation for the secesionists..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Marwo Edna Aadan Ismaaciil Ayaa Welwel Ka Muujisay Ka Qaadista Cunaqabataynta Hubka Ee C/laahi Yuusuf

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 19 July, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-- Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Edna Aadan Ismaaciil oo maanta weraysi siisay Idaacadda Laanta Afka Soomaaliga Ee B.B.C-da ayaa waxay Welwel ka muujisay isla markaana diidmo qayaxan oo dhinaca Xukuumadda Somaliland ah u dirtay Bayaankii dhawaan ay Qaramada Midoobay ku sheegeen in laga khafiifiyo cuna-qabataynta dhinaca Hubka Xukuumadda C/laahi Yuusuf ee aan meelna ka talin.

 

Wasiirka arrimaha Dibaddu waxay ku soo biirtay baaq ay dhawaan Xisbiyada Mucaaridku ka soo saareen arrintani, taasi oo ay si weyn u diideen uguna tilmaameen mid mandaqadda Geeska afrika oo dhan u horseedi karta collaad iyo burbur horleh Marwo Edna Aadan Ismaaciil Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland iyadoo ka hadlaysa arrintani qaramada Midoobay ku sheegtay in lagaga khafiifinayo cunaqabataynta Hubka C/laahi iyo Kooxdiisa Baydhabo ayaa waxay tidhi "arrinta hubka qaadistu maaha mid khusaysa Somaliland, waayo Somaliland waa qarran Madax banaan oo aan ka tirsanayn Soomaliya, hasa ahaate hubka qaadistaasi xal ma noqonayso, Sidii M/weynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin u sheegayna xalku maaha hub iyo ciidan loo keeno eh waxaa loo baahanyahay iyo caqli la isticmaalo" ayey tidhi Marwo Edna Aadan Ismaaciil

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Somaliland oo la weydiiyey khatarta ay Somaliland uga baqdin qabto hubka qaadistani ayaa waxay tidhi "horta Somaliland oo qudha maahe mandaqadda beriga afrika oo dhan ayey khatar ku noqonaysa, waana mid u baahan in laga taxadaro, mana ogolin annagu mana ogolaanayno, hubka la keeno Muqdisho annaga ayuu saamayn nagu leeyahay oo mandaqadda oo dhan ayuu saamayn ku leeyahay mana aha wax nabad iyo xasilooni soo celinaya ee waa mid sii hurin doonta colaaddii iyo xiisaddii hore u taagnayd" ayey yidhi Marwo Edna Aadan Ismaaciil

 

Dhinaca kale waxaa la weydiiyey sida ay sheegtay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka waaxda Afrika Miss Friezer todobaadkii hore inaad kulan ku yeelateen dalka Jibouti maxaad ka wada hadasheen? waxay ku jawaabtay Marwo Edna "Waxaanu ka wada hadalnay danta labada dal ee Somaliland iyo Dawladda Maraykanka, waxaanu isla soo qaadnay arrinta mandaqadda gaar ahaanna wejiyada cusub ee soo kordhay, waxaana ay wada hadaladayaasi socdeen muddo saacado ah, runtii guul ayaanu isku af garanay".

 

Arrinta qaadista cunaqabataynta Hubka ee Qaramada Midoobay ku baaqday waxaa bayaan adag todobaadkani ka soo saaray labada Xisbi ee Mucaaridka KULMIYE iyo UCID waxaanay ku tilmaameen cunaqabatayn laga qaado Xukuumadda C/laahi Yuusuf dagaal loo iclaamiyey mandaqadda oo dhan, taasi oo u horseedi doonta halaag iyo waa xun, waxaana hadda baaqani ku soo biiray Xukuumadda Somaliland.

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)

 

Somaliland.Org, Hargeisa

 

diridhaba@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

how will Somaliland lose if the courts win, that is what I am interested in knowing?

 

The courts are for Somali people ALL, the two army cammados leading the holy warriors of the courtsin the battle field are both from Hargeisa, you would also be suprised how many of them are from Puntland too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I have no idea why they are making so much noise regarding this issue? I thought they were another country that was not affected by what happens on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I am behind the UIC 100%. When (not if) the TFG succumbs this will signal the end of unity based on support for warlordism and a quilty conscious and the start of a 'new' Somalia.

 

The UIC has more in common with the people of Somaliland than it did with the warlords. They just want peace and stability for people to eat. Allahu aclam what the future holds but i'm quite sure it will not be bloody (Insha Allah).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

every muslim let alone somali inluding you mr duke should support the courts over the dogs of amxaaro, mr duke its no longer a government vs courts but it has become the somali people vs the last last stand of warlords and amxaaro shoe carriers, whether it be qanyare, qaybiid, c/y or any other warlord they are there in baydabo.

 

so no matter what your political affialation somalis have no choice but to support the destruction of the reminance of the amxaaro dogs.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

^^^I have no idea why they are making so much noise regarding this issue? I thought they were another country that was not affected by what happens on the ground.

Even if Somaliland was recognised today as indepenedent country which it isn't at this moment, it's only common sense that they feel threaten by the lifting of the arms embargo, since in either way they share geographical location with the south and therefore anything that happens in the South automatically effects Somaliland in many ways, in good or bad that might be.

 

There isn't really much noise being made here Duke as you said, just the old lady Adna living up to her "foreign" minster duty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this