General Duke Posted February 4, 2009 Warbixin Gaabn: Adis-ababa,Djibouti, Garoowe.Ra'iisalwasaaraha soomaliya oo ka imanaya Puntland. Isniin 03. 02. 2000 London(allidamaale.com)Warar ku dhow xaqiiqda oo laga soo xigtey dad ay wada shaqeeyaan Maaxweynha cusub ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa cadeeyey in uu Shariif damacsan yahey inuu Ra'iisalwasaare u magacaabo nin aan magaciisa la sheegin oo Reer puntland ah,ninkaan ayaa ah nin madexweynihii hore Mudane Cabdulaahi Yusuf ay isku beel yihiin,Wararkaan ayaa laga soo xigtey Adis-ababa iyo Jabuuti maanta, sidoo kalena waxaa arinkaan suurta gal ku tilmaamay ilawareedyo ku sugun Magaalada Garoowe. wararku waxeey intaas ku darayaan in xiriirkii hore oo u Madaxwyne Shariif la sameyay Maamulka Puntland fashil ku dhamaaday, balse markuu tagay Adis-ababa loo kala dabqaaday,asgoona horay usii kaxeestay Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo kasoo jeeday Puntland. ilo xogo gaal ah oo warbixin naga siyay qaab doorosheedkii ka dhacay Dalka Jabuuti ayaa noo sheegay in u jiray loolan dheer iyo hardan kadhex dilaacay xubnihii baarlamnka Somaliya kuwaaso kala watay Ra'sul wasaarihii hire ee Dowlada Federaalka Somalia Nuur Cade iyo Sheekh Shariif oo isagu hagaaminayay Mucaaradka lagu balaariyay Baarlamaanka, waxaana sidoo kale qeeyb ka ahaa loolankaasi wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ahmedou Ould-Abdallaha oo ku hanweynaa inuu soo boxo Nuur Cade,ayaa dhinac kalena Gacnta Qarsoon ee walaaqda Somalia ay riixayeen Sheekh Shariif. isku soo wada duuboo Madaxweyne shariif ayaa xiriirkiisi ugu horeeyay doorashadiisi ka dib la sameeyey Puntland,waloow markii koowad surta gali wayday ayaa hadan warar hoose sheegayaan in wadahadalkii labaad waxyaabo badan isku afgarteen isaga iyo puntland, waloow ay jiraan shuruudo la hordhigay Shariifka,ayaa hadana waxaa cadaadis adagi u ka heystaa Shariifka rag badan oo ay isku xisbi ahaayeen balse ay wixii ka danbeeyay doorasdhada kala shaki soo kala dhex galay. Qorshaha madexweynaha ayaa ah inuu sameeyo qorshe balaaran oo isbadal weyn keena iyo tanaasulaad badan,wararka qaar waxey sheegayaan in madexweynuhu uu xitaa xiriir la sameeyey Alshabaab oo ay wadahadalo u socdaan. sidoo kalena uu rag u drey grabka casmara, balse lama saadaalinkaro waxa kasoo bixi kara isku dayadaasi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NABAD x 3 Posted February 4, 2009 Could it be GADAALE?? I heard roumors about Gadaale being given the PM post. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 4, 2009 allidamaale.com Is Xuubsireed vying for another job with possible Puntlander PM. That site was inactive the whole time he was with Yeey, and now back in action. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 4, 2009 ^^^lool. You got the wrong website this is not the same as Xubsireeds. The rumours are swelling for a Puntlander as PM. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 4, 2009 ^Gutcha...I guess they gotta satisfy the qabiil formula which is unfortunate stain on all of us. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 4, 2009 NABAD: It could be GADAALE. Shiekh Mohamed Sheikh Osman has been mentioned, two other names include a dude from Mudug, and one who is based in Libya all Puntlanders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted February 4, 2009 Wouldn't be surprised really. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 4, 2009 Ali Khaliif Galayr also is in the list... All this and Puntland have made it clear to reject the Presidency of Shariif Ahmed and the Dj process... I think Sheikh Shariif is rushing into this, make a careful decidion mate and let it not be a Puntlander please. Select from the other and all range of Somali clans that would fit the 4.5 formula. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted February 4, 2009 ^ and why don't u want it to be someone from that said tribe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted February 4, 2009 Originally posted by Emperor: Ali Khaliif Galayr also is in the list... He is not a Puntlander that's why Duke didn't mention him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted February 4, 2009 ^LOool, no I don't think that's what he meant, but overall Duke was saying that Shariif Ahmed would select someone who is of the same sub sub sub clan as Abdulahi Yusuf.... I don't see him mention Jurille, and a Prof from Goldogob who are also in the list and are both from Puntland... If there is someone who believes SOOL, Sanaag and Cayn are part of Puntland as Surat Qulwala is part of the Qu'raan is Duke, LOol Resistance, somebody shouldn't be selected simply because he's from Puntland, that would be a mistake... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 4, 2009 ^^^Dont mind ME, he does not know what he is most of the time, let alone make a comment on the Duke. I agree with Emperor, no one should be picked because he is a Puntlander Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted February 4, 2009 Lol... Puntland waxay meesha la taagan tahay sow ma ahan haddii PM aad nalasiin Shariifka PL imaan mahayo... lana hadli mayno... namana xukuntid sow ma ahan sheekadu. saas haddii shekadu tahay Galaydh baanu taageerayna waana nin PL ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Resistance Posted February 4, 2009 Resistance, somebody shouldn't be selected simply because he's from Puntland, that would be a mistake... [/QB] ^ but u specifically said it should not be someone from Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 4, 2009 ^^^You have no leg in this saxib, you can neither make nor deny anyone from Puntland getting the PM position. Stick to Hiiraale, Maslah and others. Quote Share this post Link to post Share on other sites